VIDEO: Heshiisyada Denni iyo Imaaraadka, Ilhaan Cumar oo Dil Loogu Hanjabay, Kacdoonadii Sudan oo Socda & Wararkii Diblumaasiyadda.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada wararkii ugu dambeeyey ee arrimaha ugu waaweyn xiriirka Soomaaliya iyo caalamka, Bariga dhexe iyo arrimaha diblumaasiyadda ee saacadihii ugu dambeeyey.

Qodobada aan caawa idiinku haynana waxaa kamid ah; madaxweynaha Puntland oo heshiisyo lagalay Imaaraadka Carabta, Ra’iisul wasaare Khayre oo guulo ka sheegtay safarkii Maraykanka, Ilhaan Cumar oo hanjabaado dil ah la kulmaysa weli.

Waxaa kale oo ku daawan doontaan kacdoonadii Suudaan oo sii socda, doorasho bil iyo bar ka socon doonta India, Trump oo wada qorshe Falastiin looga dhigayo maamul yar oo Israa’iil katirsan iyo qodobo kale.

HOOS KA DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.