Akhriso-Xukuumadda Puntland oo jawaab kulul siisay wasiir Goodax Barre.

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa looga hadlay arrimaha amniga dalka, Aragtida Dowladda Puntland ee arrimaha imtixaanaadka shahaadiga ah, Barnaamijka dib u habaynta iyo casriyeyenta Hay’adaha Dowladda Puntland, Dib u eegista xeerka kufsiga iyo Warbixino kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.