Friday 19 October, 2018

HOT NEWS-Hardanka Puntland & Somaliland oo Meel Culus Gaarey iyo Ciidamadii Tukaraq oo Heegan Lageliyey.

HOT NEWS-Hardanka Puntland & Somaliland oo Meel Culus Gaarey iyo Ciidamadii Tukaraq oo Heegan Lageliyey.
Puntlandnews.net (Garoowee)-Wararkii ugu dambeeyey ee galabta aanu ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xaaladdu ay aad u cakiran tahay isla markaana labada dhinac ay isu diyaariyeen dagaal xooggan. Ciidamada Puntland [...]

DAAWO-Madaxweynaha oo Gaarey Jiidaha Hore & Saldhigyada Ciidamada Kuna Amray Dagaalka Xoraynta.

DAAWO-Madaxweynaha oo Gaarey Jiidaha Hore & Saldhigyada Ciidamada Kuna Amray Dagaalka Xoraynta.
Puntlandnews.net (GR)-Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya socdaal xasaasi ah oo madaxweynuhu ku tegey saldhigyada ay ku sugan yihiin ciidamada Daraawiishta iyo kuwa difaaca ee u diyaarsan howlgalka xoraynta deegaamada maqan. Madaxweynaha [...]

XOG RASSMI AH-Kulamo Siyaasadeed oo Ka Bilowday Galkacyo iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya.

XOG RASSMI AH-Kulamo Siyaasadeed oo Ka Bilowday Galkacyo iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya.
Puntlandnews.net (Galkacyo)-Wararkii ugu dambeeyey ee ku soo dhacaya warqabadka shabakadda Puntlandnews ayaa sheegaya in ilaa xalay kulamo xasaasi ah oo siyaasadeed ay ka socdeen magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Kulamadaan oo ka [...]

VIDEO-War Culus oo Ka Soo Kordhay Xiritaanka Xuduudka Somaliland iyo Itoobiya & Hargaysa oo Ku Dhawaaqday.

VIDEO-War Culus oo Ka Soo Kordhay Xiritaanka Xuduudka Somaliland iyo Itoobiya & Hargaysa oo Ku Dhawaaqday.
Puntlandnews.net (Hargaysa)-Maamulka Somaliland ayaa war culus ka soo saaray xiritaanka xuduudka u dhexeeya maamulka Somaliland iyo dowladda Itoobiya, xilli muddooyinkii ugu dambeeyey ay soo baxayeen in la xirayo xuduudka. HALKAAN RIIX SI AAD [...]

VIDEO-Hadalkii Wasiir Kaahin oo Rumoobey iyo Garaadadii Sool oo Sheegay in Dhulbahante Colaad Laga Dhex Abuuray.

VIDEO-Hadalkii Wasiir Kaahin oo Rumoobey iyo Garaadadii Sool oo Sheegay in Dhulbahante Colaad Laga Dhex Abuuray.
Puntlandnews.net (Laascaanood)-Garaad Cabdirashiid Garaad Ismaaciil oo kamid ah isimada ugu waaweyn gobolka Sool ayaa shaaca ka qaaday inuu jiro khilaaf xoogan oo ka dhex aloosan beelaha degan deegaamada kala duwan ee gobolka Sool. Garaadka [...]

Sawirro-Xoolihii Ugu Badnaa oo Dhintay Kadib Markii ay Biriqi Ku Dhacday Duleedka

Sawirro-Xoolihii Ugu Badnaa oo Dhintay Kadib Markii ay Biriqi Ku Dhacday Duleedka
Ku dhawaad 100 neef oo ari ah ayaa naf waayey kadib markii ay ku haleeshay Biriq deegaan u dhow degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Xoolaha ayaa ku sugnaa deegaanka Dabayoodley ee degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa la sheegay in roobab [...]

VIDEO-Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo Isimadii Ugu Miisaanka Cuslaa Sool oo Taleex Gaarey Kuna Dhawaaqay.

VIDEO-Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo Isimadii Ugu Miisaanka Cuslaa Sool oo Taleex Gaarey Kuna Dhawaaqay.
Puntlandnews.net (Taleex)-Xilli muddooyinkii ugu dambeeyey xiisado ka taagnaayeen gobolka Sool ayaa waxaa degmada Taleex ee gobolka Sool gaarey Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud oo kamid ah isimadda dhaqanka deegaanada Sool, Sanaag [...]

DHEGAYSO-Puntland oo Ciidankeeda Amar Siisay iyo Somaliland oo Caawa Abaabul Kawada Tukaraq.

DHEGAYSO-Puntland oo Ciidankeeda Amar Siisay iyo Somaliland oo Caawa Abaabul Kawada Tukaraq.
Puntlandnews.net (GR)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu caawa ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in cabsi dagaal ay ka taagan deegaankaasi isla markaana ciidamada Somaliland ay ka bilaabeen dhaqdhaqaaqyo xoogan. Ciidamada [...]

War Deg Deg Ah(AKHRISO)- Madaxweynaha Puntland Oo Amarkii Ugu Dambeeyay Siiyay Saraakiisha Ciidanka & Dhaqdhaqaaqyo Ka Bilawday Jiidaha.

War Deg Deg Ah(AKHRISO)- Madaxweynaha Puntland Oo Amarkii Ugu Dambeeyay Siiyay Saraakiisha Ciidanka & Dhaqdhaqaaqyo Ka Bilawday Jiidaha.
Shirka Golaha Xukuumadda dawladda Puntland ayaa todobaadkan looga hadlay ariimaha Amniga dalka, Soo dhaweynta Guddiga Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah dawladda Federaalka Soomaaliya, ansixin xeerar Iyo Warbixino kale. Madaxweynaha Puntland [...]

DEG DEG-Dhawaqa Hubka oo Laga Maqlayo Tukaraq & Dhaqdhaqaaqyo Xoogan oo Ka Socda.

DEG DEG-Dhawaqa Hubka oo Laga Maqlayo Tukaraq & Dhaqdhaqaaqyo Xoogan oo Ka Socda.
War hadda naga soo gaarey degeaanka Tukaraq ayaa sheegaya in ay ciidamada Puntland & Somaliland saacadihii u dambeeyey ku jiraan diyaar garow dagaal, waxaana cabsi laga dareemay deegaanadaas oo ay dhinacyadu isku horfadhiyaan. Rasaas goos [...]

VIDEO-Ciidankii Ugu Badnaa oo Lagu Soo Bandhigay Gudaha Garoowe iyo Saraakiil U Khudbaysay.

VIDEO-Ciidankii Ugu Badnaa oo Lagu Soo Bandhigay Gudaha Garoowe iyo Saraakiil U Khudbaysay.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa sheegaya ammaanka magaalada Lagu wareejjiyey ciidamo gaar ah oo aad u qalabanaysan.   Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click [...]

AKHRISO-Duqayn Culus oo Ka Dhacday Gobolka Mudug & Dhimashada oo 70 Ruux Maraysa.

AKHRISO-Duqayn Culus oo Ka Dhacday Gobolka Mudug & Dhimashada oo 70 Ruux Maraysa.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed kasoo saartay Duqeyn culus oo Maalinimadii Jimcaha Taariikh-duna ay ku beegnayd (12-Oct-2018), ka dhacday Degmada Xarar-dheere ee Gobalka Mudug. Dowladda FS ayaa Sheegtay in Weerarkaan ay Fuliyeen [...]

DAAWO-General Muxuyadiin oo Xilli Habeen ah Ciidankii Ugu Badnaa Ku Soo Bandhigay Garoowe Kuna Dhawaaqay..

DAAWO-General Muxuyadiin oo Xilli Habeen ah Ciidankii Ugu Badnaa Ku Soo Bandhigay Garoowe Kuna Dhawaaqay..
Puntandnews.net (Garoowe)-Taliyaha ciidamada la dagaalanka argagixisada Puntland ahna taliyaha ciidamada xasilinta caasimadda Puntland ee Garoowe General Muxuyadiin Axmed Muuse wuxuu kamid yahay saraakiisha kaalinta muhiimka ah ka ciyaaraya [...]

DAAWO-Duqa Garoowe oo Si Kulul Uga Hadlay Boorarka Faarax Cali Shire ee La Jejebiyey & Raggii Ka Dambeeyey oo Gacanta..

DAAWO-Duqa Garoowe oo Si Kulul Uga Hadlay Boorarka Faarax Cali Shire ee La Jejebiyey & Raggii Ka Dambeeyey oo Gacanta..
Puntlandnews.net (Garoowe)-Kadib markii dhowaan la burburiyey goobaha boosteejooyinka Garoowe oo ay ku dheganaayeen sawirrada musharax Faarax Cali Shire ayaa waxaa Arrintaas si adag uga hadlay Duqa Degmada Garoowe Axmed Siciid Barre. Mudane [...]

DHEGAYSO-Madaxweyne Gaas oo Ku Dhawaaqay War Ku Aadan Xoraynta Sool & Doorashada Puntland.

DHEGAYSO-Madaxweyne Gaas oo Ku Dhawaaqay War Ku Aadan Xoraynta Sool & Doorashada Puntland.
Puntlandnews.net (GAROOWE)-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddo saddex bilood ah uga hareen waqtigiisa xil haynta ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey la hadal hayey inuu damacsan yahay labo midkood. 1-Inuu isku [...]

DHEGAYSO-Ciidamo Aad u Diyaarsan oo La Wareegey Garoowe & Saraakiil Warbaahinta La Hadlay.

DHEGAYSO-Ciidamo Aad u Diyaarsan oo La Wareegey Garoowe & Saraakiil Warbaahinta La Hadlay.
Puntlandnews.net (GAROOWE)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland oo looga diyaar garoobayo doorashada madaxtinimada iyo dagaalka xoraynta gobolka Sool ayaa sheegaya in guud ahaan magaalada [...]

XOG CULUS-Maxaa Ka Soo Baxay Kulan Dhexmaray Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland iyo Isimada Sool & Dagaal.

XOG CULUS-Maxaa Ka Soo Baxay Kulan Dhexmaray Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland iyo Isimada Sool & Dagaal.
Puntlandnews.net (GR)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee caassimadda Puntland ayaa sheegaya in madaxweeyne ku-xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo isimada ka soo jeeda gobolka Sool. Shirarkaan [...]

AKHRISO-Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Barlamaanka oo Ku Dhawaaqay Gudiga Doorashada iyo Doorashada oo aan Baaqanayan.

AKHRISO-Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Barlamaanka oo Ku Dhawaaqay Gudiga Doorashada iyo Doorashada oo aan Baaqanayan.
Puntlandnews.net (GAROOWE)-Muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa la hadal hayey xilliga rasmiga ah ee lagu dhawaaqayo gudiga doorashooyinka xilli ay muddoo kooban naga xigto doorashada madaxtinimada iyo xulista barlamaanka. War qoraal ah oo ka soo [...]

VIDEO-Kulamo Aysan Ku Farxin Somaliland oo Laascaanood Ka Bilowday iyo Xildhibaano Puntland ah oo Lagu Doortay.

VIDEO-Kulamo Aysan Ku Farxin Somaliland oo Laascaanood Ka Bilowday iyo Xildhibaano Puntland ah oo Lagu Doortay.
Puntlandnews.net (Laascaanood)-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ka dhacday doorashada laba kursi oo katirsan xildhibaanada golaha shacabka ee dowladda Puntland, xilli Somaliland maamulayso magaaladaasi. Intaasi kuma aysan [...]

Madaxweynaha Puntland oo Galabta magaalada Garoowe Kaga Dhawaaqay.

Madaxweynaha Puntland oo Galabta magaalada Garoowe Kaga Dhawaaqay.
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta magaalada Garoowe kaga qaybag galay xaflad ballaaran. Xafladdaan ayaa ahayd mid waxbarasho oo lagu soo dhowaynayey arday deeq waxbarasho ka heshay jaamacadda Royal ee [...]

VIDEO-Masuuliyiintii Puntland ee Ka Soo Jeedey Sool iyo Maamulka Gobolka oo Diidey Xildhibaano Laascaanood Lagu Doorto & Dagaal.

VIDEO-Masuuliyiintii Puntland ee Ka Soo Jeedey Sool iyo Maamulka Gobolka oo Diidey Xildhibaano Laascaanood Lagu Doorto & Dagaal.
Puntlandnews.net (Garoowe)-Qaar kamid ah masuuliyiinta Puntland ee ka soo jeeda gobolka Sool, maamulka gobolka Sool iyo odayaal ayaa qaadacay soo xulista xildhibaanada barlamaanka Puntland ka soo gelaya gobolka Sool. Madaxdaan ayaa kahoryimid [...]

XOG CUSUB-Madaxweyne Gas oo Gaarey Jiidaha Hore ee Dagaalka Tukaraq iyo Kulamo Xasaasi ah oo Ka Dhacay.

XOG CUSUB-Madaxweyne Gas oo Gaarey Jiidaha Hore ee Dagaalka Tukaraq iyo Kulamo Xasaasi ah oo Ka Dhacay.
Puntlandnews.net (Garoowe)-Wararka ay helayso Puntlandnews ayaa sheegaya in madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu booqday jiidaha dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan ciidanka Puntland [...]

VIDEO-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo ay Garab Joogaan Saraakiisha Ciidanka Ayaa Galabta Ku Dhawaaqay..

VIDEO-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo ay Garab Joogaan Saraakiisha Ciidanka Ayaa Galabta Ku Dhawaaqay..
Puntlandnews.net (Garoowe)-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo ay weheliyeen saraakiil katirsan dowladda iyo ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa galabta ku dhawaaqay war culus. Madaxweyne ku-xigeenka [...]

XOG RASMI AH-Kulamadii Isimada Gobolka Sool Ku Diidanaayeen Xulista Xildhibaanada Puntand oo Aan Weli Laysku Fahmin.

XOG RASMI AH-Kulamadii Isimada Gobolka Sool Ku Diidanaayeen Xulista Xildhibaanada Puntand oo Aan Weli Laysku Fahmin.
Puntlandnews.net (GAROOWE)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulamo xasaasi ah oo magaalada Garoowe saacadihii ugu dambeeyey uga socdey isimada ugu waaweyn gobolka Sool oo ka arrinsanayey doorashada Puntland. Kulamadaan oo ahaa kuwa ay warbaahintu [...]

DHEGAYSO-Diyaar Garaw Dagaal oo Socda iyo Taliska Ciidanka oo Warbaahinta Kula Hadlay Jiidaha Hore Shaaciyeyna in Maalmaha Soo Socda..

DHEGAYSO-Diyaar Garaw Dagaal oo Socda iyo Taliska Ciidanka oo Warbaahinta Kula Hadlay Jiidaha Hore Shaaciyeyna in Maalmaha Soo Socda..
Puntlandnews.net (GR)-Taliska guud ee ciidamada difaaca oo warbaahinta dowladda kula hadlay jiidaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin ka bixiyey khasaaraha ciidamada ka soo gaarey dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay aggaasi. Dhinaca kalena, [...]

DAAWO-Xukuumadda Gaas oo Garoowe Kaga Dhawaaqday War Shacabka Garoowe..

DAAWO-Xukuumadda Gaas oo Garoowe Kaga Dhawaaqday War Shacabka Garoowe..
Puntlandnews.net (GAROOWE)-Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxaa dowladda Puntland ee uu majaraha u hayo madaxweyne Gaas waxa ay kaga dhawaaqday war farxad geliyey dadka shacabka ah ee kunool magaaladaasi. HALKAAN RIIX SI AAD U [...]

VIDEO-General Muxuyadiin Axmed Muuse iyo G/Sare Cabdixamiid M Dirir oo Garoowe Kaga Dhawaaqay..

VIDEO-General Muxuyadiin Axmed Muuse iyo G/Sare Cabdixamiid M Dirir oo Garoowe Kaga Dhawaaqay..
Puntlandnews (GR)-Taliyaha ciidamada xasilinta gobolka Nugaal General Muxuyadiin Axmed Muuse iyo taliye ku-xigeenkiisa Gaashaanle Sare Cabdixamiid Maxamed Dirir oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo la wada sugayey. HALKAAN [...]

War Deg Deg ah oo Hadda Ka Soo Kordhay Shirkii Isimada Dhulbahante ee Garoowe iyo Xulista Xildhibaanada Sool..

War Deg Deg ah oo Hadda Ka Soo Kordhay Shirkii Isimada Dhulbahante ee Garoowe iyo Xulista Xildhibaanada Sool..
Puntlandnews.net (GAROOWE)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulamo xasaasi ah oo magaalada Garoowe saacadihii ugu dambeeyey uga socdey isimada ugu waaweyn gobolka Sool oo ka arrinsanayey doorashada Puntland. Kulamadaan oo ahaa kuwa ay warbaahintu [...]

DHEGAYSO-Meydad iyo Dhaawacyo Caawa Furimaha Lagu Soo Bandhigay & Taliska oo Dagaal Shaaciyey.

DHEGAYSO-Meydad iyo Dhaawacyo Caawa Furimaha Lagu Soo Bandhigay & Taliska oo Dagaal Shaaciyey.
http://puntlandnews.net/wp-content/uploads/2018/10/Taliska-xoogga-dalka-oo-War-ka-soo-saaray-weerarkii-Deeynuunaay.mp3 Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share [...]

XOG-Shirkii Isimada Gobolka Sool Ku Diidanaayeen Doorashada Puntland oo Waji Kale Yeeshay iyo Musharixiin Farageliyey

XOG-Shirkii Isimada Gobolka Sool Ku Diidanaayeen Doorashada Puntland oo Waji Kale Yeeshay iyo Musharixiin Farageliyey
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulamo xasaasi ah oo magaalada Garoowe Ku dhexmaray isimada ugu tunka wayn gobolka Sool. Kulamadaani xasaasiga ah ayaa waxaa looga hadlayey xaaladda gobolka Sool gaar ahaan dagaalada socda iyo doorashada [...]
%d bloggers like this: