XOG CULUS-Maxaa Ka Soo Kordhay Dilka Hogaamiyihii Daacish, Qaabkii Loo Diley iyo Goobtii oo Maanta La Tegayo.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Xogo dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqan culus oo diyaarado dagaal ay ka fuliyeen deegaamo katirsan gobolka Bari gaar ahaan agagaarka tuulada Xiriiro.

Duqayntaasi ayaa waxaa lagu diley ku-xigeenkii hogaamiyaha guud ee Daacishta Soomaaliya Cabdixakiin Qodhob oo gaari nooca raaxada ah ku marayey deegaankaasi xilligii duqaynta lala beegsaday.

HALKAAN KA DAAWO XOGTA DILKA

Dhinaca kalena, wasiirka ayaa waxa uu sheegay in duqaynta uu ku dhintay qof kale oo la socdey gaariga inkastoo uu sheegay in xogta lagu diley hogaamiyahaasi aysan ku hayn magaca qofka la socdey oo aan horay loo filayn.

 

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.