DAAWO-Shan Ruux oo Ka Dambeeyey Kufsi iyo Dil Garoowe Ka Dhacay & Ciidanka oo Soo Qabtay 3 Kamid ah.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Ciidanka ammaanka gobolka Nugaal ayaa gacanta ku soo dhigay qaar kamid ah raggii ka dambeeyey kufsigii iyo dilkii AUN Hodon Axmed oo dhowaan lagu diley magaalada Garoowe.

Ciidanka ammaanka ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen saddex ruux oo la sheegay inay qirteen inay ka dambeeyeen falkaasi isla markaana waxa ay sheegeen inay ahaayeen shan ruux oo labadii kale hadda lagu raad joogo.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.