DEG DEG Beesha Caalamka oo faragalin deg deg ah ku sameynaysa Shirka Garoowe

Madaxda dawladda Faderaalka iyo kuwa dawlad gobaleedyada Soomaaliya ee ku shirsan magaalada Garoowe maalintii 4aad ayaa gaari la’a wax heshiis ah, waxaana muuqata in ay xataa isku hayaan warsaxaafadeed ay dhinacyadu wadajir usoo saaraan.

Cadaadiskii ugu adkaa ayay wajahayaan oo ku aadan in ay talo mideysan ka soo saaran shirkan, kaas oo ka imaanaya Beesha Caalamka, sidda ay sheegayaan wararka ilaa hadda laga helayo Xaafiisyada madaxda ugu sareysa dawladda Faderaalka iyo maamul gobaleedyada dalka.

DAAWO

1 Comment

  1. ASC.
    In ay madaxda soomaaliya ee maanta ay waxba ku heshiin waayaan waa u magac xumo soomaaliya iyo soomaaliba.Insha Allaah waa in ay isu raacaan dhankay u arkaan in ay u badan yahiin danaha soomaaliweeyn.Dano dad gaaru leeyahiin waa in meesha laga saaraa.
    Soo sharaf daro ma aha in dad ajaanib ah ay hadba madaxda soomaalida ku yiraahdaan mayee saas iyo saas yeela?

Leave a Reply

Your email address will not be published.