DAAWO-Ciidamo Ka Goostay Somaliland oo Gaarey Duleedka Garoowe iyo Caarre oo Ku Hanjabay Inuu Qabsan..

Puntlandnews.net (Garoowe)-Ciidamo ka soo goostay ciidanka Somaliland ee ku sugan gobolka Sool ayaa lagu soo dhoweeyey duleedka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Ciidankaan ayaa la sheegay inay ku biiri doonaan jabhadda dulmi diidka Somaliland ee uu hogaamiyo Corneal Caarre waxaana halkaasi ka hadlay Caarre oo ku hanjabay inuu qabsan doono Somaliland.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.