Monday 23 April, 2018

DHEGAYSO-Maxaa Ka Socda Boosaaso Xilli Madaxweyne Gaas Magacaabay Wasiiro iyo Taliyayaal Ciidan.

DHEGAYSO-Maxaa Ka Socda Boosaaso Xilli Madaxweyne Gaas Magacaabay Wasiiro iyo Taliyayaal Ciidan.
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maalin kahor waxa uu magacaabay gudiga dibu soo celinta hantida dowladda iyo bilicda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Guddigaani ayaa waxa ay ka shaqayn doonaan soo [...]

DHEGAYSO-Musuq Maasuqa Shaqaalaysiinta World Bank ee Puntland iyo Xog Gaartey Madaxtooyada.

DHEGAYSO-Musuq Maasuqa Shaqaalaysiinta World Bank ee Puntland iyo Xog Gaartey Madaxtooyada.
Baniga adduunku wuxuu ka mid yahay hayaddaha caalamiga ah ee wada shaqaynta buuxda laleh dowladda Puntland, gaar ahaan xarumaha kala duwan ee hayaddaha dowliga ah, wasaaradaha dowladda iyo qaar kamid ah shaqaalaha xafiisyada madaxtooyada dowladda [...]

DHEGAYSO-Maxaa Keenay Dibudhaca Kuyimid Soo Xulista Golaha Deegaanka Boosaaso?

DHEGAYSO-Maxaa Keenay Dibudhaca Kuyimid Soo Xulista Golaha Deegaanka Boosaaso?
Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga dowladda Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay dibudhaca kuyimid xulitaanka xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boosaaso. Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha dowladdaha [...]

MUUQAAL-Somaliland iyo Imaaraadka oo Kala Saxiixday Heshiis Somalia Wax u Dhimaya iyo Xasan Sheekh oo Wax Ka Ogaa Heshiiska Dekedda Berbera.

MUUQAAL-Somaliland iyo Imaaraadka oo Kala Saxiixday Heshiis Somalia Wax u Dhimaya iyo Xasan Sheekh oo Wax Ka Ogaa Heshiiska Dekedda Berbera.
Sida uu Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland sheegay Wafdi ka socda Imaaraadka Carabta ayaa gaaray magaalada Hargeysa,iyagoo halkaasi kula kulmay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Wafdi Imaaraadka ee gaaray magaalada Hargeysa ayaa sheegay [...]

DAAWO-Wasiiro iyo Saraakiil Ciidan oo Garoowe Ciidamo Tababar Uga Furay Lana Dardaarmay.

DAAWO-Wasiiro iyo Saraakiil Ciidan oo Garoowe Ciidamo Tababar Uga Furay Lana Dardaarmay.
Masuuliyiin ka socda dowladda federalka ah ee Soomaaliya, wasiiro ka socda dowladda Puntland, taliyaha guud ee ciidanka asluubta Puntland iyo saraakiil kale ayaa maanta tababar waxa ay Garoowe uga fureen cutubyo katirsan ciidanka asluubta Puntland. Munaasabadda [...]

DAAWO-Howlgallo Ka Bilowday Koonfurta Garoowe iyo Awaamiir Lagaga Dhawaaqay.

DAAWO-Howlgallo Ka Bilowday Koonfurta Garoowe iyo Awaamiir Lagaga Dhawaaqay.
Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa ka bilowday howlgallo xoogan oo lagu beegsanayo dhismayaal sharci darro ah oo laga dhisay togga Laan Cali Firin ee dhanka koonfureed ee magaalada Garoowe. Howlgalkaani oo ay hormuud [...]

DHEGAYSO-Farriin Ku So cota Beelo Ku Dagaalamay Gobolada Bari iyo Karkaar ee Puntland.

DHEGAYSO-Farriin Ku So cota Beelo Ku Dagaalamay Gobolada Bari iyo Karkaar ee Puntland.
Deegaamo katirsan gobolada Bari iyo Karkaar ee Puntland ayaa waxaa ka socda dedaalo ay si wadajir ah u wadaan dowladda Puntland, maamulada goboladaasi iyo waxgaradka goboladaasi laguna soo afmeerayo dagaal beeleedyo ka dhacay halkaasi. Suldaan [...]

AKHRISO-Wafti Ka Socda Imaaraadka oo Gaarey Raaligelin iyo Balanqaadna Gaarsiiyey Muuse Biixi.

AKHRISO-Wafti Ka Socda Imaaraadka oo Gaarey Raaligelin iyo Balanqaadna Gaarsiiyey Muuse Biixi.
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ballaaran oo ka socda dalka isu-tagga imaaraadka carabta oo ka kooban 12 xubnood. Kulankan dhex maray madaxweynaha Somaliland iyo weftiga, waxa [...]

DAAWO-General Moorgan oo Ku Dhawaaqay Qorshihiisa Soocelinta Laascaanood iyo Guud ahaan Sool.

DAAWO-General Moorgan oo Ku Dhawaaqay Qorshihiisa Soocelinta Laascaanood iyo Guud ahaan Sool.
Musharaxa madaxweynaha Puntland ee doorashada 2019 oo xalay lahadlayey ardayda mid kamid ah jaamacadaha magaalada Garoowe ayaa waxaa wax laga waydiiyey qorshihiisa sugidda ammaanka, soo celinta deegaamada ka maqan Puntland iyo dagaalka Tukaraq. RIIX [...]

DEG DEG-Ciidankii Ku Sugnaa Fariisimada Hore oo Khilaaf Kala Dhexgalay iyo Dagaal Ka Socda.

DEG DEG-Ciidankii Ku Sugnaa Fariisimada Hore oo Khilaaf Kala Dhexgalay iyo Dagaal Ka Socda.
Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in uu ka socdo dagaal u dhaxeeyo ciidamo milateri ah oo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya,isla markaana ay isu adeegsanaayan hubka noocyadiisa [...]

Magaalada Beledweyne oo Biyo Buux Dhaafiyeen iyo Madaxweyne Waare oo Ku Xaniban 2 Asbuuc.

Magaalada Beledweyne oo Biyo Buux Dhaafiyeen iyo Madaxweyne Waare oo Ku Xaniban 2 Asbuuc.
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu ku xayirmay magaalada Beledweyne halkaasoo uu labadii todobaad ee la soo dhaafay uu ku [...]

DAAWO-General Cabdullaahi Siciid Samatar oo Farriin u Diray Madaxweyne Gaas.

DAAWO-General Cabdullaahi Siciid Samatar oo Farriin u Diray Madaxweyne Gaas.
General Cabdullaahi Siciid Samatar oo horay u soo noqday musharaxweyne ee Puntland xilal kala duwanna ka soo qabtay Puntland ayaa waxa uu ka hadlay arrimo xasaasi ah. Arrimaha uu general Cabdullaahi Siciid Samatar ka hadlay ayaa waxaa kamid [...]

AKHRISO-Khilaaf Ka Dhashay Shuruudihii Gudiga Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wasiiro Ka Horyimid.

AKHRISO-Khilaaf Ka Dhashay Shuruudihii Gudiga Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wasiiro Ka Horyimid.
Dood balaaran ayaa ka dhalatay amar ka soo baxay guddiga Doorashooyinka Gudoomiyaha baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya loo xilsaaray, ka dib markii ay soo rogeen amar ah in wasiiradda xukuumadda ee is sharaxay ay tahay marka hore in ay is casilaad [...]

DHEGAYSI XASAASI AH-Cumar Cabdirashiid oo Shaaciyey Hadii uu u Sharaxan Yahay Madaxweynaha Puntland.

DHEGAYSI XASAASI AH-Cumar Cabdirashiid oo Shaaciyey Hadii uu u Sharaxan Yahay Madaxweynaha Puntland.
Ra’iisulwasaarihii hore ee dawladda Faderaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, haddana katirsan xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, kana soo jeeda Puntland ayaa ka jawaabay markii ugu horeysay su`aal laga weydiiyey hankiisa ku [...]

XOG-In Ka Badan 70 Xildhibaan oo Saxiixday Mooshin Laga Gudbiyey Madaxweynaha.

XOG-In Ka Badan 70 Xildhibaan oo Saxiixday Mooshin Laga Gudbiyey Madaxweynaha.
Markii ugu horeysay Xildhibaanada Hir-Shabeelle ayaa waxa ay Warbaahinta ka sheegeen in ay saxiixeen mooshin ka dhan ah madaxweynaha Maamulka Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare xilli ay horay u soo abxayeen nuxnuxn ku aadan mooshinkaas. Madaxweyne [...]

DEG DEG+AKHRISO-Duqa Cusub ee Garoowe oo Go’aamo Soo Saaray Mamnoocayna Dhisidda iyo Jeexidda Dhulka.

DEG DEG+AKHRISO-Duqa Cusub ee Garoowe oo Go’aamo Soo Saaray Mamnoocayna Dhisidda iyo Jeexidda Dhulka.
War qoraal ah oo ka soo baxay duqa cusub ee degmada Garoowe Axmed Maxamed Ducaale (Ayax) ayaa waxaa maanta guud ahaan degmada Garoowe lagaga mamnoocay dhismaha iyo jeexidda dhammaan dhismayaasha aan ogolaanshaha ka haysan dowladda hoose ee degmada [...]

WAR DEG DEG AH-Maxaadan Ogeyn oo Maanta Ka Socda Magaalada Garoowe.

WAR DEG DEG AH-Maxaadan Ogeyn oo Maanta Ka Socda Magaalada Garoowe.
Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa maalintii labaad ka socda shir looga hadlayo hab maamulka shaqaalaha hayaddaha iyo xarumaha kala duwan ee dowladda Puntland, ayna goob joog ka yihiin qaar kamid ah maamulada kajira [...]

WARARKII UGU DAMBEEYEY-Weerar Ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Tirada Khasaaraha.

WARARKII UGU DAMBEEYEY-Weerar Ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Tirada Khasaaraha.
Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya ciidamo ka tirsan dowladda Federalka Somaliya oo xalay fiidkii lagu weeraray Degmada Warta Nabadda ee Magaalada Muqdisho. Ciidankaan ayaa ku sugnaa halka loo yaqaan Sargaduuda Degmada Wardhiigley, gaar ahaan [...]

Xiisad U Dhexaysa Soomaalida iyo Oromada oo Ka Taagan Deegaanka Mooyaale.

Xiisad U Dhexaysa Soomaalida iyo Oromada oo Ka Taagan Deegaanka Mooyaale.
Wararka ka imaanaya deegaanka Mooyaale ee ku yaala sooh-dinta u dhaxeysa wadamada Soomaaliya, Ehtiopia iyo Kenya aya waxay sheegayaan in halkaasi ay ka tagantahay cabsi laga qabo dagaal dhex mara Soomaalida iyo qowmiyada Oromo ee halkaas wada [...]

DAAWO-General Moorgan oo Booqanaya Jiidaha Tukaraq iyo Soomaaliland oo Hanjabaad Ku Dhufatay.

DAAWO-General Moorgan oo Booqanaya Jiidaha Tukaraq iyo Soomaaliland oo Hanjabaad Ku Dhufatay.
Wararkii ugu dambeeyey ee ay helayso warbaahinta Puntlandnews.net ayaa sheegaya in musharaxa madaxweynaha Puntland ee doorashada 2019 General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan uu booqan doono jiidaha hore ee ay ku sugan yihiin ciidanka Puntland. General [...]

DHEGAYSO-Cumar Cabdirashiid oo Faahfaahin Ka Bixiyey Heshiiska Imaaraadka ee Berbera Sir Badana Fashiliyey Xilli uu Eedeeyey Farmaajo iyo Khayre.

DHEGAYSO-Cumar Cabdirashiid oo Faahfaahin Ka Bixiyey Heshiiska Imaaraadka ee Berbera Sir Badana Fashiliyey Xilli uu Eedeeyey Farmaajo iyo Khayre.
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa beeniyay inuu jiro wax heshiis ah ama is faham oo xukuumadiisa ay la gashay dowladda Imaaraadka Carabta. Wuxuu sheegay in haddii uu jiro heshiis noocaasi ah aanu [...]

DAAWO-Ciidamo Horleh oo Lageeyey Duleedka Tukaraq iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo.

DAAWO-Ciidamo Horleh oo Lageeyey Duleedka Tukaraq iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo.
Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool iyo deegaamada hoosyimaada ayaa waxaa weli ku sugan boqolaal katirsan ciidanka Puntland iyo kuwa Soomaaliland oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan, taasi oo cabsi ku beertay shacabka [...]

DAAWO-Ajaaniib Kubad Ku Dhex Ciyaaraysa Garoowe oo Cameradu Qabatay Kana Hadlay Ammaanka Magaalada.

DAAWO-Ajaaniib Kubad Ku Dhex Ciyaaraysa Garoowe oo Cameradu Qabatay Kana Hadlay Ammaanka Magaalada.
Magaalada Garoowe waa caasimadda Puntland ahna mid kamid ah magaalooyinka ugu nabadgelyada wanaagsan geeska Africa, waxaa kunool kumaan qof oo isugu jira, reer Puntland, Soomaali, Ajaaniib u dhashay dalalka deriska ah, kuwa kayimid caalamka [...]

Sawirradii Ugu Dambeeyey ee Waddooyinka iyo Goobaha Baakinka ee Garoonka Diyaaradaha Garoowe.

Sawirradii Ugu Dambeeyey ee Waddooyinka iyo Goobaha Baakinka ee Garoonka Diyaaradaha Garoowe.
Sawirrada hoose waa garoonka diyaaradaha Garoowe ee General Maxamed Abshir Haamaan, waxaana weli ku socota shaqo loogu diyaarinayo inuu noqdo mid kamid ah garoomada ugu casrisan guud ahaan gudaha dalka Soomaaliya marka uu dhammaado. Inkastoo [...]

DHEGAYSO-Madaxweyne Gaas oo Sharraxaad Ka Bixiyey Xilliga La Bilaabayo Dhismaha Dekedda Boosaaso iyo Cidda Ku Guulaysatay.

DHEGAYSO-Madaxweyne Gaas oo Sharraxaad Ka Bixiyey Xilliga La Bilaabayo Dhismaha Dekedda Boosaaso iyo Cidda Ku Guulaysatay.
Dhismaha dekedda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo ay dhaqaalaha ku baxaya bixin doonto shirkadda DP World ayaa waxaa lafilayaa inuu dhowaan bilowdo xilli uu dhammaad marayo tartankii loogu jirey qandaraaskii dhismaha dekedda Boosaaso. Madaxweynaha [...]

MUUQAAL-Musharax Moorgan oo $20,000 Dollar Ugu Deeqay Dhismaha Garoonka Mira-awaare Garoowe Farriina Diray.

MUUQAAL-Musharax Moorgan oo $20,000 Dollar Ugu Deeqay Dhismaha Garoonka Mira-awaare Garoowe Farriina Diray.
General Maxamed Siciid Xirsi (Moorgan) oo u sharaxan xilka madaxweynaha Puntland ee doorashada 2019 ayaa Garoowe kaga qaybgalay ciyaar lagu soo dhoweynayey. Musharax Moorgan oo ka hadlay garoonka kubadda cagta ee Mira-awaare kahor ciyaartii [...]

DAAWO-Wararkii Ugu Dambeeyey ee Xogta Safarka Madaxweyne Gaas ee Imaaraadka iyo Khilaafka Taagan.

DAAWO-Wararkii Ugu Dambeeyey ee Xogta Safarka Madaxweyne Gaas ee Imaaraadka iyo Khilaafka Taagan.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa maanta Safar shaqo ugu ambabaxay Magaalada Abu-Dhabi ee caasimada Dalka Isku Taga Imaaraatka Carabta, kadib markii martiqaad rasmi ah uu [...]

DAAWO-Maxay Dowladda Soomaaliya Ugu Tagtay Xeradii Imaaraadka.

DAAWO-Maxay Dowladda Soomaaliya Ugu Tagtay Xeradii Imaaraadka.
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay inay la wareegtan tababarka iyo taageerida ciidamadii ay tababari jireen dowladda Imaaraatka Carabta, kuwaasi oo ku sugnaa xerada Gen Goordon. Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya [...]

DHEGAYSO-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Digniin u Diray Shaqaalaha World Bank ee Puntland,”Waa Awoodaa Inaan Istaga Idin Iraahdo”

DHEGAYSO-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Digniin u Diray Shaqaalaha World Bank ee Puntland,”Waa Awoodaa Inaan Istaga Idin Iraahdo”
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa waxa uu dhaliil u jeediyey shaqooyinka shaqaalaha banga adduunka gaar ahaan Puntland ay ka qabtaan deegaamada Puntland. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland [...]

DHEGAYSO-Siyaasi Khadar Xaaji,”Madaxweyne Gaas iyo Imaaraad Ma Diidanin Laakiin Hala Caddeeyo Heshiiska DP World”.

DHEGAYSO-Siyaasi Khadar Xaaji,”Madaxweyne Gaas iyo Imaaraad Ma Diidanin Laakiin Hala Caddeeyo Heshiiska DP World”.
Mid kamid ah siyaasiyiinta reer Puntland ayaa waxa uu siweyn u taageeray go’aanka dhex dhexaadnimo ee dowladda Soomaaliya iyo qorshaha ay kaga hortimid heshiisyadii dekedaha Boosaaso iyo Berbera. Siyaasi Khadar Xaaji Cabdi Mire oo kamid [...]