Wararka Maanta

DEG DEG:(Daawo)Somaliland oo war culus kasoo saartay mar kale dagaalka Tukaraq & Wasiiro Qaylo afka furtay “Afar Gobol Ciidamadii joogay ayaa nala soo dul dhigay” + Somaliland oo xaalad Qiil Qiil ah ku jirta……

Wasiirka Arrimaha gudaha maamulka Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland ayaa afka furtay, waxaana uu ku eedeeyey wasiirku in dowladda federaalka Soomaaliya iyo Puntland ay ciidamo soo dhoobeen qaybo kamid ah…