CONTACT US

Somali News

2-5

Sawirro-Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh oo kulan lama filaan ah yeeshay maxay ka wada hadleen?.

Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo hadda ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa hoyga uu degan yahay Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu ku

Continue Reading »

Qeybta Somali News

dedeg

WAR XASAASI AH-Nabadoon caan ah oo noloshiisu halis kujidho kadib markii…

Mid ka mid ah Odayaashii dhaqanka beelaha ee 135 Ahaa soona xulay ergadii dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka Labada Aqal ee hadda jira ayaa ka hadlay halis

Continue Reading »

Somali News Archives

top-news1
DHEGEYSO-Beelaha Digil iyo Mirifle oo sheegay in faquuq handadaad iyo xarig ay kala kulmaan Puntland+xaqiiqda jidha.
- Feb 21, 2017
Dadka ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle ama deegaamada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa u gudbiyey maamulkooda iyo xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya ka soo gala deegaamadaasi in xad-gudubyadii ugu xumaa ...
puntland-flag1
DHEGEYSO-Xildhibaano ka soo jeeda K.Galbeed oo sheegay in Puntland xir xiratay dadkoodii kuna hanjabey in..
- Feb 21, 2017
Xildhibaan Maxamed Xuseen Isxaaq Afaraale oo kamid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxda Puntland in ay siidaayaan Tobanaan Maxaabiis ah oo ku xiran Xabsiyadda Maamulka Puntland. Xildhibaan Afaraale ayaa ...
alshabab
XOG-Alshabaab wax wadahadal ah mala-geli donaan madaxweyne Farmaajo-AKHRISO.
- Feb 21, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in wax badan uu la xaajoon doono Maleeshiyaadka Al-shabaab si ay dhibaatada uga daayaan shacabka Soomaaliyeed. Hadaba su’aasha meesha taalla ayaa ah, Al-shabaab ...
deg-deg-ok
War deg deg ah-Nin ganacsade ah oo hadda lagu diley suuqa weyn ee magaalada…
- Feb 21, 2017
Wararka aan ka heleyno Suuqa Weyn ee Bakaaraha gaar ahaan halka loo yaqaan Khaliifa ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi lagu dilay nin dhalinyaro ah oo kamid ah ganacsatada Suuqa Bakaaraha. Mid ...
muqdisho-1
TOP NEWS-Maxaadan ogayn oo saaka ka socda magaalada Muqdisho xilli madaxweynaah cusub uu..
- Feb 21, 2017
Magaalada Muqdisho waxaa saakay lagu arkayaa wadooyin badan oo ku yaala Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Nabadsugida,Boolis iyo Militeriga Dowlada Federaalka kuwaa oo feejegnaan dheeri ah ku jira. Meelaha ...
16864663_823373441148419_196471485116164507_n
Sawirro qiiro leh-Ciidanka difaaca Puntland oo ku dhaqaaqay arrin lagu farxay.
- Feb 21, 2017
Ciidamada difaaca ee dowladda Puntland ayaa ku dhaqaaqay tallaabo ay aad ugu farxeen dadka shacabka ah kadib markii ay gurmad gaarsiiyeen qaar kamid ah qoysaska abaartu cayraysay eek u sugan ...
unsc
DEG DEG-Golaha ammaanka oo ku dhawaaqay war ka farxiyey hogaanka cusub ee Soomaaliya.
- Feb 21, 2017
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa ay sheegeen in ay kordhin doonaan dagaalka lagu jiro Al-Shabaab ,islamarkaana ay dadaallo dheeri ay ku bixin doonaan sidii loo adkeyn lahaa Ammaanka ...
xog1
XOG MUHIIM AH-Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Farmaajo iyo Habar-gidir+Xasan Daahir Aways oo.
- Feb 21, 2017
Odayaal, iyo xidhibaanada labada gole ugu beesha Habargidir ayaa habeenimadii xalay xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweyne Maxamed C Farmaajo. Kulankan ayaa ka mida shirarka iyo la-tashiyada madaxweynaha la ...

Next Page »