WAR DEG DEG AH-Garoowe oo Goor Dhoweyd Warbaahinta Laysugu Yeeray Maxaa Soo Kordhay.

Puntlandnews.net (Garoowe)-War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa sheegaya in goor dhoweyd laysugu yeeray warfidiyeenka ka howlgala magaala madaxda Puntland.

Warbaahinta ayaa looga yeeray xafiiska maamulka gobolka Nugaal oo wararka qaar sheegayaan inuu shir jaraa’id ku qaban doono guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xasan Gu’jir.

GOOR DHOW LA SOCO FAAHFAAHIN

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.