Juxaa,’Wasiir Goodax Barre Faraha Kala Bax Waxbarashada Puntland”.

Wasiirkii hore ee Waxbarashada Puntland Abdi Farah Saeed (Juxa) ayaa jawaab adag siiyey wasiirka waxbarashada Soomaaliya wuxuuna yiri.

Wasiir Godaxow, Puntland waa pre-federal state dhisan in kabadan 20 sano oo leh manhaj, imtixaan iyo siyaasad waxbarasho oo dhisan waqti dheer. Waa nidaam waxbarasho oo leh sharciyad iyo kalsooni shacab oo buuxda.

Waa nasiib darro inaad maanta ku goodido inaad burburiso nidaamkaas reer Puntland dhisteen. Tan kale waxbarashadu waa shaqo u gaar ah Dawlad-goboleedyada ee maaha wax quseeya Dawlad dhexe.

Nidaamka Federalka waxaa loo samaystay inaan arrimahan oo kale mardame meelna marti looga noqon”

5 Comments

  1. ASC.
    In uu wasiir Goodax soo fara galiyo WAXBARASHADA PUNTLAAN waa aflagaado iyo daan-daansi la soo faray.Xamar waan kala guuray,saan u kala guuray baana wali lagu kala maqanyahay.
    Tan kale markay xamar xor noqoto oo ay ismaamusho ha la timaado rayi la isku raaci karo.
    Calaa kulli xaal hadda xamar kama jirto dawlad faederaal ah oo la raaci karo.Insha Allaah markaii la helo dawlad dhab ah hala gaaro.
    Haddii uu wasiir Goodax wax tar hayo ha u geeyo beeshiisa ay ragaadiyeen dagaalada sokeeye ee an la aqoon waxay macne leeyahiin.

  2. Qof kasta oo xog ogal ah waxuu karqaba godax baare in uu yahay daba Qodhi Cado Qate ah,hase ahate puntland muxuu udhimi kara? muxuse daba qodhinimada ku helaya?.

    • Reer Puntland waa la idin talinayaa, ee talada maqla haddii moryaanta ayaa halkaa idinku iman.kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.