DEG DEG-Golaha Wasiirada Puntland oo War Ka Soo Saaray Duulaanka Somaliland Kuna Dhawaaqay.

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay Imtixaanaadka Shahaadiga ah, Duulaanka Soomaliland ee gobolka Sanaag, Saameynta Abaarta, iyo Warbixino Kale.

AKHRISO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.