Somaliland oo Diyaarisay Ciidankii Ugu Badnaa iyo Wasiiro La Dardaarmay Xilli Tukaraq iyo Sanaag Cabsi Dagaal Kajirto-VIDEO.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Wasiiro katirsan xukuumadda maamulka Somaliland iyo taliska ciidamada ayaa tababar u soo xiray cutubyo kamid ah ciidanka Somaliland ee carbiska kujirey muddooyinkii ugu dambeeyey.

Ciidamadaan oo loo diyaariyey hubkii iyo agabkii kale ee ay u baahnaayeen ayaa la sheegay in la geyn doono deegaamo kuyaal Somaliland gaar ahaan magaalooyinka waaweyn ee Somaliland ay ka kooban tahay.

Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha maamulka Somaliland iyo taliyaha ciidanka Booliska maamulkaasi Fadal ayaa ciidamada ugu baaqay inay gutaan waajibaadkooda isla markaana ay dalka ku celiyaan wixii la soo baray.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.