DEG-DEG: Akhriso: Jawaari oo la saftay mucaaradka Farmaajo soona saaray qoraal xasaasi ah oo ka hadlaya xildhibaanadii qaranjka dumiska lagu eedeeyay iyo digniin ku socota xeer ilaaliyaha.

DEG-DEG: Akhriso: Jawaari oo la saftay mucaaradka Farmaajo soona saaray qoraal xasaasi ah oo ka hadlaya xildhibaanadii qaranjka dumiska lagu eedeeyay iyo digniin ku socota xeer ilaaliyaha.   Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) gudoomiyaha gobalka banaadir  ayaa u qoray Xeer Ilaaliyaha…
(Bal eeg fadeexadaan) Guddoomiyaha maxkamada sare oo laga helay qoraalkii uu ku fasaxay Cabdiraxmaan Cabdishakuur, muujiyayna inay colaad kala dhexeysa Farmaajo iyo Kheyre.

Waxaani ma dowladnimaa? Ku:Gudoomiyaha Maxkamadda G/Banaadir   Ujeedo:Amar Siideyn Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame.   Gudoomiyaha Maxkamada G/banaadir ee warqadan ku socoto \Vaxaa la amrayaa in aad Siideyso siyaasiga magaciisu sare ku xusan yahay maadaama loo balansan yahay in maxkamadda la…
DEG-DEG: DAAWO: Cabdiraxmaan Shakuur oo xildhibaanada labada aqal ka dal baday inay sharciga la tiigsadaan madaxweyne Farmaajo iyo Kheyre, sheegayna inuu bilaabayo……….

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay banaanka hore ee Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay guuleysatay Cadaaladda, kaddib markii maxkamadda ay go’aamisay in aanu wax dambi ah laheyn, dibna loogu soo celiyay xoriyaddiisa. C/raxmaan C/shakuur…