DAAWO-Somaliland oo Saaka Looga Dabaal Degayo Xuska Sanad Guuradii 27aad ee 18 May.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Guud ahaan deegaamada Somaliland waxaa ka socda fantasiyo iyo isu soo baxyo loogu dabaal degayo xuska sanad guuradii 28aad ee ka soo wareegatey xilligii ay Somaliland shaacisay inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale.

Magaalooyinka Boorama, Hargaysa, Berbera, Burco, Ceerigaabo, Laascaanood iyo kuwa kale ee gobolada ayaa lagu qaban doonaa xuska munaasabadda 18 May oo sanadkii hore aan siweyn loo xusin marka loo eego sanadkaan.

Ciidanka Somaliland, ardayda, shaqaalaha dowladda, dhalinyarada iyo qaybaha kale ee bulshada ayaa lafilayaa inay ka qayb qaataan bandhigyo iyo qoob ka ciyaaro lagu mari doono magaalada Hargaysa iyo deegaamada kale.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.