DAAWO-Ciidanka Somaliland oo Xabsiga u Taxaabay Wiil Ku Lebisnaa Calanka Soomaaliya iyo Cayda Ka Yeeraysa Meesha.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Ciidamada maamulka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay wiil dhalinyaro ah oo ku lebisan dharka ciyaaraha ee lagu farsameeyey calanka Soomaaliya ee xidigta caddaanka ah dhexda kuleh.

Wiilkaan dhalinyarada ah oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Aar ayaa waxaa u kacay shacabka suuqyada Hargaysa oo u yeeray ciidanka maamulka Somaliland kuwaasi oo ugu dambayn xabsiga loo taxaabay.

Muuqaalkaan hoose waxaa ku arkaysaa erayada ay ku qaylinyaaan shacabkii ku sugnaa goobtaasi, kalsoonida ka muuqata wiilkaan dhalinyarada iyo ciidanka booliska oo hanjabaad u diray cidkasta oo sidaan yeesha.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

2 Comments

  1. Haddaad calanka Amxaarada sidatid SL waa laguu suguudi .Dad baa la yaabi jiray Siyaad.Barre رحمه الله باذنه. markuu Isaaqa ku sheegi jiray waa QARAN DUMIS.

Leave a Reply

Your email address will not be published.