Friday 20 April, 2018

Taageerayaasha Roma oo Ka Walaacsan Dhaawaca Kostas Manolas Kahor Kulanka Liverpool.

Taageerayaasha Roma oo Ka Walaacsan Dhaawaca Kostas Manolas Kahor Kulanka Liverpool.
Kooxda kubadda cagta ee Roma oo ka dhisan dalka Italy ayaa wayn doonta mid kamid ah daafacyadoodii ugu wanaagsanaa ee xilli ciyaareedkaani, ahaana xidigii dhaliyey goal-kii u suura geliyey inay Barcelona ka reebaan kooba Champions League Xilli [...]

Jose Mourinho oo Farriin U Diray Paul Pogba Shaaciyeyna Hal Arrin oo uu Qaabkiisa Ku Soo Ceshan Karo.

Jose Mourinho oo Farriin U Diray Paul Pogba Shaaciyeyna Hal Arrin oo uu Qaabkiisa Ku Soo Ceshan Karo.
Tababaraha kooxda kubadda cagte ee Manchester United Jose Mourinho ayaa farriin u diray xidiga khadka dhexe ee Manchester iyo xulka France Paul Pogba oo ciyaar cajiib ah soo bandhigay kulankii ay todobaadkii hore 3 iyo 2 kaga adkaadeen deriskooda [...]

Taageerayaasha Ugu Xamaasada & Buuqa Badan Premier League Oo Loo Codeeyay Yaa Ku Guulaystay?

Taageerayaasha Ugu Xamaasada & Buuqa Badan Premier League Oo Loo Codeeyay Yaa Ku Guulaystay?
Shabakada Sky Sport ayaa samaysay codayn ay taageerayaasha premier League ku waydiinaysay taageerayaasha ugu xamaasada iyo qaylada badan marka ay joogaan garoonkooda iyo marka ay martida yihiinba. Taageerayaal dhan 4000 oo taageere ayaa u codeeyay [...]

Macalin Klopp oo Caddeeyey Haddii Mohamed Salah Laga Iibinayo Real Madrid.

Macalin Klopp oo Caddeeyey Haddii Mohamed Salah Laga Iibinayo Real Madrid.
Tababaraha kooxda kubadda cagta ee Liverpool Jurgen Klopp oo ka jawaabaya xiisaha kooxaha reer Spain ee Barcelona iyo Real Madrid ee xidigga ugu wanaagsan xilligaan Liverpool Mohamed Salah ayaa caddeeeyey haddii ay xagaaga iibin doonaan iyo [...]

Tababaraha Man City Ee Pep Guardiola Oo Magacaabay Kooxda Uu Doonayo In Ay Ku Guulaysato Champions League Kadib Markii Ay Kooxdiisu Hadhay

Tababaraha Man City Ee Pep Guardiola Oo Magacaabay Kooxda Uu Doonayo In Ay Ku Guulaysato Champions League Kadib Markii Ay Kooxdiisu Hadhay
Tababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday kooxda uu doonayo in ay ku guulaysato tartanka champions League kadib markii ay kooxdiisu kaga hartay tartanka lugaha kooxda Liverpoo. Tababare Pep Guardiola ayaa kooxda Liverpool [...]

Sawirradii Ugu Dambeeyey ee Liverpool Kahor Kulanka Man City Miyuu Kujiraa Mohamed Salah.

Sawirradii Ugu Dambeeyey ee Liverpool Kahor Kulanka Man City Miyuu Kujiraa Mohamed Salah.
Garoonka kooxda ay leeyihiin maalqabeenada Carbeed ee Manchester City ayaa waxaa caawa lugta labaad ee koobka Champions League kuwada ciyaari doona Man City iyo Liverpoool, xilli lugtii hore 3 iyo 0 ay ku soo badisay Liverppool. Haddaba kooxda [...]

Mohamed Salah oo Ku Guulaystay Laacibkii Bishii March ee Premier League.

Mohamed Salah oo Ku Guulaystay Laacibkii Bishii March ee Premier League.
Waxaa goor dhoweyd la bixiyey abaalmarinta laacibka bisha ee taageerayaasha horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska ayna ku loola mayeen Mohamed Salah Dele Alli, Heung-Min Son, Jan Vertonghen, Leroy Sane iyo David Silva. Mohamed Salah oo [...]

Tababaraha Kooxda Man City Ee Pep Guardiola Oo Shaaca Ka Qaaday Wixii Uu Ku Yiri Xiddiga Paul Pogba Kadib Ciyaartii Manchester Derby

Tababaraha Kooxda Man City Ee Pep Guardiola Oo Shaaca Ka Qaaday Wixii Uu Ku Yiri Xiddiga Paul Pogba Kadib Ciyaartii Manchester Derby
Tababaraha kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday wixii uu ku yiri Paul Pogba kadib kulankii Manchester derby. Xiddiga khadka dhexe ee Man United ayaa laba gool dhaliyay isaga oo City ka hor istaagay in ay u dabaal degto hanashada [...]

Tababaraha Kooxda Chelsea Ee Antonio Conte Ayaa Shaaca Ka Qaaday Sababta Ayna Xiddigaha Chelsea U Soo Bandhigi Karin Qaab Ciyaareedkii Ay Liverpool Soo Bandhigtay Kulamadii Man City

Tababaraha Kooxda Chelsea Ee Antonio Conte Ayaa Shaaca Ka Qaaday Sababta Ayna Xiddigaha Chelsea U Soo Bandhigi Karin Qaab Ciyaareedkii Ay Liverpool Soo Bandhigtay Kulamadii Man City
Tababaraha Kooxda chelsea ee Antonio Conte ayaa qirtay in ayna xiddigaha chelsea u ciyaari karin sida ay u ciyaaraan xiddigaha Liverpool kuwaas oo guul qurux badan ka gaaray kooxda Man city lugtii 1-aad ee wareega 8 dhamaadka tartanka champions [...]

Kevin de Bruyne Oo Sheegau In Uu Kaliya Laba Jeer La Hadlay Markii Ay Wada Joogeen Kooxda Chelsea – Waxana uu Shaaca Ka Qaaday Waxa Uu Labadaas Jeer Ku Yiri

Kevin de Bruyne Oo Sheegau In Uu Kaliya Laba Jeer La Hadlay Markii Ay Wada Joogeen Kooxda Chelsea – Waxana uu Shaaca Ka Qaaday Waxa Uu Labadaas Jeer Ku Yiri
Xiddiga Khadka dhexe uga ciyaara kooxda Man city ee Kevin de Bruyne ayaa shaaca ka qaaday in uu kaliya 2 mar la hadlay tababare Jose Mourinho wakhtigii ay wada joogeen kooxda chelsea. 26 jirkan ayaa kooxda Blues ku biiray sanadkii 2012 markii [...]

Lionel Messi & Luis Suarez Oo Ah Lamaanaha Weerarka Ee Ugu Fiican Horyaalada Yurub & Xog Muujinaysa

Lionel Messi & Luis Suarez Oo Ah Lamaanaha Weerarka Ee Ugu Fiican Horyaalada Yurub & Xog Muujinaysa
Xiddigaha Kooxda Barcelona ee Lionel Messi iyo Luis Suarez ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku jira tan ilaa bilowgii sanadkan 2018 iyaga oo ka horeeya dhamaan weeraryahanada lamaanayaasha ee tartamada yurub. Kooxda Barcelona ayaa ku jirta wakhtigeedii [...]

Jurgen Klopp oo Lahadlay Taageerayaasha Liverpool Caddeeyeyna Hadduu Ku Biirayo Bayern Munich.

Jurgen Klopp oo Lahadlay Taageerayaasha Liverpool Caddeeyeyna Hadduu Ku Biirayo Bayern Munich.
Macalinka Germalka ah ee kooxda Liverpool ee dalka England Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday hadal ay siweyn ugu farxeen taageerayaasha Liverpool xilli siweyn loola xiriirinayey kooxda Bayern Munich, isagoona xusay inuu ku faraxsan yahay [...]

Neymar Oo Si Maldahan U Sheegay Xiddiga Fiican Cristiano Ronaldo & Lionel Messi, Muxuuse Ka Yiri Wararka La Xiriirinaya Real Madrid.

Neymar Oo Si Maldahan U Sheegay Xiddiga Fiican Cristiano Ronaldo & Lionel Messi, Muxuuse Ka Yiri Wararka La Xiriirinaya Real Madrid.
Xiddiga Kooxda Barcelona ee Lionel Messi iyo xiddiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa loo arkaa inay yihiin labada ciyaaryahan ee ugu fiican adduunka. Labada xiddig ayaa dhexdooda ku guulaystay 10 Abaalmarin oo ah Ballon d’Or-ka [...]

Cristiano Ronaldo Mise Lionel Messi? Xiddig Real Madrid Ah Oo Ku Qasbanaaday In Uu Sharaxo Hadal Uu Ka Yiri Midka Fiican Ronaldo & Lionel Messi

Cristiano Ronaldo Mise Lionel Messi? Xiddig Real Madrid Ah Oo Ku Qasbanaaday In Uu Sharaxo Hadal Uu Ka Yiri Midka Fiican Ronaldo & Lionel Messi
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Federico Valverde ayaa ku qasbanaaday in uu kala cadeeyo is faham waa kadib markii uu sheegay in Lionel Messi uu ka fiican yahay Cristiano Ronaldo. 19 jirkan oo haatan amaah kula jooga kooxda Deportivo [...]

Gabriel Jesus Oo Diiday Heshiis Cusub Oo Ay Kooxdiisa Man City Miiska U Saartay, Maxay Tahay Sababtu

Gabriel Jesus Oo Diiday Heshiis Cusub Oo Ay Kooxdiisa Man City Miiska U Saartay, Maxay Tahay Sababtu
Weeraryahanka kooxda Man City ee Gabriel Jesus ayaa lagu soo waramayaa in uu iska diiday heshiis cusub oo uu todobaadkii ugu qaadanayo 90 kun oo Gini isaga oo waliba gabi ahaanba joojiyay wadahadaladii uu kula jiray kooxdiisa Man City. Madaxda [...]

UEFA Oo Ku Dhawaaqday Isbedelka Cusub Ee Champions League Ka Hor Xilli Ciyaareedka Soo Socda – Badalka 4-aad Oo Ku Jira

UEFA Oo Ku Dhawaaqday Isbedelka Cusub Ee Champions League Ka Hor Xilli Ciyaareedka Soo Socda – Badalka 4-aad Oo Ku Jira
UEFA ayaa ku dhawaaqda in dhawr is badal lagu sameeyay champions Leageue kaas oo dhaqan gali doona xilli ciyaareedka dambe kana mid yahay in la ogaaday badal 4-aad oo ay koox walba samayn doonto. Wareegyada tooska loo haro marka la gaaro wakhtiga [...]

Griezmann,”Waxaan Jecelahay Ka Garab Ciyaarista Pogba Lakiin Mahan Inaan Ku Biirayo Manchester”.

Griezmann,”Waxaan Jecelahay Ka Garab Ciyaarista Pogba Lakiin Mahan Inaan Ku Biirayo Manchester”.
Weeraryahanka xulka qaranka dalka France iyo kooxda Atletico Madrid Antonio Griezmann ayaa shaaca ka qaaday inuu daqiiqad walba jecel yahay ka garab ciyaarista laacibka khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba, haseyeeshee uusan rabin inuu [...]

Lionel Messi Oo Luis Suarez U Sheegay In Ay Kooxda Barcelona Xiddig Lama Filaan Ah Ka Soo Wado Premier League

Lionel Messi Oo Luis Suarez U Sheegay In Ay Kooxda Barcelona Xiddig Lama Filaan Ah Ka Soo Wado Premier League
Xiddiga 1-aad ee kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa xiddiga ay weerarka Barcelona saaxiibka ku yihiin ee Luis Suarez ku war galyay in ay kooxda Barcelona si lama filaan ah ugu dhaqaaqayso saxiixa xiddiga ka ciyaara horyaalka Premier League. Lionel [...]

Manchester United iyo Liverpool oo Ku Loolamaya Mid Kamid ah Xidigaha Brasil Yaase Ku Dhow?

Manchester United iyo Liverpool oo Ku Loolamaya Mid Kamid ah Xidigaha Brasil Yaase Ku Dhow?
Liverpool ayaa doonaysa inay dhiggeeda Manchester United ku garaacdo saxiixa laacibka khadka dhexe ee xulka qaranka dalka Brasil, Talisca, kaasi oo soo jiitey indhaha kooxaha reer England kadib bandhig wanaagsan oo uu ka sameeyey kooxda Besiktas. Wargeyska [...]

Kooxda Chelsea Oo Ku Dhaw In Ay Ku Dhawaaqdo Tababareheeda Cusub Ee Hogaami Doona Xilli Ciyaareedka Dambe

Kooxda Chelsea Oo Ku Dhaw In Ay Ku Dhawaaqdo Tababareheeda Cusub Ee Hogaami Doona Xilli Ciyaareedka Dambe
Kooxda chelsea ayaa ku dhaw in ay magacowdo tababarihii badali lahaa tababaraha kooxda haatan hogaamiya ee Antonio Conte sida ay sheegayaan wararka ka imanaya France. Chelsea ayaa la filayaa in ay iska fasaxdo tababareheeda haatan ee Antonio [...]

Wakhtiga Uu Neymar Garoomada Ku Soo Laaban Doono Oo Ugu Dambayn La Ogaaday

Wakhtiga Uu Neymar Garoomada Ku Soo Laaban Doono Oo Ugu Dambayn La Ogaaday
Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Brazil iyo kooxda PSG ee Neymar ayaa ugu dambayn la ogaaday wakhtiga uu garoomada ku soo laaban doono kadib dhaawacii soo gaaray xiddiga ee keenay in qaliin lagu sameeyo. Neymar ayaa garoomada ka maqnaan doona [...]

Real Madrid Oo Isaga Haraysa Xiisaha Eden Hazard & Xiddig Ay 200 Oo Milyan Ku Dalbanayso Oo La Ogaaday

Real Madrid Oo Isaga Haraysa Xiisaha Eden Hazard & Xiddig Ay 200 Oo Milyan Ku Dalbanayso Oo La Ogaaday
Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay in ay gabi ahaan isaga harto xiisaha Xiisaha xiddiga kooxda Chelsea ee Eden Hazard iyada oo dareenkeeda u jeedin doonta xiddig premier league kala ciyaara Waliba diyaar u ah in [...]

Mohamed Salah Waa Hogaamiyaha Gool Dhalinta Premier League Laakiin Sidoo Kale Hogaaminaya Liis Lama Filaan Ah

Mohamed Salah Waa Hogaamiyaha Gool Dhalinta Premier League Laakiin Sidoo Kale Hogaaminaya Liis Lama Filaan Ah
Xiddiga Kooxda Liverpool ee Mohamed salah ayaa ah xiddiga ugu qaab ciyaareedka fiican xilli ciyaareedkan Laakiin Xiddiga Liverpool ayaa sidoo kale hogaaminaya Liis kale oo la yaab leh. Xiddiga reer Egypt ayaa dhaliyay 28 gool isaga oo 4 gool [...]

Cristiano Ronaldo Oo Xawli Ku Socda Haatana Ka Mid Noqday Xiddigaha U Tartamaya Gool Dhalinta Yurub, Imisa Dhibcood Ayuu Leeyahay

Cristiano Ronaldo Oo Xawli Ku Socda Haatana Ka Mid Noqday Xiddigaha U Tartamaya Gool Dhalinta Yurub, Imisa Dhibcood Ayuu Leeyahay
Tartanka Loogu jiro gool dhalinta yurub ayuu ku dhacay is badal weyn kadib markii xiddigaha Mohamed salah iyo Mauro Icardi dhaliyeen min 4 gool iyo Lionel Messi oo dhaliyay hal gool. Waxa hogaaminaya gool dhalinta xiddiga kooxda Liverpool ee [...]