Daawo : Sidee Booliska Somaliya Ku Qabteen Nin Walxaha Qarxa Ku Xerayay Gaari Gudaha Muqdisho

Wararka aan ka helayno wadada Maka Al- Mukarama ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax gaari lagu xiray.

Gaariga ayaa yaalay meel ku dhaw Shaleemo Somaliya, waxaana la sheegay in shaqsigii qaraxa ku xirayay la arkay oo carruurta gaadiidka halkaasi ku dhaqda ay arkeen kadibna ay u qaylo dhaamiyeen ciidamada ammaanka.

Waxaa suuragashay in Ciidamada ammaanka ay gacanta ku soo dhigaan ruuxii gaariga qaraxa ku xiray, sidaasina Booliska ay ku qabteen.

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.