DAAWO-War Farxad Leh oo Ka Soo Dhacay Deegaamada Bariga iyo Biyaha oo Qulqulaya Kadib Roobab Xoogan..

Puntlandnews.net (Garoowe)-Xilli abaar baahsani ay kajirtey dhulka Soomaalida ayaa waxaa roobabkii gugu ay hadda ka hoorayaan deegaamo katirsan gobolada bari ee maamulka Somaliland.

Deegaamada roobsaday ayaa waxaa kamid ah howdka iyo bariga gobolka Togdheer ee Somaliland waxaana siweyn ugu farxay shacabka kunool gobolka Togdheer oo abaartu siweyn u saamaysay.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.