VIDEO: Dhalinyaradii Beesha Isaaq ee Lagu Ciidameeyeye Shaqo Qaran oo Ku Hanjabay Inay Tukaraq Tegayaan Garoowena Qabsanayaan.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Qaar kamid ah dhalinyaradii dhowaan lagu ciidameeyey qorshaha shaqo qaran ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay tegi doonaan Tukaraq ayna Garoowe qabsan doonaan.

DAAWO

1 Comment

  1. Iska hadle, garoowe iska daayee car deegaan majeerteen cagta soo dhiga, shabaab, daacish iyo hawiyeba ku jabe caro majeerteen, inaad hadashaan waxaa sal u ah kala qaybsanaanta dhulbahante iyo warsangeli.. ma dhuusaa lagu qabsan garoowe

Leave a Reply

Your email address will not be published.