Puntland

VIDEO-Muuse Biixi oo Xaalad Deg Deg ah Geliyey G Sanaag, Puntland oo Heegan Ku Dhawaaqday, Xaaf oo Ka Hadlay Shirka Garoowe, Xaalka Muqdisho & Dab Somalia La Qabadsiinayo.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada wararkii ugu dambeeyey ee Puntland, guud ahaan Soomaaliya, Somaliland, caalamka iyo arrimaha diblumaasiyadda, waxaana ku daawan doontaan qodobo ay kamid yihiin. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo magaalada Garoowe kaga dhawaaqay […]