VIDEO-Tirada Ragga Loo Qabtay Dilkii iyo Kufsigii Hodon Axmed ee Garoowe iyo Seygeedii oo Hadlay.

Cabdi Maxamed Faarax waa seyga Allaha u Naxariistee marxuumad Hodon Axmed Maxamed oo dhowaan xaafadda Waaberi ee magaalada Garoowe loogu geystey kufsi iyo dil arxan darro ah baaritaanana lagu wadey.

Dhibanahaan xaaskiisa lagu diley magaalada Garoowe ayaa waxa uu bixiyey xogihii ugu dambeeyey ee baaritaanadii dhanka caafimaadka, ammaanka, tirada dadka loo qabtay, kuwa lagu raad joogo iyo arrimo kale oo la xiriira dilka iyo kufsigii marxuumadda.

HOOS KA DAAWO WARAYSI

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.