DAAWO-Somaliland oo War Ka Soo Saartay Dagaalkii Damalla-xagarre Farriinna u Dirtay Puntland.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa war ka soo saartay dagaal maalin kahor deegaanka Damalla-xagarre ee gobolka Sanaag ku dhexmaray ciidanka Somaliland iyo wasiirka waxbarashada dowladda Puntland.

“Xukuumadda Somaliland iyadoo ka duulaysa ahmiyada weyn ee nabadgelyadu leedahay waxa ka go’an in nabad waarta iyo xasilooni ay ku naaloodaan dalalka geeska afrika, lana dhawro deris wanaaga, balse ay maamul goboleedka Puntland nabadgelyo daro ka wadaan meelo ka mida gudaha Somaliland.

Somaliland waxay markale ku celinaysaa in la ilaaliyo nabadgelyada lagana fogaado colaad ka soo cusboonaata halkaas, waxaanan ugu baaqaynaa maamulka Puntland inay ka waantoobaan daan-daansiga, xilna iska saaraan xoojinta nabada”.

DAAWO

8 Comments

  1. Hooyada usheg marka so duleysy muuse bixi o sawirka xabad kufureysy markan ba cabadah muuse tuug dhulkan putland ba iska laha aniga iyo muuse tuug xabad ba naga dhaxaso muuse tuug cabadka Joji aabah kuwas muuse tuug shekadas waxa u shgda wadanka ingarisga hadalka wu shg muuse tuug inta magalada timid miya ladahy ani iyo adi xabad ba naga dhaxaso magrty sas ula so sxb muuse tuug calacalka joji adgeyso bye tuug

  2. Muuse tuug marka so duleysy oo wasirka Jidka ugaleysy miya hada ladahy nabad ba rab ah muuse tuug hooyada jeeganta hadalkas ushg ani iyo muuse tuug xabad ba naga dhaxaso muuse tuug calacal uma bahni muuse tuug xabad ba kasarah dhulkeyga puntland magrty tas aya no balan muuse tuug hada nabad rabdi labada gadamo kulabo ciidaankada gobolka sool iyo sanag ok

  3. Muuse tuug marka so duleysy oo wasirka Jidka ugaleysy miya hada ladahy nabad ba rab ah muuse tuug hooyada jeeganta hadalkas ushg ani iyo muuse tuug xabad ba naga dhaxaso muuse tuug calacal uma bahni muuse tuug xabad ba kasarah dhulkeyga puntland magrty tas aya no balan muuse tuug hada nabad rabdi labada gadamo kulabo ciidaankada gobolka sool iyo sanag ok

  4. Muuse tuug ciidanka gala bax gobolka sool sanag muuse tuug marka isla hadlano wa marka labada gadamo tagdi markas aya isla hadleynh hada inta jogdi xabad ba naga dhaxaso muuse tuug ok

  5. Muuse tuug ciidanka gala bax gobolka sool sanag muuse tuug marka isla hadlano wa marka labada gadamo tagdi markas aya isla hadleynh hada inta jogdi xabad ba naga dhaxaso muuse tuug ok

  6. Civil war in between hargeyso burco and Berbera, I can smell civil war with in Isaaq people because hargeyso Burco and Berbera are breading terrorist groups which has spreading outward much faster than traditional.

Leave a Reply

Your email address will not be published.