DHEGAYSO-Axmed Karaash oo Gaarey Deegaanka Af-urur & Deegaamo Sanaag Katirsan Dagaalna Ku Dhawaaqay.

Puntlandnews.net (Boosaasso)-Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa gaarey deegaanka Af-urur ee gobolka Bari oo qiyaastii 90KM ujira magaalada Boosaaso.

DHEGAYSO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.