Madaxweynaha Puntland oo Imtixaankii Furay Kuna Wajahan Galkacyo.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni iyo wadti uu hogaaminayo ayaa saaka ku wajahan magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Madaxweynahaa ayaa goor dhoweyd daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland oo ay gelayaan in ka badan 15.000

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.