DAAWO-Wasiiro, Xildhibaano iyo Ciidamo Ka Socda Puntland oo Gaarey Gobolka Sanaag.

Puntlandnews.net (Badhan)-Wafti ballaaran oo ka socda dowladda Puntland ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey deegaanka Ceel-daahir ilaa magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag, waxaana ay uga soo gudbi doonaan dhanka xuduudka.

Waftigaan oo ka kooban wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil ciidan ayaa ugu dambayn markii ay gaareen magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag kulamo la qaatay saraakiisha kala duwan ee ciidanka qalabka sida, maamulka gobolka iyo odayaasha dhaqanka.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.