VIDEO: Qoyskii Caaisha Ilyaas oo Rajo Xumo Muujiyey iyo Baaritaankeeda oo Hadda Dib Loo Bilaabay”Aaway Dadkii Loo Qabtay”.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Hooyada dhashay Marxuumad Caaisha Ilyaas oo dil iyo kufsi loogu geystey degmada Galkacyo ee gobolka Mudug ayaa ka hadashay halka ay waxmarayaan.

Hooyada oo warbaahinta kula hadashay magaalada Galkacyo ayaa sheegtay inay ka sii rajo dhigayso caddaalad loo sameeyo gabadheeda aysanna ilaa hadda helin jawaab ay ku qancaan.

Waxa ay sheegtay in wixii xog looga baahnaa dilka gabadheeda horay looga qaaday haseyeeshee wax walba hadda la soo bilaabay isla markaana hadda dib loo bilaabay baaritaanka kiiska dilka Caaisha.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.