VIDEO+FALANQAYN-Puntland oo Sheegtay inaysan Aqbalayn Daandaansi Lagu Hayo & Somaliland oo Dalbatay in Xiisadda Sool iyo Sanaag Nabad Lagu Dhammeeyo.

Puntlandnews.net (Nairobi)-Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa maanta warbixino ka soo saaray xiisad maalmo kahor ka soo cusboonaatay deegaanka Damalla-xagarre ee gobolka Sanaag iyo deegaamo hoosyimaada.

Kadib kulamo ay Hargaysa iyo Garoowe ku yeesheen golayaasha xukuumadaha labada dhinac ayaa waxa ay uga hadleen weerarkii ciidanka Somaliland ku qaadeen shacabka koonfurta gobolka Sanaag iyo masuuliyiin katirsan dowladda Puntland oo kormeerayey imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland.

Kulankii golaha wasiirada Puntland oo uu shir guddoominayey madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa lagu caddeeyey in Somaliland duulaan qaawan ku soo qaaday gobolka Sanaag aysanna Puntland u dulqaadan doonin daandaansiga lagu hayo.

AKHRISO

Dhinaca kalena, madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shir guddoomiyey shirkii xukuumadda waxaana ay Puntland ugu baaqeen inay xaaladda dejiso isla markaana ay miiska wada xaajoodka isugu yimaadaan nabaddana kawada shaqeeyaan.

“Xukuumadda Somaliland iyadoo ka duulaysa ahmiyada weyn ee nabadgelyadu leedahay waxa ka go’an in nabad waarta iyo xasilooni ay ku naaloodaan dalalka geeska afrika, lana dhawro deris wanaaga, balse ay maamul goboleedka Puntland nabadgelyo daro ka wadaan meelo ka mida gudaha Somaliland.

Somaliland waxay markale ku celinaysaa in la ilaaliyo nabadgelyada lagana fogaado colaad ka soo cusboonaata halkaas, waxaanan ugu baaqaynaa maamulka Puntland inay ka waantoobaan daan-daansiga, xilna iska saaraan xoojinta nabada”.

DAAWO

2 Comments

  1. Muuse tuug hooyada hadalkas u sheg iyo jeeganta wadadi muuse tuug inta wadankeyga kuso dushey miya nabad radinh muuse tuug aqlikas waxa u shgtah jeeganta wadi u shg ani iyo adi muuse tuug waxa naga dhaxayo xabad aya gala sarah dhulkeyga sool sanaag dhulkan wa puntland magrty anigo Ahmed mooye ba iskalah sool sanaag ceyn wa dhulkeyga hooyo an kudhartah muuse tuug iyo jeeganto dhulkan is Kama laha ingaris ba ixariqey hooyada iyo qamris tiyasha wadi iyo rag lagacta so sisey iyo jeeganta wadi warkas ushg muuse tuug dhulkeyga kuso dulaha nabad waradinh warkas muuse tuug hooyada iyo jeeganta uga anigo Ahmed mooye warkas war aqadanyo ma ah labadana muuse tuug xabad ba naga dhaxaso jer dhulkeyga ka baxdi oo ciidanka jeeganta ad geysid labada gadamo muuse tuug waxa wasn’t naga ma dhaxayo xabad ba gala Sarah dhulkeyga sool sanaag hadu ilahay nafta ismo in sha alaha reer putland gacmah aya is qabsanh cadowga muuse tuug iyo jeeganto wado hal mel ba ugu so jesanh reer puntalnd wa fahantan so ma ah reer somaliland iyo shacabkada ninkan xunka muuse bixi ha iska cariya reer somaliland dagalka hada ka socdo cel af weyn waxa so ababuley o lagacta siyey wa muuse bixi iyo ina kaahin reer somaliland labadan nin iska qabda intas aya hadalkeyga ugu baxey bye

  2. Asc reer putland wa idin salamay mel kasta ad jogdi dhamantina reer putland iyo shacabkada gacmah an is qabsano an mel ugu so jesano cadowga muuse tuug iyo jeeganto wado reer putland muuse tuug dadku lagacta so siyey o hargeysa kasoqadan gacan bit an kuqabano muuse tuug dhulkeyga inta kuso dushey miya nabad radinh hadal waxa u shgdah hooyada iyo raga lagacta so sisey iyo jeegandi hadalkas ugah anigo Ahmed mooye dhulkeyga hooyo wa putland sool sanaag ceyn aniga ba iskalah muuse tuug iyo kuwi lagacta hargeysa kaso sisey iyo jeeganto dabada kawaso dhulkan malah anigo Ahmed mooye dhulkeyga hooyo wa putland sool sanaag ceyn wa kudhardah dhaman putland o dhan ani iyo adi muuse tuug xabad ba dhaga dhaxaso jer ad ka baxdi dhulkeyga ad kuso dushey waxa wadal naga ma dhaxayo muus tuug jer ad ciidankada jeeganta iyo shababka ad geysid labada gadamo markas aya kuhal hadlayah muuse tuug inta jogdi xabad ba naga dhaxaso magrty hal hadal ban u shegayh reer somaliland iyo shacabkada labadan nin muuse bixi kahin iska qabta hada imaqleysin reer somaliland iyo shacabkada dagalki ka dhacey cel af weyn waxa so abaabuley oo lagacta iyo qarashka bixiyey muuse bixi iyo ina kahin iska cariya hada imaqleysin anigo Ahmed mooye ah reer somaliland puntand iska qabta umada somaliyad oo melkasta ad jogdi iska qabda labadas muuse bixi ina kaahin iska cariya somaliyey dhamantina Ramadan Kareem melkasta ad jogdin macsalam bye reer putland anigo Ahmed mooye hal hadal aya I lovey nin gurigas ka sodagey labada gadamo gurikeyga hooyo oo putland ah sool sanaag ceyn igu ma qabsani garo waxa ushegayh muuse tuug jeeganto shababka uwado iyo kuwa lagacta so siyey ha is cabani anigo Ahmed mooye ba iska laha dhulkeyga hooyo an ku dhardo puntalnd sool sanaag ceyn waxa u shegyh kuwa muuse tuug u shaqayn bari u inga tagey muuse tuug iyo jeeganto wado xage adeysani wa suaal kuwa shaqayh muuse tuug waxa ushegayh inad dhamantina burah muuse tuug waxa kala uma socdo ka qusda cali doqn oo hargeysa laga ceyrsano tas aya tusal ni ah kuwa u shaqayn oo lagacta siyo muuse tuug ninkan muuse tuug waxa nigumo wado inu dadkan iyo caruurtina ba bibiyo waxa kala uma socdo iska qabta reer puntalnd iyo somaliland gacan bir ku qabta muuse bixi iyo ina kaahin wa labo tuug oo umada somaliyada dhibey reer puntalnd somaliland qeyr cafimad ba idin melkasta ad jogdi ramadan Kareem reer puntalnd somaliland hal mel kuso jaysda iska cariyey labadan tuug muuse bixi ina kaahin ok bye jawab deg deg ah anigo Ahmed mooye leydhaho qeyr iyo cafimad ba idin dhafey dhamantina melkasta ad jogdin bye

Leave a Reply

Your email address will not be published.