VIDEO-Kadib Guulihii Sanaag Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa Soo Dhoweyn Qaran Garoowe Loogu Sameeyey.

Guddoomiyaha barlamaanka dowladda Puntland oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar shaqo ugu maqnaa gobolka Sanaag ayaa soo dhoweyn heer sare ah galabta loogu sameeyey magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland.

Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhooba-daareed ayaa waxaa duleedka Bari ee Garoowe ku soo dhoweeyey, xildhibaano, saraakiil iyo qaybaha kala duwan ee bulshada kunool magaalada Garoowe.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAA

Soo dhoweyn kadib guddoomiyaha ayaa u mahadceliyey shacabkii soo dhoweeyey isagoona ka warbixiyey guulaha laga gaarey midnimada reer Sanaag iyo waxyaabihii u soo qabsoomay oo uu soo dhoweyntaan ku mutaystay.

DAAWO

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.