Somali News

bandii4

FAAH FAAHIN-Afar qof oo ku dhimatay iyo kuwa ku dhaawacmay deegaanka Bandiiradley ee G Mudug+wararkii ugu dambeeyey.

Wararka naga soo gaaraya degaanka Bandiiradleey ee gobolka Mudug ayaa waxaa ay kusoo waramayaan in xalay guri ku yaalla degaankaasi la qabadsiiyay dab. Waxaa wararku

Continue Reading »

Qeybta Somali News

_91952625_breaking_image_large-3-1

BREAKING NEWS-Alshabab oo weerar kale soo qaaday iyo ciidanka dowladda oo fariisimo laga soo saaray.

Ururka Al-Shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan fariisimo ay ciidamada Dowlada ku leeyihiin Xaafadaha Magaaladaas. Goob joogayaal

Continue Reading »

Somali News Archives

madaxweyne-gaas-8
WAR DEG DEG: Madaxweyne Gaas muxuu ka yiri kufsigii foosha xumaa ee ka dhacay Goldogob…
- Jan 16, 2017
Goldogob 16 January:- Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si aad uga gilgilgashay una cambaareeyay fal kufsi ah oo aad u fool xun oo  degmada Goldogob ee ...
war-deg-deg-ah
WARARKII UGU DAMBEEYEY-Khasaaraha kadhashay dagaal xalay dhexmaray ciidanka Puntland iyo Alshabab+fariisimo.
- Jan 16, 2017
Dagaal xooggan  ayaa xalay ka dhacay deegaanka Af-urur ee buuralayda Galgala ee gobolka Bari, kaasoo u dhaxeeyey ciidamada Puntland ee fariisimada ku leh halkaasi iyo Alshabaabta buuraha Galgala. Dagaalka oo ahaa ...
16003127_728459163984255_2114643334002937009_n
War degdeg ah: Maxaa kasoo baxay shir xasaasi ah oo xalay Nairobi ku dhexmaray Cabdiraxmaan Faroole, Cumar Cabdirashiid iyo Sheikh.
- Jan 16, 2017
Nairobi 16 January:- Hotelka Intercontinental ee magalada Nairobi waxaa kukan xasaasi ah uu xalay ku dhexmaray Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid iyo madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Abdirahman Faroole. Shirkaan ayaa intuu socday ...
ciidanka-galmudug
DEG DED-Galmudug oo kicisay ciidamadeedii kusugnaa duleedka Galkacyo iyo Puntland oo…
- Jan 16, 2017
Wararkii ugu dambeeyey ee aan saaka ka helayno duleedka magaalada Galkacyo ayaa sheegaya in halkaasi ay dhaqdhaqaaqyo ka wadaan ciidamada maamul goboleedka Galmudug. Dhaqdhaqaaqyadaani ayaa ku aadan sidii ciidamada Galmudug cutubyo ...
xiisad-dagaal-galmudug-iyo-puntland
Warar aan kahelayno Xaradheere dhaqdhaqaaqyo kasocda iyo ciidamo kaga soo wajahan dhanka…
- Jan 16, 2017
Maamulka Galmudug ayaa shaaciyay in ay doonayaan in ay qabsadaan degmada Xarardheere oo kamid ah degmooyinka ugu muhiimsan Gobolka Mudug , islamarkaana muddo dheer ay gacanta ku hayaan Xarakada Al-Shabaab. Howlgalka ...
war-deg-deg-ah-7
WAR DEG DEG AH: Daawo Daacish Oo Laga Qabtay Booyado Shidaal oo ay kalasoo dageen xeebaha
- Jan 16, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=ueuaRatv7tc&feature=youtu.be
Xasan-iyo-Amiirka-Qatar
DEG-DEG: Dowladda Qadar oo kalsoonidii kala noqotay musharax Xasan Sheikh Maxamuud kuna dhawaaqday musharax kale oo ay taageerayso.
- Jan 15, 2017
Shan sano kadib Ilo Xog Ogaal Oo heshay Puntlandews waxay sheegayaan Inay dowladda qadar  Sheegtay Inay Musharax  Maxamed Cabdulahi Farmaajo ku tageerayso  malaayin lacag Ah madama Uu Shacabka Tageero ka Haysto,waxana ...
226-3-1-3
War deg deg ah oo caawa naga soo gaarey bariga gobolka Karkaar iyo xaalad xun oo ka taagan iyo qayla dhaan.
- Jan 15, 2017
Wararka aanu kahelayno degmada Bandar-bayla ee gobolka Karkaar iyo deegaamo hoosyimaada ayaa sheegaya in reer guuraagii halkaasi u hayaamay uu soo wajahay harraad iyo biyo la’aan. Qaar kamid ah dadka deegaanka ...

« Previous PageNext Page »