Madaxweyne Farmaajo ” Ma Aqbali Doonno Muddo Kororsi Ay Sameeyaan Maamul Goboleedyada”.

Madaxweynaha Somaliya ayaa si adag xalay u tilmaamay in aan la aqbali doonin in hay`daha federaalka dowladda iyo kuwo goboleedyada ay sameeyaan muddo kororsi

” Ma aqbali doonno arintaas waayo waxa ay reebeysaa cawaaqib xumo” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo oo xalay ka hadlayay xuska 76-aad guuradii ka soo wareegtay aasaaska Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL.

Dhanka kala madaxweynahya ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii 13-ka ahaa ee aasaasay ururkii gobannimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL.

 

1 Comment

  1. Waxan talo siin laha wadaxweyna Dawlada fadaralka somalida.maxamed Abdulahi maxamed.madaxweyne wa ku salamaya salanta kadib waxan donaya in aan ku siyo taloyin aan is leyahay waxay ka katarayan hogamintada.madaxweyne waxa lo nahan yahay qofka madax weynaha ah 2 arimod in uusan isku heli karin magac iyo maal yaasi isma racdo oo mid hur.hadad maga madaxweyne heshay in aad maleydato ma,ah asaga aya maal ku,ah
    Taas wa in aad ogata.mida kale hadad maal radiso madaxweyne ma,ahid ee waxad tahay nin maal doon ah.mida kale hadad dadka somaliyed ee ku aminay hadad ukala Exato madaxweyne matihid..

Leave a Reply

Your email address will not be published.