DEG DEG+SAWIRRO-Dhaawacyadii ugu Badnaa oo La Gaarsiiyey Boosaaso iyo Carmo.

Puntlandnews.net (Boosaaso)-Xarumaha caafimaadka magaalooyinka Carmo iyo Boosaaso ee gobolka Bari ayaa waxaa la gaarsiiyey in ka badan 9 ruux oo la tacaalaya dhaawacyo kala duwan oo ka soo gaarey shil ka dhacay duleedka Carmo.

Waxaa shilkaan ku dhintay saddex ruux, waxaana la sheegay inuu yimid kadib markii ay isku dheceen gaari rakaab oo nooca baska loo yaqaan ah iyo gaari booyad ah oo biyo ka dhaaminayey gudaha degmada Carmo ee gobolka Bari.

MUUQAAL: Qareenadii Difaacayey Raggii Loo Xukumay Dilka Caa’isha Ilyaas oo Xog Badan Bannaanka Keenay iyo Rafcaankii oo La…

SAWIRRO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.