XOG CUSUB-Isimada Warsangeli oo Ku Howlan Ku Hagoogashada Dagaal Dhexmara Puntland & Somaliland Lana Kulmay Ciidanka Yubbe Jooga.

Puntlandnews.net (Badhan)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno gobolka Sanaag ayaa sheegaya inay socdaan dedaalo lagu doonayo in lagu baajiyo dagaal ciidamada Puntland iyo Somaliland ku dhexmara gobolkaasi. Dedaaladaan nabadeed oo ay wadaan qaar kamid … Continue reading XOG CUSUB-Isimada Warsangeli oo Ku Howlan Ku Hagoogashada Dagaal Dhexmara Puntland & Somaliland Lana Kulmay Ciidanka Yubbe Jooga.