DAAWO-Madaxweynaha Puntland oo Gaarey Qabrigii Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Kuna Dhawaaqay..

Kormeerka Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ee Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo Cabdullaahi Yuusuf Axmed, garoonka kubadda cagta Cawaale iyo booqashada qabriga Alle ha’unaxariistee Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.