Friday 19 October, 2018

DAAO-Iidle Yare & Dhibaatadii Ka Qabsatay Boosaaso Shaaha Ayuu Iibin Jirey Marna Xammaali.

DAAO-Iidle Yare & Dhibaatadii Ka Qabsatay Boosaaso Shaaha Ayuu Iibin Jirey Marna Xammaali.
Puntlandnews.net (Nairobi)-Fanaanka Caanka ah ee Iidla Yare oo kamid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ee sanadihii ugu dambeeyey sida weyn u soo baxay ayaa waxa uu ka sheekeeyey taariikh layaableh oo uu soo maray gaar ahaan xilli uu Boosaaso ka ahaa [...]

VIDEO+NAXDIN-Wiil Barakace ah oo Isu Daldalay Gabar uu Jeclaa Awgeed & Gabadhii oo Si Layaableh Uga Hadashay.

VIDEO+NAXDIN-Wiil Barakace ah oo Isu Daldalay Gabar uu Jeclaa Awgeed & Gabadhii oo Si Layaableh Uga Hadashay.
Waa arrin murugo iyo fajac ku beertay dad badan oo Soomaaliyeed kadib makrii wiil dhalinyaro ah oo kamid ah dadka barakacayaasha ah uu isku daldalay gabar uu jeclaa Awgeed, waxaana arrintaasi aad uga naxay dad badan oo Soomaaliyeed. HALKAAN [...]

Sawirro-Daanyeer Rakaab Gaari Ku Wadey oo La Xiray iyo Ninkii u Dhiibey oo La Ganaaxay.

Sawirro-Daanyeer Rakaab Gaari Ku Wadey oo La Xiray iyo Ninkii u Dhiibey oo La Ganaaxay.
Darawal bas oo u dhashay dalka Hindiya ayaa laga duubay muuqaal dad badan aad u daawadeen , kadib markii darawalkan gaari bas ah ay saarnaayeen rakaab badan u dhiibay  Daanyeer si uu u wado. Gaariga baska ah ee loo dhiibay daanyeerka ayaa waxaa [...]

VIDEO-Fanaaniinta Kala ah Xamda Yar iyo Suldaan Seeraar oo Baashaalkii Adduunka Ku Samayna…

VIDEO-Fanaaniinta Kala ah Xamda Yar iyo Suldaan Seeraar oo Baashaalkii Adduunka Ku Samayna…
Muuqaalkaan hoose waxaa lagu soo ururiyey muuqaal laga diyaariyey fanaaniinta caanka ah ee Xamda iyo Suldaan Seeraar oo isku helay dalka Turkiga sameeyeyna baashaalkii adduunka iyo damaashaad aan horay loogu arag fanaaniinta Soomaalida. RIIX [...]

VIDEO-Gabdhihii Muqdisho oo Sheegay Inay Ragga Jareerta ah Guursanayaan iyo Kuwa Ka Dhaartay & Sababta.

VIDEO-Gabdhihii Muqdisho oo Sheegay Inay Ragga Jareerta ah Guursanayaan iyo Kuwa Ka Dhaartay & Sababta.
Dhowaan qoys kamid ah dadka ugu badan ee degan gobolka Banaadir ayaa waxa ay si xun u gubeen oday waayeel ah oo la sheegay inuu adeer u ahaa wiil ka soo jeeda beesha jareer weyne oo guursaday gabar ay dhaleen qoyska odayga gubey. Arrintaasi [...]

DAAWO-Cudurkii Ugu Horeeyey ee Halis ah oo La Ogaadey in Jiirku U Gudbiyo Bini’aadamka iyo Soomaalida oo Halis Ugu Jidha.

DAAWO-Cudurkii Ugu Horeeyey ee Halis ah oo La Ogaadey in Jiirku U Gudbiyo Bini’aadamka iyo Soomaalida oo Halis Ugu Jidha.
Wadanka Shiinaha oo kamid ah dalalka Horumaray ee caalamka ayaa lagu diiwaangeliyey xanuunkii ugu horeeyey ee la ogaadey in xayawaanka Jiirka loo yaqaan uu u gudbiyo aadahana, kaasi oo markii hore kudhici jirey noolaha jiirka oo kaliya. Shaybaar [...]

VIDEO-Khadro Saliimo oo Weerartay Hodon Cabdiraxmaan Sheegtayna Inay Ninkeed Mursal Muuse Ka Sixratay+Ka Bixidda Xidigaha.

VIDEO-Khadro Saliimo oo Weerartay Hodon Cabdiraxmaan Sheegtayna Inay Ninkeed Mursal Muuse Ka Sixratay+Ka Bixidda Xidigaha.
Fanaanadda caanka ah ee Khadra Saniimo oo dhowaan saygeedii Mursal Muuse la aqal galay Hodon Cabdiraxmaan ayaa ka hadashay arrimahaasi, qaabka ninkeedii looga qaaday, kaalintii xidigaha geeska iyo sababaha ay uga baxday kooxdaasi. Waxayna ku [...]

VIDEO-Farxiyo Fiska oo Baadiyaha Hargaysa Ku Baashaalaysa Fuushayna Dundumadii Sooraan+Reer Miyi Sigay Inuu..

VIDEO-Farxiyo Fiska oo Baadiyaha Hargaysa Ku Baashaalaysa Fuushayna Dundumadii Sooraan+Reer Miyi Sigay Inuu..
Fanaanadda caanka ah ee Farxiya Fiska ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey ku sugan magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Soomaaliland waxaana ay ku damaashaadaysaa dhulbaadiye ah. Waxa ay fuushay dundumo uu horay u soo fuulay jilaaga caanka ah [...]

VIDEO-Gabar Soomaaliyeed oo Guursatay Laba Nin oo Ajaaniib ah Waxbadana Ka Sheekaynaysa-LIVE.

VIDEO-Gabar Soomaaliyeed oo Guursatay Laba Nin oo Ajaaniib ah Waxbadana Ka Sheekaynaysa-LIVE.
Muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa aad u soo kordhayey haweenka Soomaaliyeed ee guursanaya nimanka ajaaniibta ah ee isugu jira madaw iyo caddaanka, waxaana ay ka ka dhacday xitaa gudaha magaalada Garoowe. Haddaba maanta waxaan idinla qaybsanaynaa [...]

VIDEO-Sheekh Dabcasar oo Si Layaable u Soo Afmeeray Heestii Ha Ooyine Aamu.

VIDEO-Sheekh Dabcasar oo Si Layaable u Soo Afmeeray Heestii Ha Ooyine Aamu.
Sheekh Cabdiraxmaan Dabcasar oo muddooyinkii ugu dambeeyey siweyn u qabsaday baraha bulshada gaar ahaan Facebook ayaa soo afmeeray heestii laga dabadhacay ee Ha Ooyine Aamu. HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL Heestaan oo dhalinyarada Soomaalidu [...]

DAAWO-Maamo Malyuun oo Maanta Maxkamad La Soo Taagey Xukun Culusna Lagu Ridey+Xabsi ay..

DAAWO-Maamo Malyuun oo Maanta Maxkamad La Soo Taagey Xukun Culusna Lagu Ridey+Xabsi ay..
Muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey warar sheegaya in maxkamad la soo taagayo maamo Malyuun oo ah shaqsi caan ka ah baraha bulshada guud ahaana siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida iyo caalamka. Maamo Malyuun oo lagu haystay arrimo [...]

DAAWO-Nasashada Jumcada iyo Niiko Waali ah (Nadiiro Nayruus iyo Shaadiyo Sharaf oo Iskaabuladii Daadiyey”.

DAAWO-Nasashada Jumcada iyo Niiko Waali ah (Nadiiro Nayruus iyo Shaadiyo Sharaf oo Iskaabuladii Daadiyey”.
Kulan wanaagsan Jimca kariim dhammaan akhristayaasheena shabakadda wararka iyo madadaalada ee Puntlandnews xubinteenii Nasashada Jumcada waxaan maanta ku soo qaadanaa goor maa kuugu dambaysay ciyaaraha habluhu ciyaaraan ee dhaqanka Soomaaliyeed [...]

DAAWO-Nin Somali ah oo Islaantiisu Arrimo Anshax Xumo ah Ka Faafisay oo Muuqaal Soo Duubay.

DAAWO-Nin Somali ah oo Islaantiisu Arrimo Anshax Xumo ah Ka Faafisay oo Muuqaal Soo Duubay.
Haweeney Soomaaliyeed ayaa dhowaan shaaca ka qaaday arrimo fool xumo ah oo ay sheegtay inay ku aragtay ninkeeda ah oo ah muwaadin Soomaali ah oo ay kuwada noolaayeen dalka dibadiisa kahor inta aysan kala tegen oo aysan isku dhicin. Haweeneydaan [...]

Ma Tahay Qofka Xiiseeya Arimaha Jaceylka Iyo Qoyska , Xariir Jaceyl Ma Ku Jirtaa ,Website Ku Anfacaya Ayaa Hawada Soo Galay ,Nasteexa.com Booqo

Ma Tahay Qofka Xiiseeya Arimaha Jaceylka Iyo Qoyska , Xariir Jaceyl Ma Ku Jirtaa ,Website Ku Anfacaya Ayaa Hawada Soo Galay ,Nasteexa.com Booqo
Dhammaan dadka Soomaaliyeed,gaar ahaan dhallinyarada,Gabdhaha, Wiilasha iyo guud ahaan Lamaanaha is-jecel,ama isqaba waxaa loogu bishaareynaa in uu hawada soo galay Website lagu magacaabo Nasteexa.com oo ka hadlaya arrimahan: 1- Kobcinta Qoyska [...]

MUUQAAL-Maxaad Ka Taqaanaa Hogaamiyayaasha Adduunka Ugu Ilaalada Adag Yaase Hogaaminaya?

MUUQAAL-Maxaad Ka Taqaanaa Hogaamiyayaasha Adduunka Ugu Ilaalada Adag Yaase Hogaaminaya?
Kulan wanaagsan xubinteena nasashada Jimcada ee Maanta waxaan ku eegi doonaa muuqaal aad qariib kuugu ah aadna la cajabi doonto oo ka turjumaya hogaamiyayaasha ugu ilaalada adag, ugu ammaanka badan ama aadka looga taxadaro adduunka xilligaan. Waxaa [...]

TOOS U DAAWO-Imaanshaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Magaalada Garoowe.

TOOS U DAAWO-Imaanshaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Magaalada Garoowe.
Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on Google+ (Opens in new window)Like this:Like Loading...

DHEGAYSO-Heshiis Lagaarey oo Lafuliynayo iyo Kumanaan Askar oo Ka Baxay Furimaha Dagaalka+Ciidamo Dagaal Ku Dhawaaqay.

DHEGAYSO-Heshiis Lagaarey oo Lafuliynayo iyo Kumanaan Askar oo Ka Baxay Furimaha Dagaalka+Ciidamo Dagaal Ku Dhawaaqay.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno furimaha dagaalka ayaa sheegaya in ciidamo ku dhow labo kun oo askari kuna hubaysan gaadiidka dagaalka ay ka bexeen furimaha dagaalka ayna guud ahaanba gobolka ka bexeen, walow aysan dowladdu weli ka [...]

FAAQIDAAD (DAAWO)-Rabitaanka Puntland iyo Somaliland iyo DFS oo ay Sool Ka Haysato 2 Daran Mid Dooro.

FAAQIDAAD (DAAWO)-Rabitaanka Puntland iyo Somaliland iyo DFS oo ay Sool Ka Haysato 2 Daran Mid Dooro.
Xiisadaha u dhexeeya Soomaaliland ee ka aloosan gobolka Sool ayaa sii kordhaya waxaana labada dhinac u muuqdaan kuwa aan ka baaqsan doonin dagaal dhex mara marka loo eego xaaladda taagan. Waxaa guud ahaanba guul daraystay wadahadaladii ay wadeen [...]

TOOS U DAAWO-Munaasabadda Furitaanka Kal-fadhiga 41aad ee Barlaamanka Puntland.

TOOS U DAAWO-Munaasabadda Furitaanka Kal-fadhiga 41aad ee Barlaamanka Puntland.
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu si rasmi ah u furayaa kal-fadhigii 41aad ee barlamaanka Puntland, iyadoona ay goob joog yihiin gudoonka barlamaanka, xildhibaano, golaha xukuumadda, ururada bulshada [...]

DHEGAYSO-Hooyada Dhashay Hogaamiyaha Boko Haram oo Farriin Lama Filaan ah u Dirtay Wiilkeeda.

DHEGAYSO-Hooyada Dhashay Hogaamiyaha Boko Haram oo Farriin Lama Filaan ah u Dirtay Wiilkeeda.
Falmata Abuubakar  oo ah hooyada dhashay ninka ah hoggaamiyaha kooxda Boko Xaraam Abubakar Shekau ayaa markii ugu horaysay ka hadashay xaaladda wiilkeedu ku sugan yahay, haddii uu noolyahay, dhibaatooyinka uu shacabka ku hayo iyadoona u soo [...]

DAAWO-Barnaamij Gaar ah Taariikhda Dheer ee Gobolka Sool.

DAAWO-Barnaamij Gaar ah Taariikhda Dheer ee Gobolka Sool.
Gobolka Sool waxa uu kamid yahay gobolada dastuuriga ah ee Puntland, waxaana sidoo kale sheegta Soomaaliland oo ku dacwootay inuu yahay gobol ay siisay dowladdii dalka Ingiriiska oo gumaysanaysay gobolada waqooyi bari ee dalka Soomaaliya. DAAWO [...]

VIDEO-Dowlada Kenya oo Markii Ugu Horaysay Dayax Gacmeed Hawada U Dirtay.

VIDEO-Dowlada Kenya oo Markii Ugu Horaysay Dayax Gacmeed Hawada U Dirtay.
Munaasabada hawada loogu dirayey dayax gacmeedkaani ayaa waxaa ka qayb galay khuburo ka socotey dalka Japan, Saynisyahano Kenyan ah, masuuliyiin katirsan xukuumadda Kenya iyo dadweyne kale. VIDEO DAAWO VIDEO-Dowlada Kenya oo Markii Ugu Horaysay [...]

DHEGAYSO-Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Puntlandnews.net.

DHEGAYSO-Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Puntlandnews.net.
Kulan wanaagsan akhristayaasheena sharaftalehow ku soo dhowaada warkii duhurnimo ee warbaahinta Puntlandnews.net, waxaana aad kaga bogan doontaan wararkii ugu dambeeyey ee Puntland, Soomaliya iyo guud ahaan caalamka. HALKAAN HOOSE KA DHEGAYSO http://puntlandnews.net/wp-content/uploads/2018/04/Warka-Pnews-20-April.mp3 FEKERKAAGA [...]

DAAWO-Xagee Kunool Yahay Diinka Adduunka Ugu Da’ada Weyn Uguna Culus.

DAAWO-Xagee Kunool Yahay Diinka Adduunka Ugu Da’ada Weyn Uguna Culus.
Diinka ama dii-diinka ugu da’da weyn caalamka ayaa laga helay wadankan Kenya waxaana sidoo kale uu ugu da’ weyn yahay isla markaana ugu culus yahay diimanka laga helo caalamka oo dhan. Waxa uu noqday kan ugu ugu faca weyn uguna culeys badan. [...]

DAAWO-Fanaanad Farxiya Kabayare oo Ku Dhegan Cawaale Aadan iyo Codad iyo Muuqaal Sir ah oo Laga Duubay.

DAAWO-Fanaanad Farxiya Kabayare oo Ku Dhegan Cawaale Aadan iyo Codad iyo Muuqaal Sir ah oo Laga Duubay.
Fanaanada Farxiyo Kabayare ayaa weerar ku qaaday fanaanka kale ee Cawaale Aadan kaas oo laga duubay Cod lagu weerarayo Fanaanada Kabayare. Muuqaal ay Facebook soo dhigtay Farxiyo Kabayare ayaa waxaa ay sheegtay in Fanaanka Cawaale Aadan uu si [...]

Waxan ahay Madaxweynenaha Somalia 2024 (Qormo Yaab leh)+Tirada Wasiirada.

Waxan ahay Madaxweynenaha Somalia 2024 (Qormo Yaab leh)+Tirada Wasiirada.
Hadii ilaah raali ka noqdo waxaan ahay madaxweynaha Somalia sanadka 2024 markaas oo subaxnimda 2 july 2024 aan ku soo kici doono dad gurigayga hor tuban kuwaas oo ku qaylinaya “ ka soo bax guriga miyaadan ogayn in laguu doortay madaxweynaha [...]

Maxaa U Sabab Ah Rajo Dhigista , Sideesa Looga Hor Tagaa ?  

Maxaa U Sabab Ah Rajo Dhigista , Sideesa Looga Hor Tagaa ?    
 Alla maxaan aduunyo qanac la’aan ka jirto ku noolnahay! Qofna kuma qanacsana waxa uu heysto dunidan. qof kasta waxaa ku jira jamasho wuxuusan heysan. Maxay sidaa u tahay? Sababtoo ah waxaan jecelnahay is bar-bar dhigid & ku dayasho. Dadka [...]

Ma Ka Sheeganeysaa Caajis Iyo Wahsi , 8-daan Arin Ayaad Kaga Taqalusi Kartaa

Ma Ka Sheeganeysaa Caajis Iyo Wahsi , 8-daan Arin Ayaad Kaga Taqalusi Kartaa
 Caajis badan iyo boring ma dareenta? Ma iska wayday xiisihi aad hawlaha ku qaban jirtay? Waxyaabihi aad jaclayd xiisahay lahaayeen ma ka wayday? Sideed dareenka iskaga biin lahayd? Sii akhri si aad uga faaidaysato: Ugu horeyn , aqriso mar [...]
%d bloggers like this: