VIDEO: Muuse Biixi oo Dhabarka U Jeediyey Aanna Weli Lakulmin Isimadii Warsangeli oo Hargaysa u Jooga Arrinta Yubbe.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland waxaa weli ku sugan wafti ka kooban isimo iyo waxgarad ka socda gobolka Sanaag u jeedkooduna ahaa inay lakulmaan madaxweynaha Somaliland.

Waftigaani oo kulan la qaatay wasiirka gaashaandhigga Somaliland ayaa waxaa weli ku adkaatay inay kulan la qaataan madaxweynaha Somaliland oo aan doonayn inuu ciidankiisa kala boxo Yubbe.

DAAWO

4 Comments

  1. Odayaashu Waxay Ku jiraan Marxabaysiinta Xukuumadooda iyo Shacabkooda,Madaxweynuhuna Wuu Qaabili doonaa,waxase jirta in Sugidda Xuduudaha Dalka Looga Dambeeyo Dawlada.

    Xigmadii Iyo Taladii Garaad Maxamuud Cali Shire Waa Garaadkii Guud Ee WarsangaliIngiriisku Marku Xududa Jeexayay Ayu Waydiiyay Miyad Majeerteeniya Raacaysaan Maya Maya Hoos Ka Akhri Dulucda

    Garaad Maxamuud Cali Shire Waa Garaadkii Guud Ee Warsangali,wuxuna ahaa Garaad Magac Wayn iyo Maamus Talo Ku Lahaa Dhamaanba Gayiga Soomalidu Degto Gaar Ahaan Somaliland.
    Garaad Maxamuud Cali Shire Ayaa 1959 Ingiriiskii Somaliland Xukumayay Weydiiyay markuu Xuduudka Jeexayay;

    MAJEERTEENIA MIYAAD RAACAYSAAN?

    JAWAABTII GARAADKA:
    “Anagu Hadaanu Nahay Warsangali,Harti Ayaanu Nahay, waxaan Nahay Majeerteen Tol, Walaalo,Gacal Laakiin waxaanu Isku Dhaqan Deegaan Nahay Waa Somaliland Sidaas Daraadeed Anagu Raaci Mayno Majeerteen Iyo Soomalida Talyaani ee Waxaanu Raacaynaa Waa Beelaha Somaliland Oo Aanu Af Naqaana Isku Dhaqan nahay GacalnaNahay”.

    BERIGAAS AYAY WARSANGELI IYO DHULBAHANTE IDIN DOORAN LAHAAYEEN XUDUUDKA LA JEEXAYAY HADAY NAF IDINKU OGYIHIIN.

  2. Caada qaate la inaka waayi mayo, bal meel kalaba wey roonaan laheyde mahadey , halkaas u tuugsi tageen. war dadkaan waxbaa ka qaldan.

  3. 50 baan kor u dhaafay waxyaabo badan baan arkay in ka badanna waan maqlay laakiin Warsangeli baa calan Isaaq hoos tegi oo dhulkooda ka taagi marnaba is odhan waad arki amma maqli. Ingiriis marku dalka yimid wuu kala baqay inuu SULDAAN M.C.SHIRE INUU calankii ingiriiska u dhiibo.Maanta bay maro amxaaro soo toshay oo qabiil wato hees tavern.SUBXAAN ALLA.

Leave a Reply

Your email address will not be published.