DEG DEG+VIDEO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday Inay Soo Tarxiilayso Dhammaan Dadka Ka Soo Jeeda..

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Xukuumadda Somaliland ee uu hogaanka u hayo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqday inay deegaamadeeda ka saari doonto dhammaan takhaatiirta ajaaniibta ama aan u dhalan qabiil ahaan deegaamadaasi.

DAAWO

5 Comments

  1. Nacal ti kudhashey was muuse bixi abaha ki gabah toli jirey was dhulkan wa dhul khaatumo ladahy khaatumo gumis uma bahna magrty aniga hada khaatumo state hadan ahay jeeganta muuse tuug hoga Minayo ima gumesani garan dagal ba naga dhaxayo muuse tuug dhulkeyga khaatumo bu kusoduley reer khaatumo waxa idin shagayh aniga iso raca hada talada maqleysani muuse tuug iyo qamris tiyashu wado iyo jeeganto wado an iska qabano intas aya hadaleykaga ugu baxey reer khaatumo isorac an iska calino cadowka muuse tuug iyo jeeganto wado reer khaatumo bye

  2. Reer khaatumo aniga iso raca hada imaqleysin an iska qabano muuse tuug iyo jeeganto wado dagal ba naga dhaxayo reer khaatumo dhiig isku yala cadowga dhulkana kusoduley an dhulkana an ka sarno reer khaatumo gacanta an is qabsano melkasta an jogno reer khaatumo state cadowka muuse tuug hogaminayo iyo jeeganta an ka sarno dhulkana hooyo khaatumo intas aya hadalkeyga ugu baxey reer khaatumo gacanta an is qabsano cadowka muuse tuug hogaminayo an ka sarno dhulkan hooyo khaatumo reer khaatumo sas aya ino balan ah sacan laga bilabo dagal xogan ba qadanh muuse tuug goxdo wado reer khaatumo qeyr iyo cafimadqab aya idin dhafey sas aya nobalan ah bye reer khaatumo

  3. Anigoo aan u dhalan somaliland ayaa ku taageersan in wadanka laga saaro taakhaatiirta ajnebiga ah sababtoo ah waxay suuqa ka saareen takhaatiirtii wadanka u dhashay, waxaana fiican inay ka dhigaan sida puntland oo kale oo ah in dhaqtarka ajnebiga ah uu shaqaale u noqon karo qof wadani ah laakiin uusan iskiis meel u furan karin.

  4. Wax magacharti wata, ee Gumeysi jeceli waa reer khaatumo. aleylehe, iidoor kabaha ha idinkula socdo. waayo raali baad ka tihiin. waliba tarxiil idiin dheer yahay, harti idin rabaa ma jiro. ee dhulkiina xoreysta, ama muuse tuugsada. xaraan. waa rag liita.

  5. reer khaatumo aniga imaqla isorac cadowga muuse tuug iyo jeeganta wado an ka sarno dhulkan an jecla nahay war dhig isku yala reer khatumo waxa ahadan tarawashta mantan muuse tuug aya wadankina ku ciyarayo o dhahayo isorac muuse tuug waxa tahay ki gabah xadi jirey ba tahay mantay miya nin iska dhigah reer somaliland beenta gadah waxa tahay wa lu yaqanah muuse tuug waki muqdisho jogdey habrah borsada ba kadafi jirdey wa garaneysah sxb muuse tuuse umatan miskin yasha been ha ushegin reer somaliland waxa idin shegayah muuse tuug waxu ka dey ddagadi barbar iska ibsadey marku adey cabarta lagacti u ka gadey waxu kushubey bankisa reer somaliland sas ula socdo muuse tuug guma daharada sacadan lajogo ciidaanka somaliland waxa ushegayah farumah ka sobaxah hada aniga imaqleysani tuugan muuse bixi iyo mitka lashaqasdo qamristah nuux dani waxey raban inad dhamanti ciidanka somaliland aqli isku yala kasobaxah mesha caruurti aya babadey yu niga aqli badan muuse tuug iyo maqristah nuux dani ciidanka somalliand aniga hada imaqleysani ka sobaxah farumaha dhul an lahan ba udhimaneysani intas aya hadaleyga igu baxey bye reer somaliland iska cariya muuse tuug iyo jeeganto wado bye reer somaliliand

Leave a Reply

Your email address will not be published.