VIDEO-Gaadiidka Caafimaadka Deg Degga ah oo Ku Qulqulaya Hargeysa & Dhaawacyo La Gaarsiiyey Caawa Kadib Markii..

Puntlandnews.net (Hargeysa)-Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya gaadiidka gurmadka deg dega ah ee caafimaadka oo saacadihii ugu dambeeyey ku sii qulqulaya cisbitalka guud ee magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.

Gaadiidkaan ayaa lagu soo waramayaa inuu magaalada Hargaysa gaarsiiyey dad ku soo dhaawacmay shil fool xun oo ka dhacay gudaha magaalada Hargeysa isla markaana ay siyaabo kala duwan dad shicib ah ugu dhaawacmeen.

Taliska ciidamada waddooyinka Somaliland oo gaarey goobta ayaa shaaca ka qaaday in shilkaasi uu ahaa mid aad u daran sababayna khasaare nafeed iyo mid maal, wuxuuna sheegay inay wadaan baaritaano ku aadan arrinkaasi.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.