Daawo-Mid kamid ah beelaha Puntland oo ku dhawaaqday inay Diinta Islaamka…

Puntlandnews.net (Garoowe) Beesha reer Biciidyahan oo kamid ah beelaha dega deegaamada Puntland iyo qaybo kamid ah Somaalida Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in wixii hadda ka dambeeya ay si rasmi ah u qaadi doonto xukunada shareecada Islaamka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.