Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Taliska Ciidamada Somaliland oo War Culus Ku Dhawaaqay iyo Tirada Dhaawaca oo Korortay.

VIDEO-Taliska Ciidamada Somaliland oo War Culus Ku Dhawaaqay iyo Tirada Dhaawaca oo Korortay.
Taliska guud ee ciidamada maamulka Somaliland oo warbaahinta galabta la hadlay ayaa ka hadlay khasaare soo kordhay iyo dhaawaca oo noqday mid ka badan sidii hore, waxaana uu sheegay in ciidamadu ay xilligaan diyaar yihiin. HALKAAN RIIX SI AAD [...]

DAAWO-Madaxweynaha Somaliland oo Lakulmay Wafti Ka Socda Ingiriiska iyo War Culus oo Loo Sheegay & Tukaraq oo Ciidan..

DAAWO-Madaxweynaha Somaliland oo Lakulmay Wafti Ka Socda Ingiriiska iyo War Culus oo Loo Sheegay & Tukaraq oo Ciidan..
PUNTLANDNEWS.NET (HARGAYSA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada Hargaysa kula kulmay wafti ka socda boqortooyada wadanka Ingiriiska. Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi waftigaan uu hogaaminayo [...]

VIDEO-Suldaankii Guudee Beesha Muuse Biixi oo Afka Furtay iyo Khilaaf Hargaysa Ka Taagan & Tukaraq..

VIDEO-Suldaankii Guudee Beesha Muuse Biixi oo Afka Furtay iyo Khilaaf Hargaysa Ka Taagan & Tukaraq..
PUNTLANDNEWS.NET (HARGAYSA)-Suldaan Maxamed Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiraxmaan oo kamid ah madaxda dhaqanka Somaliland ayaa ka hadlay xaaladaha xilligaan ka aloosan Somaliland. Suldaan Axmed oo ah suldaanka guud ee beesha Muuse Biixi ayaa [...]

DEG DEG (DAAWO)-Madaxweynaha Somaliland oo War Culus Ku Dhawaaqay iyo Warbaahinta oo Loo Bandhigay..

DEG DEG (DAAWO)-Madaxweynaha Somaliland oo War Culus Ku Dhawaaqay iyo Warbaahinta oo Loo Bandhigay..
PUNTLANDNEWS.NET (HARGAYSA)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo dhowaan warbaahinta la hadlay ayaa ku dhawaaqay war culus, waxaana warbaahinta loo soo bandhigay war la wada sugayey. HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA Share [...]

DEG DEG-Somaliland oo Ku Dhawaaqday Inay La Midoobayso Somalia Haddii Hal Shuruuday Buuxiso.

DEG DEG-Somaliland oo Ku Dhawaaqday Inay La Midoobayso Somalia Haddii Hal Shuruuday Buuxiso.
Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay suuragal tahay in ay dib u midoobaan labadii Gobo lee isu tagay lixdankii,kuwaas oo markii dambe qeybta waqooyi ay ku dhawaaqday in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale inkasta oo aanay aqoonsi helin. Wakiilka [...]

DEG DEG (DAAWO)-Guryo iyo Gaadiid La Gubey & Taliska Ciidanka Somaliland oo Warbaahinta Isugu Yeeray Kuna Dhawaaqay..

DEG DEG (DAAWO)-Guryo iyo Gaadiid La Gubey & Taliska Ciidanka Somaliland oo Warbaahinta Isugu Yeeray Kuna Dhawaaqay..
Taliska guud ee ciidamada maamulka Soomaaliland oo goor dhoweyd oo maanta ah warbaahinta isugu yeeray ayaa ka hadlay warbixino kala duwannna ka bixiyey arrimo dhowr ah oo lawada sugayey, xilli laga cabsi qabo dagaal marxalado kala duwanna ay [...]

VIDEO-Ciidamada Somaliland oo La Wareegey Xarumo Muhiim ah iyo Mujaahidiin Ku Dhawaaqay In Lagu Kala Guurayo Somaliland.

VIDEO-Ciidamada Somaliland oo La Wareegey Xarumo Muhiim ah iyo Mujaahidiin Ku Dhawaaqay In Lagu Kala Guurayo Somaliland.
Tobanaan katirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Somaliland ayaa saaka ku waaberiistey xarunta xisbiga talada haya ee Kulmiye Somaliland, waxaana laga joojiyey inuu gudaha u galo gudoomiye Jaamac Shabeel oo Muuse Biixi ay isku dheceen. Xarunta [...]

DEG DEG-Ciidamo La Wareegey Xaruntii Xisbiga Kulmiye ee Hargaysa iyo Jaamac Shabeel oo Loo Diidey+Weriyayaal la Xiray.

DEG DEG-Ciidamo La Wareegey Xaruntii Xisbiga Kulmiye ee Hargaysa iyo Jaamac Shabeel oo Loo Diidey+Weriyayaal la Xiray.
War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey xarunta xisbiga Kulmiye ee magaalada Hargaysa ayaa sheegaya in xaruntu ay aad u qasan tahay ayna ammaankeeda la wareegeen ciidamo gaar ah oo katirsan booliska maamulka Somaliland. Xarunta waxaa loo diidey [...]

VIDEO-Faysal Cali Waraabe iyo Beeshiisa Ciidagale oo Ka Nixiyey Muuse Biixi,”Waa Baxaynaa Haddii Uusan..”.

VIDEO-Faysal Cali Waraabe iyo Beeshiisa Ciidagale oo Ka Nixiyey Muuse Biixi,”Waa Baxaynaa Haddii Uusan..”.
Muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa soo kordhayey khilaafka u dhexeeya xisbiga mucaaradka ah ee Wadani Somaliland oo aaminsan weli in xisbiga Kulmiye ku shubtay doorashada si uu ugu guulaysto madaxweyne Muuse Biixi. Beesha Habar Yoonis oo uu ka [...]

VIDEO SIR AH-Sida Madaxda iyo Siyaasiyiinta Hargeysa u Ogyihiin Inuusan Ictiraaf Jirin Xamarna u Tagaan.

VIDEO SIR AH-Sida Madaxda iyo Siyaasiyiinta Hargeysa u Ogyihiin Inuusan Ictiraaf Jirin Xamarna u Tagaan.
Maamulka Somaliland ayaa tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya waxa uu raadinayey ictiraaf uu ka helo beesha caalamka iyo madax banaani uu ka qaato dalka Soomaaliya intiisa kale, walow aysan middaasi weli u hirgelin guud ahaan. Haddaba [...]

DAAWO-Muuse Biixi oo Hadda Dhaar Ku Maray Inuusan Marna Ka Tanaasulayn Kana Bixi Doonin..

DAAWO-Muuse Biixi oo Hadda Dhaar Ku Maray Inuusan Marna Ka Tanaasulayn Kana Bixi Doonin..
Xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye ayaa goor dhoweyd magaalada Hargaysa kaga dhawaaqay war lama filaan ah oo shacabka iyo daneeyayaasha arrimaha Soomaaliyaba ay aad u hadal hayaan, wuxuuna caddeeyey inuusan ka baxayn kana tanaasuli doonin.. RIIX [...]

DHEGAYSO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday Inay Dagaal Gashay Saxaafaddana Uga Digtey Inay Tukaraq iyo Caarre…

DHEGAYSO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday Inay Dagaal Gashay Saxaafaddana Uga Digtey Inay Tukaraq iyo Caarre…
http://puntlandnews.net/wp-content/uploads/2018/10/dag.mp3 Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on Google+ (Opens in new window)Like this:Like Loading...

VIDEO-Faysal Cali Waraabe oo Ku Hor Baroortay Boqolaal Shacab ah iyo Corneal Caarre oo Gacanta Lagu.

VIDEO-Faysal Cali Waraabe oo Ku Hor Baroortay Boqolaal Shacab ah iyo Corneal Caarre oo Gacanta Lagu.
Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ee UCID ayaa boqolaal shacab ah hortooda kaga calaacay sababaha keena inuu ku guuldaraysto marar badan noqoshada madaxweynaha Somaliland, isagoona sheegay in shacacbku markii soo hro istaago isu taagaan una sacabiyaan [...]

VIDEO-Dagaal Dhinacyo Badan oo Somaliland Ku Furmay iyo Muuse Biixi oo Hadda Warbaahinta La Hadlay Kuna Dhawaaqay.

VIDEO-Dagaal Dhinacyo Badan oo Somaliland Ku Furmay iyo Muuse Biixi oo Hadda Warbaahinta La Hadlay Kuna Dhawaaqay.
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo goor dhoweyd oo maanta ah warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxa uu ka hadlay war culus oo ay sugayeen shacabka Deegaamadaasi. RIIX HALKAAN SI [...]

Deg Deg Daawo :- Maamulka Somaliland Oo Walaac Ka Muujiyay Dagaal Laba Dhinaca Oo Puntland Uga Yimaada, & Codsi Yaab Leh Oo Ay Puntland U Direen.

Deg Deg Daawo :- Maamulka Somaliland Oo Walaac Ka Muujiyay Dagaal Laba Dhinaca Oo Puntland Uga Yimaada, & Codsi Yaab Leh Oo Ay Puntland U Direen.
Maamulka Soomaliland Ayaa wal wal Badan ka qaba Jabhada Kornayl caare uu Hogaaminayo ee ka Dilaacday Gobolka Sanaag Xirirna la Leh Puntland Waxayna Codsi U Dirtay Soomaliland Inay Puntland Usoo Gacan Galiso Caare. Salaadinta Hargeysa Ayaa Iyaguna [...]

War Deg Ged Ah:- Shaqaallaha qeybta Hagista Airport-ka Oo Shaqadii Joojiyay, & Dagaal Soo Kala Dhexgalay Saraakiil Ajaanib Ah Iyo…….

War Deg Ged Ah:- Shaqaallaha qeybta Hagista Airport-ka Oo Shaqadii Joojiyay, & Dagaal Soo Kala Dhexgalay Saraakiil Ajaanib Ah Iyo…….
Ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa Puntlandews.net u sheegay in Shaqaalaha Soomaalida ee ka shaqeeya qaybta kala hagista diyaaradaha (Marshaalka) ayaa saaka shaqadii gabi ahaanba joojiyay. Sababta [...]

DAAWO-Nolosha Madaxweyne Farmaajo oo Halis Kujirta Dil Loo Qorsheeyey iyo Somaliland oo Kaalin.

DAAWO-Nolosha Madaxweyne Farmaajo oo Halis Kujirta Dil Loo Qorsheeyey iyo Somaliland oo Kaalin.
Xildhibaano katirsan maamulka Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay in nolosha madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay halis kujirto dilna loo diyaariyey. Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Facebook [...]

Somaliland oo Xukumo Adag Ku Ridey Askar Lagu Qabtay Dagaaladii Sool iyo Sanaag Miyey Kujiraan Ciidankii Puntland+Caarre oo Hadlay.

Somaliland oo Xukumo Adag Ku Ridey Askar Lagu Qabtay Dagaaladii Sool iyo Sanaag Miyey Kujiraan Ciidankii Puntland+Caarre oo Hadlay.
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Somaliland ayaa maalinimadii shalay waxa ay xukumo kala duwan ku ridey askar lagu qabtay dagaaladii ugu dambeeyey ee Sool iyo Sanaag iyo saraakiil katirsanaa ciidanka maamulkaasi. Maxkamadda ciidamada [...]

DAAWO-Shacabka Kunool Magaalada Laascaanood oo Qaylo Afka Ku Shubtay Sheegayna Inay Somaliland..

DAAWO-Shacabka Kunool Magaalada Laascaanood oo Qaylo Afka Ku Shubtay Sheegayna Inay Somaliland..
PUNTLANDNEWS.NET (LAASCAANOOD)-Shacabka ku nool magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa markale qaylo afka ku shubtay waxaana ay ka horyimaadeen hayaddo iyo madax ka socota maamulka Somaliland. Shacabka ayaa waxa ay sheegeen inaysan [...]

VIDEO-Siyaasi Jaamac Shabeel,”Kulmiye Isma Khilaafsana ee Aniyo Muuse Ayaa Diinta Islaamka Isku Hayna”+Kulamo Socda.

VIDEO-Siyaasi Jaamac Shabeel,”Kulmiye Isma Khilaafsana ee Aniyo Muuse Ayaa Diinta Islaamka Isku Hayna”+Kulamo Socda.
PUNTLANDNEWS.NET (HARGAYSA)-Dhowaan gudiga joogtada ah ee xisbiga talada haya ee Somaliland (Kulmiye) ayaa xilkii iyo xubinnimadiiba ka qaaday siyaasi Jaamac Shabeel oo siweyn looga yaqaan deegaamada Maamulka Somaliland. Waxaa bilowday kulamo [...]

DAAWO-Mujaahidkii Ugu Caansanaa Somaliland oo Xukun Lagu Ridey iyo Hub Urursi Bilowday+Beelo Go’aan Culus Qaadanaya.

DAAWO-Mujaahidkii Ugu Caansanaa Somaliland oo Xukun Lagu Ridey iyo Hub Urursi Bilowday+Beelo Go’aan Culus Qaadanaya.
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Somaliland ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday tallaabo sii murjinaysa xaaladda deegaamada maamulka Somaliland gaar ahaan kacdoonada beelaha qaar iyo taageerada jabhadda Carre. M axkamadda ciidamada [...]

DHEGAYSO-Indian Ocean oo Fashilisay Wasiir Katirsan Somaliland oo Lakulmay Madaxda Somalia iyo Muuse Biixi oo Ka Carooday.

DHEGAYSO-Indian Ocean oo Fashilisay Wasiir Katirsan Somaliland oo Lakulmay Madaxda Somalia iyo Muuse Biixi oo Ka Carooday.
Majaladda Caalamiga ah ee Indian Ocean ee dalka France ayaa warbixintii ugu dambeysey ee Jimcadii ay daabacad bogga ugu dambeeya ku daabacday warbixin ay kaga hadlayso wada xaajood dhexmaray wasiirka maaliyadda Somaliland iyo dhiggiisa Somalia. Warbixintaan [...]

VIDEO-Taliska Somaliland oo Shacabka Laascaanood Ka Mamnoocay Taageerada Puntland Hubkana Ka Ururinaya.

VIDEO-Taliska Somaliland oo Shacabka Laascaanood Ka Mamnoocay Taageerada Puntland Hubkana Ka Ururinaya.
Bilihii ugu dambeeyey waxaa soo kordhayey taageerada ay shacabka kunool gobolka Sool u muujinayaan ciidanka Puntland ee dagaalka kula jira Somaliland, waxaana dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo iyo xitaa kooxo iskood isu hubayey oo ku biiray [...]

XOG-Muuse Biixi oo Riyad Ku Wajahan iyo Sucudiga oo Saldhigii Ugu Waynaa Laga Siinayo Somaliland+Muqdisho oo Ka Xun.

XOG-Muuse Biixi oo Riyad Ku Wajahan iyo Sucudiga oo Saldhigii Ugu Waynaa Laga Siinayo Somaliland+Muqdisho oo Ka Xun.
Xog ay heshay shabakadda wararka ee Puntlandnews ayaa sheegaysa in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ku wajahan yahay magaalada Riyad ee xarunta boqortooyada wadanka Sucuudi Careebaya. Muuse Biixi Cabdi ayaa lafilayaa inuu magaalada [...]

Taliska Guud ee Ciidanka Somaliland oo u Hanjabey Shacabka Gobolka Sool iyo Ciidamo Buux Dhaafiyey.

Taliska Guud ee Ciidanka Somaliland oo u Hanjabey Shacabka Gobolka Sool iyo Ciidamo Buux Dhaafiyey.
Muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa sii xoogaystay khilaafka u dhexeeya bulshada kunool gobolka Sool iyo ciidamada maamulkaasi uu ku soo daabulayey magaalada Laascaanood iyo guud ahaan gobolka Sool. Taliska ciidamada maamulka Somaliland oo warbaahinta [...]

Sawirro+Magacyada-Ciidanka Somaliland oo Xabsiga Dhigay Odayaashii Ugu Badnaa iyo Xiisad Ka Taagan Magaalada..

Sawirro+Magacyada-Ciidanka Somaliland oo Xabsiga Dhigay Odayaashii Ugu Badnaa iyo Xiisad Ka Taagan Magaalada..
Ciidamada ammaanka maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ku xireen labo oday oo kamid ah dadka sida aadka ah looga yaqaan gobolka Togdheer iyo guud ahaanba deegaamada Somaliland. Labadaan muwaadin ayaa [...]

VIDEO-Qalbidhagax oo Diidey Inuu Muqdisho Tago Kana Farxiyey Muuse Biixi iyo Waxa Kajira Inuu Gaadiid Gubey.

VIDEO-Qalbidhagax oo Diidey Inuu Muqdisho Tago Kana Farxiyey Muuse Biixi iyo Waxa Kajira Inuu Gaadiid Gubey.
Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbidhagax oo dhawr maalmood socdaal ku joogay magaalada Hargeysa ee caasimadda Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay madaxda dowladda, baarlamaanka, [...]

DAAWO-Odayaashii iyo Waxgaradkii Burco oo War Lama Filaan ah Dhegaha Ugu Shubay Muuse Biixi iyo Dagaal..

DAAWO-Odayaashii iyo Waxgaradkii Burco oo War Lama Filaan ah Dhegaha Ugu Shubay Muuse Biixi iyo Dagaal..
Qaar kamid ah odayaasha, cuqaasha, waxgaradka iyo isimada ka soo jeeda deegaamada Somaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa war culus dhegaha ugu shubay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.  HALKAAN [...]

Dhaawacyo Laga Keenay Duleedka Tukara iyo Ciidanka Somaliland oo Gudaha u Galay…

Dhaawacyo Laga Keenay Duleedka Tukara iyo Ciidanka Somaliland oo Gudaha u Galay…
Wararkii ugu dambeeyey ee Ku soo dhacaya warqabadka warbaahinta Puntlandnews ee magaalada Laaacaanood ayaa sheegaya in kuurkuursi ciidan laga dareemayo deegaanka Tukaraq. Ciidamo katirsan milatariga maamulka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa [...]

DAAWO-Qalbidhagax oo Lakulmay Faysal Cali Waraabe iyo Odayaal Ku Dhaartay Inay Dilayaan+Gaadiid La Gubey.

DAAWO-Qalbidhagax oo Lakulmay Faysal Cali Waraabe iyo Odayaal Ku Dhaartay Inay Dilayaan+Gaadiid La Gubey.
PUNTLANDNEWS.NET (HARGAYSA)-Maalmihii ugu dambeeyey Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhgax ayaa ku sugnaa magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland oo soo dhoweyn heer sare ah loogu sameeyey. Magaalada Hargaysa xafiiskiisa waxaa maanta [...]
%d bloggers like this: