VIDEO-Dowladda oo Puntland oo Banaanka Keentay Arrin Halis Ku ah Ammaanka Garoowe & Ciidamo…

Puntlandnews.net (Garoowe)-Masuul katirsan dowladda Puntland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa shaaca ka qaaday caqabadaha ugu waaweyn ee ka taagan magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland.

Waxa uu sheegay in ay jirto arrin soo laalabatay caqabadna ku ah ammaanka magaalada caasimadda ah iyo guud ahaan Puntland ayna dowladdu wax uga qabna doonto sida ugu dhaqsaha badan.

Linkigaan riix si aad u daawato muuqaal

DAAWO

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.