DAAWO-Xaaskiisii ayaa Kufsi iyo Dil Laysugu Daray Kadibna Cisbitalkii Dowladda Ku Xiray $300.

Maamulka Cisbitalka Garoowe ayaa waxa ay adduun lacageed oo gaaraya 300 dollar ku xireen meydka Marxuumad Hodon Axmed oo dhowaan lagu kufsaday laguna diley magaalada Garoowe, xilli ehelkeedu doonayeen inay aastaan.

Ehelka marxuumadda ayaa waxaa loo sheegay inay bixiyaan lacagtaasi haddii kale aysan aasi karin, maadaama ay muddo labo cisho ah tallaagadda dowladda kujirtey intii baarista lagu hayey.

DAAWO

 

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.