DAAWO-Puntland oo Isku Fidaysay Muujisayna Awooddeeda Gobolka Sanaag iyo Somaliland oo Ku Argagaxday.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Xukuumadda Puntland ayaa qaaday tallaabo aysan ku farxin madaxda maamulka Somaliland kadib markii ay mashaariicdii ugu waaweyneed ee horumarineed ka bilowday deegaamo katirsan gobolka Sanaag.

Wafuud ka socota wasaaradaha kala duwan ee Puntland ayaa ku sii qulqulaya gobolka Sanaag halkaasi oo ay ku soo xirayaan mashaariic ka socotey halka kuwa kalena ay ka dhagax dhigeen mashaariic cusub oo ay dowladdu ka hirgelin doonto.

Warbaahinta Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in madaxda maamulka Somaliland ay ku argagexeen aysanna filanayn awoodda Puntland ay ku hayso gobolka Sanaag ee ay magaalo madaxda u tahay magaalada Badhan iyo Haylaan.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.