Friday 19 October, 2018

DEG DEG+VIDEO-War Ka Dhan ah Xukuumadda Muuse Biixi oo Hargaysa Lagaga Dhawaaqay & Kasii Mid ahaansheheeda oo Go’aan..

DEG DEG+VIDEO-War Ka Dhan ah Xukuumadda Muuse Biixi oo Hargaysa Lagaga Dhawaaqay & Kasii Mid ahaansheheeda oo Go’aan..
Puntlandnews.net (Hargaysa)-Magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxaa goor dhoweyd loogaga dhawaaqay war ka dhan ah xukuumadda Somaliland ee uu majaraha u hayo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo kamid ahaan sheheeda. Warsaxaafadeedka [...]

DEG DEG-Ciidanka Ammaanka Somaliland Guryohooda u Dhacay Xabsigana Dhigay Masuuliyiin Yaa Kamid ah.

DEG DEG-Ciidanka Ammaanka Somaliland Guryohooda u Dhacay Xabsigana Dhigay Masuuliyiin Yaa Kamid ah.
Wr cusub oo hadda Hargayssa naga soo gaarey ayaa sheegayaa in Ciidamada Ammaanka ee Maamulka Soomaaliland ay Xabsiga dhigeen Guddoomiye degmo oo ay shalay doorteen dadka ku nool Xaafadaha Maxamuud Heybe iyo Maxamed Mooge oo ka tirsan Magalada [...]

VIDEO-Gudoomiyihii Barlamaanka Somaliland oo Shaaciyey Inuu Xilka Bananaynayo Kuna Wajahan Yahay Laascaanod & Doorashada 2019.

VIDEO-Gudoomiyihii Barlamaanka Somaliland oo Shaaciyey Inuu Xilka Bananaynayo Kuna Wajahan Yahay Laascaanod & Doorashada 2019.
Puntlandnews.net (HARGAYSA)-Magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland waxaa warbaahinta kula hadlay masuulkii ugu sareeyey siyaasiyiinta gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ee xilalka ka hayey maamulka Somaliland isagoona ka hadlay doorashooyinka [...]

VIDEO-Masuulkii Dhulbahante ee Xilka Ugu Sareeeya Ka Hayey Somaliland oo Iscasilaad Ku Dhawaaqay Kuna Wajahan Laascaanood & Doorashada 2019.

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Weeraray Isimada Dhulbahante ee Garoowe Ku Shiray Sheegayna in Sool Somaliland Tahay.

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Weeraray Isimada Dhulbahante ee Garoowe Ku Shiray Sheegayna in Sool Somaliland Tahay.
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah madaxdhaqameedka reer Sool isla markaana taageersan maamulka Somaliland ayaa waxa uu ka hadlay kulamo isimada gobolkada Sool ku lahaayeen magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland. Garaad Jaamac [...]

DEG DEG+VIDEO-Dhaawaca Ciidamada Somaliland oo 4 Maraya iyo Dagaal Culus oo Ka Qarxay..

DEG DEG+VIDEO-Dhaawaca Ciidamada Somaliland oo 4 Maraya iyo Dagaal Culus oo Ka Qarxay..
Puntlandnews.net (BB)-War deg deg ah oo saaka na soo gaarey ayaa sheegaya in 4 kamid ah ciidamada maamulka Somaliland halka taliye hogaaminayey ciidamo katirsan kuwa maamulka Somalilandna la baadi goobayo kadib dagaal xoogan oo qabsaday. HALKAAN [...]

DAAWO-Somaliland oo Shaacisay Puntland Kaga Awood Roonaatay Gobolka Sanaag & Qorsheheda Xiga.

DAAWO-Somaliland oo Shaacisay Puntland Kaga Awood Roonaatay Gobolka Sanaag & Qorsheheda Xiga.
Puntlandnews.net (Hargaysa)-Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in deegaamadii ugu badnaa ee katirsan gobolka Sanaag ay ka bexeen gacanta maamulkaasi isla markaana ay xilligaan si cad ula wareegtey dowladda Puntland. Somaliland waxa ay [...]

WAR DEG DEG AH-Madaxweyne Muuse Biixi oo Goor Dhoweyd Warbaahinta Isugu Yeeray Shaaciyeyna..

WAR DEG DEG AH-Madaxweyne Muuse Biixi oo Goor Dhoweyd Warbaahinta Isugu Yeeray Shaaciyeyna..
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo goor dhoweyd isugu yeeray warfidiyeenka ka howlgala magaalada Hargaysa ee Somaliland ayaa waxa uu ku dhawaaqay wareegto cusub oo uu hadda soo saaray. Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobkiisa [...]

DEG DEG-Muuse Biixi oo Shaaciyey Xilliga Muqdisho Somaliland U Aqoonsan Doonto Dal Madax Banaan.

DEG DEG-Muuse Biixi oo Shaaciyey Xilliga Muqdisho Somaliland U Aqoonsan Doonto Dal Madax Banaan.
Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in maalgashiga Shirkadda DP World ay ku ballaadhinayso marsadda Berbera uu sii xoojinayo madax-bannaanida Somaliland, Sidaasna waxa daabacay Wargeyska The National ee ka soo [...]

DEG DEG+VIDEO-Wasiir Katirsan Xukuumadda Muuse Biixi oo Loo Yeeray Kadib Markii Muqdisho..

DEG DEG+VIDEO-Wasiir Katirsan Xukuumadda Muuse Biixi oo Loo Yeeray Kadib Markii Muqdisho..
Puntlandnews.net (Hargaysa)-Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee maamulka Somaliland ayaa goor dhoweyd loo yeeray kadib markii ay soo bexeen warar sheegaya inuu la kulmay madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya gaar ahaan wasiirka maaliyadda [...]

DEG DEG+MUUQAAL-Madaxtooyada Somaliland oo Ku Dhawaaqday War Ku Aadan Corneal Caarre.

DEG DEG+MUUQAAL-Madaxtooyada Somaliland oo Ku Dhawaaqday War Ku Aadan Corneal Caarre.
Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Somaliland Maxamuud Warsame ayaa sheegay in Cornel Caare oo ka mid ahaa Ciidamada Somaliland uu ka baxay Xeydaabka Somaliland. Sidoo kale,Afhayeenka ayaa sheegay in tabasho badan ay ka jirto,islamarkaana loona [...]

VIDEO-Somaliland oo Puntland Uga Digtey Inay Dhaqdhaqaaq Ciidan Ka Samayso Tukaraq.

VIDEO-Somaliland oo Puntland Uga Digtey Inay Dhaqdhaqaaq Ciidan Ka Samayso Tukaraq.
Maamulka Somaliland ayaa uga digay Maamulka Puntland kicinta Xiisadda ay ka wadaan deegaano ka tirsan Gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Tukaraq. Afhayeenka Maamulka Somaliland ayaa sheegay in Puntland ay uga digayaan iney dhaq dhaqaaq ciidan [...]

VIDEO-Saraakiil iyo Ciidamo Ka Soo Jeeda Ceerigaabo oo Ka Baxay Somaliland Caawana Galay Puntland Dagaalkan Shaaciyey.

Puntlandnews.net (GR)-Gudaha Puntland waxaa caawa soo gaarey siweyna loogu soo dhoweeyey saraakiil, ciidamo iyo hub ay kala soo goosteen ciidamada maamulka Somaliland ee uu majaraha u hayo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Saraakiisha hogaaminaya [...]

DEG DEG+SAWIRRO-Tukaraq oo Ay Ka Taagan Tahay iyo Madaxweynihii Somaliland oo Hargaysa Ka Baxay Kuna Wajahan..

DEG DEG+SAWIRRO-Tukaraq oo Ay Ka Taagan Tahay iyo Madaxweynihii Somaliland oo Hargaysa Ka Baxay Kuna Wajahan..
Madaxweynihii hore ee Maamulka somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa goordhaweyd waxaa uu ka baxay madaarka diyaaraduhu ay ka haadaan ee magaalada hargeysa, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa waxaa safarkiisu salka ku hayaa [...]

Abiy Ahmed oo Joojiyey Mashaariicdii Itoobiya Ka Wadey Dalka Dibadiisa iyo Mustaf Cagjar oo Hargaysa Loo Diidey & Berbera..

Abiy Ahmed oo Joojiyey Mashaariicdii Itoobiya Ka Wadey Dalka Dibadiisa iyo Mustaf Cagjar oo Hargaysa Loo Diidey & Berbera..
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Sababta ay Dawladda Itoobiya oo dhinac ka ah Heshiiska Maalgashi ee Dekeda Berbera ay uga maqnaatay Munaasibaddii lagu daah furay Madaxtooyadda Somaliland ee balaadhinta iyo dhismaha Dekeda Berbera,kaasi oo [...]

Xog :- Dagaalkii Ugu Adkaa Ee Ka Dhex Qarxa Somaliland, Sedex Jabhadood Oo Hubkooda Diyaarsaday, & Xiliga Dagaalka Oo La Qorsheeyay.

Xog :- Dagaalkii Ugu Adkaa Ee Ka Dhex Qarxa Somaliland, Sedex Jabhadood Oo Hubkooda Diyaarsaday, & Xiliga Dagaalka Oo La Qorsheeyay.
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa gaadhay magaalada london ee caasimadda ingiriiska todobaadkii hore, waxaana uu ahaa ujeedka safarkiisu sidii uu xal miro dhala uu uga dhex dhelin [...]

DAAWO-Jabuuti oo Dhabar Jebisey Farmaajo iyo Muuse Biixi oo Shaaciyey In ay Aqoonsatay Somaliland.

DAAWO-Jabuuti oo Dhabar Jebisey Farmaajo iyo Muuse Biixi oo Shaaciyey In ay Aqoonsatay Somaliland.
Dhowaan xuduudka Somaliland iyo Jabuuti waxaa ka dhacay dagaal khasaare sababay waxaana soo baxayey warar la xiriira baasa boorka Somaliland iyo qaadashada dowladda Jabuuti oo lagu tegi waayey muddooyinkii ugu dambeeyey. HALKAAN RIIX SI AAD [...]

VIDEO-Lafihii Ugu Badnaa oo Laga Soo Qufay Bartamaha Hargaysa & Shacabka oo Ka Cararay+Masuul ku Dul Baroortay.

VIDEO-Lafihii Ugu Badnaa oo Laga Soo Qufay Bartamaha Hargaysa & Shacabka oo Ka Cararay+Masuul ku Dul Baroortay.
Puntlandnews.net (HG)-Bartamaha magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxaa laga soo qufay qabuuro badan oo la xabaalay sanado badan kahor waxaana laga soo saaray lafaha dad dhintay oo ku duugnaa goobtaasi. HALKAAN RIIX SI AAD [...]

AKHRISO-Wakiilada 54 Wadan oo Hargaysa War Ku Aadan Somaliland Kaga Dhawaaqay Iskuna Raacay In..

AKHRISO-Wakiilada 54 Wadan oo Hargaysa War Ku Aadan Somaliland Kaga Dhawaaqay Iskuna Raacay In..
War-murtiyeed ka kooban Siddeed Qoddob ayaa laga soo saaray shirweynihii caalamiga ahaa ee labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, kaasi oo lagu falanqeeyey guulihii jamhuuriyadda Somaliland ku tallaabsatay [...]

AKHRISO-Sheekhii Ugu Waynaa Somaliland oo Farriin u Diray Muuse Biixi Sheegayna in Habra Habraynta Beesha Isaaq..

AKHRISO-Sheekhii Ugu Waynaa Somaliland oo Farriin u Diray Muuse Biixi Sheegayna in Habra Habraynta Beesha Isaaq..
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa mar kale Madaxweynaha Somaliland iyo Xukuumaddiisa u soo jeediyey inay ka fiirsato Heshiiska Saldhigga Milletari ee Dawladda Imaaraadka Carabta laga siiyey duleedka Magaalada Berbera [...]

XOG-Xagee Ku Dambaysay Jabhadda Corneal Caarre & Puntlandnews oo Heshay Xogta Lacago Loo Diyaarshey.

XOG-Xagee Ku Dambaysay Jabhadda Corneal Caarre & Puntlandnews oo Heshay Xogta Lacago Loo Diyaarshey.
Maalmihii ugu dambeeyay waxaa jiray warar ku saabsanaa korneyl caare iyo maleeshiyo beeleed ka goosatay ciidamada Maamulka Soomaaliand isla markaana fariisimo ka samaystay deegaamo dhowr ah oo hoosyimaada magaalada Qardho ee Puntland. Ciidamada [...]

VIDEO-Somaliland oo Ka Hadashay Dagaaladii Ugu Dambeeyey ee Tukaraq iyo Weerar Lagu Qaaday Taliye Nuux Taani.

VIDEO-Somaliland oo Ka Hadashay Dagaaladii Ugu Dambeeyey ee Tukaraq iyo Weerar Lagu Qaaday Taliye Nuux Taani.
Maamulka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaaladii ugu dambeeyey ee ciidamada maamulka Somaliland ay la geleen ciidanka Puntland iyo kuwa jabhadda uu hogaamiyo Corneal Caarre ee dagaalka kula jira maamulka uu hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi. HALKAAN [...]

DAAWO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday In General Taani Lagu Weeraray Ceerigaabo iyo Khasaaraha.

DAAWO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday In General Taani Lagu Weeraray Ceerigaabo iyo Khasaaraha.
Puntlandnews.net (CG)-Warbaahinta Puntlandnews ayaa dhowaan baahisey in taliyaha guud ee ciidamada milatariga Somaliland General Nuux Ismaaciil Taani lagu weeraray magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag Somaliland. Haddaba masuul katirsan [...]

VIDEO-Muuse Biixi oo Xafladdii Dekedda Berbera uu Kala Baqay Ku Qabsaday Hargaysa Jeediyeyna Khudbad Cariba ah Maka Hadlay Tukaraq.

VIDEO-Muuse Biixi oo Xafladdii Dekedda Berbera uu Kala Baqay Ku Qabsaday Hargaysa  Jeediyeyna Khudbad Cariba ah Maka Hadlay Tukaraq.
Puntlandnews.net (HG)-Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa waxaa lagu wadey in maalinimadii shalay lagu soo dhoweeyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo xaflad ay shirkadda DP World dhiganayso kaga qaybgeli lahaa. Guud ahaan [...]

VIDEO-Cutubyo Katirsan Ciidanka Somaliland oo Ku Dhawaaqay Inay Ka Baxayaan Fariisimadooda Farrina u Diray MD Muuse Biixi.

VIDEO-Cutubyo Katirsan Ciidanka Somaliland oo Ku Dhawaaqay Inay Ka Baxayaan Fariisimadooda Farrina u Diray MD Muuse Biixi.
Cutubyo katirsan ciidamada milatariga maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay isaga baxayaan fariisimadooda kadib xaalado adag oo ay sheegeen inay soo food saareen bilihii ugu dambeeyey. Saraakiisha hogaaminaysa ciidamadaasi oo la hadlay [...]

DAAWO-Somaliland oo Shacabka Garoowe Ugu Baaqday Inay 2 Beri Magaalada Ka Qaxaan Haddii Kale ay Gubayso.

DAAWO-Somaliland oo Shacabka Garoowe Ugu Baaqday Inay 2 Beri Magaalada Ka Qaxaan Haddii Kale ay Gubayso.
Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa habeen hore ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidaamda Puntland iyo kuwa maamulka Somaliland, waxaana dagaalkaasi ciidanka Somaliland ka soo gaarey khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo gaadiid laga [...]

DEG DEG-Wakiilada Ka Socda 50 Wadan oo Caalamka ah iyo Madaxda Somaliland oo Hargaysa Isugu Tegey & Caalamka oo Ku Dhawaaqaya..

DEG DEG-Wakiilada Ka Socda 50 Wadan oo Caalamka ah iyo Madaxda Somaliland oo Hargaysa Isugu Tegey & Caalamka oo Ku Dhawaaqaya..
Magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland maanta oo Arbaco ah waxaa ka furmaya shir loogu magac daray saaxiibada Somaliland ee caalamka. Kulankaan xasaasiga ah ayaa waxaa ka qaybgelaya 50 ergay oo ka kala socda qaaradaha adduunka [...]

DEG DEG-Wasiirkii Ugu Tunka Waynaa Xukuumadda Muuse Biixi oo Feer Ku Suuxiyey Gudoomiyaha Gobolka Sool iyo Xiisad Taagan.

DEG DEG-Wasiirkii Ugu Tunka Waynaa Xukuumadda Muuse Biixi oo Feer Ku Suuxiyey Gudoomiyaha Gobolka Sool iyo Xiisad Taagan.
War cusub oo hadda naga soo gaarey magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal gacan ka hadal ah uu dhex maray wasiiradda wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Somaliland Maxamed Axmed Kaahin oo maalmihii ugu dambeeyey [...]

VIDEO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday Inay Qaadayso Dagaal Ka Dhan ah Puntland,”Hub Casri ah Ayey Nagu Duqeeyeen”.

VIDEO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday Inay Qaadayso Dagaal Ka Dhan ah Puntland,”Hub Casri ah Ayey Nagu Duqeeyeen”.
Maamulka Somaliland ayaa ku hanajabay inuu qaadayo dagaal uu kaga aarsanayo ciidamada Puntland kadib markii jab xoogani ka soo gaarey ciidankiisa dagaal fiidnimadii xalay ka dhacay duleedka deegaanka Tukaraq oo labada ciidan isku horfadhiyaan. Wasiirka [...]

VIDEO-Somaliland oo Warbaahinta u Soo Bandhigtay Tirada Ciidankii Kaga Dhintay Dagaalkii Xalay ee Tukaraq+Gaadiid Dagaal.

VIDEO-Somaliland oo Warbaahinta u Soo Bandhigtay Tirada Ciidankii Kaga Dhintay Dagaalkii Xalay ee Tukaraq+Gaadiid Dagaal.
Xukuumadda Somaliland ayaa faah faahin rasmi ah ka bixisay dagaal habeenimadii xalay ciidamada difaaca Puntland iyo kuwa Somaliland ku dhexmaray jiidaha dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ciidamadu isku horfadhiyaan. Wasiirka wasaaradda [...]
%d bloggers like this: