Wararka Maanta

Daawo Barnamijka Qormiyo Qoraal iyo Wariye Siciid Mahad Maxamed

ku soo Dhowada Barnamijka Qormiyo Qoraal waa Barnamij uu idin Soo diyaariyo Wariye Siciid Mahad Maxamed isla markana uu kaga hadlayo Dhibatada Qaadku leyahay, Cudurada uu sababo iyo Silo layskaga dayn karo. Barnamijka waxa Marti ugu ah Aqoonyahayn Aqonyahan Maxamoud…
Daawo Barnamijka Qormiyo Qoraal iyo Wariye Siciid Mahad Maxamed

ku soo Dhowada Barnamijka Qormiyo Qoraal waa Barnamij uu idin Soo diyaariyo Wariye Siciid Mahad Maxamed isla markana uu kaga hadlayo Sida Dhalinyaradu u hor marin karto Dalkoda, Wadooyinka lo mari kari MArka Dhalinyaradu ay Horumarinayaa Dalkoda iyo Faa,idooyinka laga…
18 kadib maxa Dowladda Puntland u qabsoomey W/Q Sharmaarke Yare.

Puntland waa mid kamid ah Maamulada ka tirsan Dowlada Faderalka ee Soomaaliya waxaa la asaasay 1998kii, waxaana asaasay isimo ,siyaasiyiin,ganacsato,culima’udiin ,haween dadka ugu caansanaa ee isugu yimi shirkii GAROWE kadhacay 1998 waxaa kamid ahaa madaxweynihii hore ee Dawladda DFKMG Cabdullaahi…
FAALO MUHIIM AH-Waa maxay Nidaamka Federalku?

Federaalku waa nidaam dowladeed kaasoo awoodda dowladda dastuurka dalku u qeybiyo dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada. Maamul goboleedyadu waxay leeyihiin meekhaan maamul hoosaad ah, oo waxay haystaan xukun hoosaad ay gobolladooda ku maamulaan. Awoodaha ay ku shaqeeyaan dowlad goboleedyadu dowladda…
Prof. Gaas, Boqol Jeer Buu Been Noo Sheegay!

Prof. Gaas, Boqol Jeer Buu Been Noo Sheegay! Dabayaaqadii sanadkii 2013 ayay ahay markii gobolada Puntland ay ka bilaabatay olalaha doorashada musharaxiinta u taagan xilka madaxwaynenimada Maamulka Puntland oo uu markaas xilka banyan rabay madaxwaynihii hore ee Puntland Mudane Cabdirahman…
Maxaad KaTAqaanaa Warshadda Kaluunka Ee Degmadda Qandalla +Sawiro

Magaaladda Qandalla waxay kamid tahay Degmooyinka kulaala ama kuyaala Gacanka Khaliijka,kana mid ah Degmooyinka Gobolka Bari Ee Dawladda Puntland. Waxay Dhanka Bari ka xigtaa Magaaladda Bosaso,Waxayna u jirtaa qiyaastii Dhoor iyo Todobaatan Kiloo Mitir. Maxamuud Yaasiin Yuusuf Cali OO Lo…
FAALO XASAASI AH-“.Madaxweynihii Gaariga Nebcaa”.

Taariikhda Soomaalida ayaa wax ka qoraysa hogaamiye walba oo soo mara dalka, waxaana lagu xasuusan doonaa qodobo u gaar ah iyo arrimo lahadal hayn doono mudooyin badan. Madaxweynaha hadda xilkiisu dhammaaday islamarkaan u sharaxan xilka mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…
FAALO-*XILDHIBAANKA XILDHIBAANIMADDA WAX HA LOOGU DARO”

Xubnaha baarlamaanka ama golaha shacabku waxay ka tirsan yihiin sadexda, Qaybood ee loo qaybsho ama ay ka kooban tahay dawladdu oo kala ah: Gollaha fulinta (executives): gollahaan waa qaybta loo yaqaan Gollaha fulinta kuwaas Maasuul ka ah hirgalinta iyo dar-dar…
Maxaa ka jira khilaafka beesha Nugaaleed?

Nugaali Isma Khilaafsan ee Dano Gaar baa guuxaya Maqaal iyo shiraar warbaahintu tabisey oo sheegaya In Odyaasha iyo Waxgaradka Reer Nugaaleed ku baaqeen in la tartamo .Maxaa ka Run ah? Reer Nugaaleed iyo Isimadoodu xubinta reer bay ku magacabeen iyagoo…
Maxaynu Ku xulanaa Madaxweynaheena Iman doona?

Waa muhim inaynu wax barano wadamada dariska nala  ah, kuwa kuyaala qaarada aad dagantahay , iyo guud ahaan kuwa dunida aad kunooshahay ku yaala. Malaha waa muhin inaan Africa Qaaradena Hodonta ah tusaal usoo qaato. Inta badan qaarada Africa Africa…
Xasanoow Ma Aadan Noqon Waxaan Ku Moodnay! W/Q Mahamud J.Farah

Mudane Xasan Shiikh Maxamuud wuxuu September 8, 2012, Baarlamaanka ka horjeediyey barnaamidkiisii haddii la doorto u dalka ku hogaamin lahaa. Lixdii tiir ee uu dadka Somaliyeed iyo Baarlamaanka u sheegay inuu fulindoono waxay ahaayeen: 1-Xasilinta Dalka. 2- Soo noolaynta dhaqaalaha…
Maxaa ka jira in dib loo dhigayo doorashada Soomaaliya?

Waxaa jira xoga isa soo taraya oo shaki gelinaya qabsoomidda doorashada Soomaaliya xilligii loogu talagalay, qaar ka mid ah xogahan waxay xoojinayaan in doorashada Soomaaliya la qaban doono sanadka dambe ee 2017, waxayna cuskanayaan qodobo macquul ah, sida waqtiga oo…
Shaqo abuuris mise sharaf dhac?  Cabdinuur Faarax Maxamuud

Saaxiibkey joga waddanka Sucuudiga ayaa ii xaqiijiyey in Dalka Sucuudiga lakeenay Hablo Soomaaliyeed oo Dawladda Soomaaliya kasoo dhoofisay Muqdisho. Wuxuu uu sheegay. Hablahaan inay dhan yihiin 26, ayna jiraan kuwa kale oo la soo wado.. Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Shiikh ayaa…