Tuesday 16 October, 2018

AKHRISO-Ciidamada Puntland oo Digniin Culus Soo Saaray Sheegayna Inay Heegan Ku Jiraan.

AKHRISO-Ciidamada Puntland oo Digniin Culus Soo Saaray Sheegayna Inay Heegan Ku Jiraan.
War qoraal ah oo ka soo baxay taliska guud ee ciidamada Puntland gaar ahaan kuwa badda ee PMPF ayaa digniin culus loogu diray bulshada kunool deegaamada xeebaha ah ee gobolada Bari, Gardafu, Karkaar iyo Sanaag inay digtoonaan muujiyaan. Guud [...]

WAR DEG DEG AH-Madaxweyne Gaas oo Saaka Garoowe Ku Wajahan Kuna Dhawaaqaya..

WAR DEG DEG AH-Madaxweyne Gaas oo Saaka Garoowe Ku Wajahan Kuna Dhawaaqaya..
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa Nairobi ayaa saaka Ku soo wajahan magaalada Garoowe. Waftiga madaxweyne Gaas ayaa magaalada Nairobi kulamk kula qaatay wakiilada caalamka [...]

DAAWO-Caaqilkii Guud ee Sool oo Farriin Uga Soo Diray Gaas iyo Camey Kadib Markii Laga Xaday..

DAAWO-Caaqilkii Guud ee Sool oo Farriin Uga Soo Diray Gaas iyo Camey Kadib Markii Laga Xaday..
Caaqil Axmed Cabdi Gaas Hoolif oo ah caaqilka ugu da’ada weyn beelaha Dhulbahante oo warbaahinta kula hadlay magaalada Laascaanood ayaa farriin u diray madaxda ugu saraysa dowladda Puntland iyo odayaasha dhaqanka ee Puntland. HALKAAN RIIX [...]

XOGTA CAAWA-Dhaqdhaqaaq Culus oo Ka Socda Laascaanood iyo Xubno Puntland ah oo Gudaha u Galay.

XOGTA CAAWA-Dhaqdhaqaaq Culus oo Ka Socda Laascaanood iyo Xubno Puntland ah oo Gudaha u Galay.
Puntlandnews.net (LC)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo dhaqdhaqaaqii ugu cuslaa ee ku aadan doorashada madaxtinimada Puntland ee 2019. Dhaqdhaqaaq [...]

VIDEO-Saraakiisha Ciidanka Puntland oo Ka Hadlay Hanjabaadda Somaliland Shaaciyeyna..

VIDEO-Saraakiisha Ciidanka Puntland oo Ka Hadlay Hanjabaadda Somaliland Shaaciyeyna..
Dhowaan xildhibaano katirsan barlamaanka Maamulka Somaliland oo Hargaysa warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in Puntland ay ka aarsan doonan isla markaana ay weerari doonaan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Waxay ugu baaqeen shacabka [...]

VIDEO-Caaqilkii Ugu Da’ada Weynaa Gobolka Sool oo Farriin u Diray Madaxweyne Gaas Sheegayna in Wasiir..

VIDEO-Caaqilkii Ugu Da’ada Weynaa Gobolka Sool oo Farriin u Diray Madaxweyne Gaas Sheegayna in Wasiir..
Deegaamada Puntland ayaa waxaa ka bilowday loolankii ugu xooganaa oo loogu jiro doorashada madaxtinimada, waxaana hadda si xawli ah ku socda soo xulista barlamaanka Puntland oo tiradoodu dhan tahay 66 xildhibaan, kuwaasi oo ay odayaasha dhaqanku [...]

DEG DEG-Taliska Ciidanka oo Hadda War Culus Soo Saaray iyo Dagaalka Xoraynta oo Bilaabanaya Todobaad..

DEG DEG-Taliska Ciidanka oo Hadda War Culus Soo Saaray iyo Dagaalka Xoraynta oo Bilaabanaya Todobaad..
War qoraal ah oo ay AMISOM ku daabacday boggeeda Twitter-ka ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay qaadayaan howlgallo lagu doonayo in xor laga dhigo, dhaq-dhaqaaqa Hiiraan gaar ahaan wadada isku xirta magaalooyinka [...]

DHEGAYSO-Taliyihii Ciidanka Puntland oo Soo Hadlay Kadib Markii La Sheegay In Afduub..

DHEGAYSO-Taliyihii Ciidanka Puntland oo Soo Hadlay Kadib Markii La Sheegay In Afduub..
http://puntlandnews.net/wp-content/uploads/2018/10/DOOL.mp3 Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on Google+ (Opens in new window)Like this:Like Loading...

WAR DEG DEG+DHEGAYSI-Ciidanka Puntland oo Gudaha u Galay Xaafado Katirsan Boosaaso Gacantana Kudhigay..

WAR DEG DEG+DHEGAYSI-Ciidanka Puntland oo Gudaha u Galay Xaafado Katirsan Boosaaso Gacantana Kudhigay..
Puntlandnews.net (BS)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Puntland ay gudaha u galeen xaafado kuyaal magaaladaasi isla markaana ay baaritaano ka sameeyeen. Baaritaanadaasi [...]

War Deg Deg ah oo Hadda Naga Soo Gaarey Furimaha Dagaalka Tukaraq iyo Ciidamo Hubaysan oo Saaka..

War Deg Deg ah oo Hadda Naga Soo Gaarey Furimaha Dagaalka Tukaraq iyo Ciidamo Hubaysan oo Saaka..
Wararkii ugu dambeeyey ee warbaahinta Puntlandnews.net ay hadda ka helayso deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi saaka laga dareemayo dhaqdhaqaaq ciidan iyo diyaar garaw dagaal oo ay samaynayaan ciidamada ku sugan halkaasi. Ciidanka [...]

DEG DEG+DHEAYSI-Taliyihii Ciidanka Puntland oo La Sheegay In Furimaha Laga Afduubay oo Hadda Hadlay Xagee Joogaa.

DEG DEG+DHEAYSI-Taliyihii Ciidanka Puntland oo La Sheegay In Furimaha Laga Afduubay oo Hadda Hadlay Xagee Joogaa.
Maalmihii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey warar kala duwan oo sheegayey in la afduubtay lana haysto taliyihii ciidanka Puntland, kadib arrintaasi waxaa soo hadlay goor dhoweyd taliyaha oo ka hadlay wararkaasi iyo halka uu ku sugan yahay. HALKAAN [...]

WAR DEG DEG-Deegaamo Katirsan Gobolka Gardafuu ee Puntland oo Laga Kala Cararay Kadib Markii ay Galeen..

WAR DEG DEG-Deegaamo Katirsan Gobolka Gardafuu ee Puntland oo Laga Kala Cararay Kadib Markii ay Galeen..
Wararka naga soo gaaraya Gobalka Gardafuu, ayaa sheeagay in dabaylo roob wata ay haatan ka bilowdeen xeebta gacanka Gardafu’u ee bariga fog ee Puntland. Wararku waxa ay sheegayaan in dabeylahani ay yihiin kuwo xooggan, Iyadoona Cabsi weyn [...]

DAAWO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday In Wadahadalii Tukaraq Burbureen iyo Puntland oo U Jawaabtey.

DAAWO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday In Wadahadalii Tukaraq Burbureen iyo Puntland oo U Jawaabtey.
Ciidamada Puntland iyo Somaliland ee ku sugan furimaha dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa qarka  u saaran inuu ka dhex qarxo dagaalkii ugu cuslaa xilli saacadihii ugu dambeeyey hanjabaadda labada dhinac ay gaartey meeshii ugu saraysay. Maamulka [...]

DHEGAYSO-Puntland iyo Somaliland oo ay Meel Xun Ka Gaartey Xilli Lagu Hanjabay Duqayta Garoowe iyo Hargaysa.

DHEGAYSO-Puntland iyo Somaliland oo ay Meel Xun Ka Gaartey Xilli Lagu Hanjabay Duqayta Garoowe iyo Hargaysa.
Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa habeen hore ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidaamda Puntland iyo kuwa maamulka Somaliland, waxaana dagaalkaasi ciidanka Somaliland ka soo gaarey khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo gaadiid laga [...]

DEG DEG+VIDEO-Saraakiisha Ciidanka Puntland oo Ku Dhawaaaqay Dagaal Culus,”Xildhibaan Nacnac Carruurtaa Cunaysa”.

DEG DEG+VIDEO-Saraakiisha Ciidanka Puntland oo Ku Dhawaaaqay Dagaal Culus,”Xildhibaan Nacnac Carruurtaa Cunaysa”.
Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on Google+ (Opens in new window)Like this:Like Loading...

DAAWO-Dagaalkii Ugu Cuslaa oo Ka Qarxay Tukaraq Una Baxay Hareeraha iyo Garoowe oo Lagaga Dhawaaqay.

DAAWO-Dagaalkii Ugu Cuslaa oo Ka Qarxay Tukaraq Una Baxay Hareeraha iyo Garoowe oo Lagaga Dhawaaqay.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xaaladaihii ugu dambeeyey ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay ku hardamayaan ciidamada Puntland iyo kuwa maamulka Somaliland ee duulaanka ku qabsaday deegaankaasi bishii January ee sanadkaan. Magaalada [...]

DAAWO-Somaliland oo Ka Qaylisay Xaaladda Sool Kana Codsatay Madaxweyne Farmaajo Inuu Yimaado Tukaraq.

DAAWO-Somaliland oo Ka Qaylisay Xaaladda Sool Kana Codsatay Madaxweyne Farmaajo Inuu Yimaado Tukaraq.
Puntlandnews.net (HR)-Maamulka Somaliland ayaa qaylo-dhaan xoogan ka muujiyey dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay ku dhinteen askar katirsan ciidamada Somaliland loogana dhaawacay kuwa kale sida ay sheegeen [...]

BREAKING NEWS-Isimada Dhulbahante oo Ku Biiray Dagaalka Sool iyo Muuse Biixi oo Loo Qabtay 48 Saac.

BREAKING NEWS-Isimada Dhulbahante oo Ku Biiray Dagaalka Sool iyo Muuse Biixi oo Loo Qabtay 48 Saac.
Xilli ay cirka isku sii shareerayso xiisadda u dhexaysa Puntland iyo Somaliland ayaa waxaa markaan dagaalka ku biiray isimadii ugu waaweynaa gobolka Sool oo saacado kooban u qabtay maamulka Muuse Biixi inuu ciidankiisa dhaqso ugala boxo gobolka [...]

War Deg Deg ah oo Hadda Naga Soo Gaarey Furimaha Dagaalka Tukaraq iyo Ciidamo Hubaysan oo Saaka..

War Deg Deg ah oo Hadda Naga Soo Gaarey Furimaha Dagaalka Tukaraq iyo Ciidamo Hubaysan oo Saaka..
Wararkii ugu dambeeyey ee warbaahinta Puntlandnews.net ay saaka ka helayso deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi saaka laga dareemayo dhaqdhaqaaq ciidan iyo diyaar garaw dagaal oo ay samaynayaan ciidamada ku sugan halkaasi. Ciidanka [...]

LIVE-Shirkii Dibu-eegista Dastuurka ee Garoowe Ka Socdey oo Qodobo Laga Soo Saaray.

LIVE-Shirkii Dibu-eegista Dastuurka ee Garoowe Ka Socdey oo Qodobo Laga Soo Saaray.
Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on Google+ (Opens in new window)Like this:Like Loading...

Dowladda Federalka ah oo Puntland Ka Dalbatay Dhex Dhexaadinta Madaxda Galmudug.

Dowladda Federalka ah oo Puntland Ka Dalbatay Dhex Dhexaadinta Madaxda Galmudug.
Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, oo ku sugan Caasimadda Puntland ee Garoowe, ayaa Madaxda Puntland ugu baaqay inay gacan ka qeystaan xalinta khilaafka [...]

Shir Looga Hadlayey Dastuurka Soomaaliya oo Saaka Garoowe Lagu Soo Xirayo.

Shir Looga Hadlayey Dastuurka Soomaaliya oo Saaka Garoowe Lagu Soo Xirayo.
Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxaa saaka lagu soo afmeerayaa shirkii looga hadlayey arrimaha dastuurka oo muddo dhowr beri ah halkaasi uga socdey gudiyada dastuurka ee barlamaanada Soomaalida. Shirkaan oo ay ka qaybgelayeen [...]

DAAWO-Fariisimo Caawa Haawanaya iyo Beelo Ciidamadoodii Kala Baxay Furimaha Hore.

DAAWO-Fariisimo Caawa Haawanaya iyo Beelo Ciidamadoodii Kala Baxay Furimaha Hore.
Puntlandnews,net-War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey furimaha dagaalka ayaa sheegaya in beelo dhowr ah ay gaareen go’aamo xasaasi ah isla markaana waxa ay ciidamadoodii kala bexeen furimaha dagaalka. Goobihii ay ku sugnaayeen ciidama [...]

VIDEO-Somaliland oo Muddo Dhowr Beri ah u Qabatay Puntland Kadib Jabka Dagaalkii Habeen Hore.

VIDEO-Somaliland oo Muddo Dhowr Beri ah u Qabatay Puntland Kadib Jabka Dagaalkii Habeen Hore.
Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa habeen hore ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidaamda Puntland iyo kuwa maamulka Somaliland, waxaana dagaalkaasi ciidanka Somaliland ka soo gaarey khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo gaadiid laga [...]

DEG DEG+DHEGAYSO-Puntland oo Ka Jawaabtey Hadalkii Somaliland Sheegtayna In Hargaysa iyo Burco Laga Qixi Doono.

DEG DEG+DHEGAYSO-Puntland oo Ka Jawaabtey Hadalkii Somaliland Sheegtayna In Hargaysa iyo Burco Laga Qixi Doono.
Kadib markii maanta ay ku hanjabeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliland in laga qixi doono magaalada Garoowe ee caasimada Puntland isla markaasna ay qabsan doonaan ciidamada maamulka Somaliland ayaa waxaa arimahaasi ka ka hadlay xilhdibaan [...]

DHEGAYSO-Farriintii Ugu Cuslayd oo Loo Diray Beelaha Isku Kooban Barlamaanka Puntland iyo Qaylo Is Qabsatay.

DHEGAYSO-Farriintii Ugu Cuslayd oo Loo Diray Beelaha Isku Kooban Barlamaanka Puntland iyo Qaylo Is Qabsatay.
Muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey warar sheegaya in ay jiraan qorshayaal lagu doonayo in dib loogu furo dastuurka Puntland isla markaana lagu kordhinayo xildhibaanada barlamaanka Puntland oo tiradoodu dhantahay 66 xildhibaan. Haddaba [...]

DAAWO-Deegaamo Katirsan Xeebaha Puntland oo Lagu Kala Cararay Cabsi Ka Taagan iyo Dowladda oo Caawa Shaacisay..

DAAWO-Deegaamo Katirsan Xeebaha Puntland oo Lagu Kala Cararay Cabsi Ka Taagan iyo Dowladda oo Caawa Shaacisay..
Puntlandnews.net (GR)-War deg deg ah oo caawa naga soo gaarey deegaamo katirsan gaar ahaan kuwa xeebaha ah ayaa sheegaya in cabsi ay ka taagan tahay halkaasi iyadoona deegaamada qaar dadkii shacabka ahaa ee kunoolaa ay heegan xoogan galeen. Dhinaca [...]

XOG-Ciidanka Ammaanka Puntland oo Qabtay 6 Ruux oo Gacan Saar Laleh Daacishta iyo Dadka Deegaanka oo Ka Caawiyey.

XOG-Ciidanka Ammaanka Puntland oo Qabtay 6 Ruux oo Gacan Saar Laleh Daacishta iyo Dadka Deegaanka oo Ka Caawiyey.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay gacanta ku dhigeen 6 ruux oo lagu tuhunsan yahay inay gacan saar laleeyihiin malayshiyaadka Daacish. Kooxdaan ayaa waxaa [...]

DHEGAYSO-Somaliland oo Ka Qaylisay Puntland Kadib Weerarkii Habeen Hore Sheegtayna in Hub Mamnoocan Lagu Laayey.

DHEGAYSO-Somaliland oo Ka Qaylisay Puntland Kadib Weerarkii Habeen Hore Sheegtayna in Hub Mamnoocan Lagu Laayey.
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Somaliland ayaa sheegay in uu bur buray wada hadal nabadeed oo laga dhex waday Puntland iyo Somaliland. Xildhibaan Axmed Maxamed ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay eedaymo kaga yimid dhanka Puntland [...]

DAAWO-Puntland oo Ka Jawaabtey Hadal Ka Soo Yeeray Somaliland Sheegtayna Inay Dagaal Diyaar u Tahay.

DAAWO-Puntland oo Ka Jawaabtey Hadal Ka Soo Yeeray Somaliland Sheegtayna Inay Dagaal Diyaar u Tahay.
Dowladda Puntland ayaa ka jawaabtey hadal ka soo yeeray maamulka Somaliland oo maanta sheegtay in uu dulqaadkii ka dhamaaday oo ay weerar ku qaadayaan ciidamada Puntland ee kusugan deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool, oo ay labada dhinac isku [...]
%d bloggers like this: