Tuesday 21 August, 2018

DHEGAYSO-Fariisimadii Ciidanka Difaaca oo Weerar Lagu Qaaday iyo Tirada Dhimashada Ciidanka oo Saaka La Shaaciyey.

DHEGAYSO-Fariisimadii Ciidanka Difaaca oo Weerar Lagu Qaaday iyo Tirada Dhimashada Ciidanka oo Saaka La Shaaciyey.
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur gaadiid oo ka dhacay qaar kamid ah fariisimada ciidamada difaaca oo kooxaha Soomaali iyo nabad diidka ah ay weerar ku soo qaadeen. Dagaalkaan oo socdey muddo [...]

DHEGAYSO-Saraakiil Firxad ah oo Lagu Soo Bandhigay Fariisimada Ciidanka iyo Xilli Dagaal Lagu Dhawaaqay.

DHEGAYSO-Saraakiil Firxad ah oo Lagu Soo Bandhigay Fariisimada Ciidanka iyo Xilli Dagaal Lagu Dhawaaqay.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno fariisimada ciidanka ayaa sheegaya in halkaasi lagu soo bandhigay saraakiil firxad ah, waxaana taliska ciidanku ay sheegeen inay gacanta ku hayaan isla markaana ay baaritaan ku samaynayaan. HALKAAN RIIX [...]

WARAYSI-Taliyaha Guud ee Ciidanka oo Ku Dhawaaqay in Maanta Kadib Amarkii Ay La Wareegeen Ciidankana Uusan Madaxweynuhu Xitaa Amrayn.

WARAYSI-Taliyaha Guud ee Ciidanka oo Ku Dhawaaqay in Maanta Kadib Amarkii Ay La Wareegeen Ciidankana Uusan Madaxweynuhu Xitaa Amrayn.
Taliyaha guud ee ciidanka ayaa ku dhawaaqay in howlgallada iyo dedaalada ciidanku ay wadaan ay horay uga socon waayeen amaro kala duwan oo dhinacyo kala duwan ay bixinayaan haseyeeshee wixii xilligaan ka dambeeye hal amar la qaadan doono ayna [...]

DEG DEG-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Deg Deg Ugu Yeeray Safiir iyo Shaqaalaha Mid Kamid ah Safaaradaha Somalia ee Dunida.

DEG DEG-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Deg Deg Ugu Yeeray Safiir iyo Shaqaalaha Mid Kamid ah Safaaradaha Somalia ee Dunida.
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo fulinaysa amarka Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku wargeliyay sii hayaha safaaradda, dhammaan diblamaasiyiinta iyo u-qaybsanayaasha [...]

DEG DEG+AKHRISO-Madaxweyne Farmaajo oo War Ka Soo Saaray Doorashada Imran Khan.

DEG DEG+AKHRISO-Madaxweyne Farmaajo oo War Ka Soo Saaray Doorashada Imran Khan.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Pakistaan Imran Khan. Madaxweyne Farmaajo waxaa uu sheegay in xiriir wanaagsan uu ka dhaxeeyo Soomaaliya iyo Pakistaan, islamarkaana [...]

DHEGAYSO-Xukuumadda Khayre oo Bilowday in Facebook Xilka Laysaga Qaado iyo Masuul Xilkii Waayey Commentina Ka Arkay.

DHEGAYSO-Xukuumadda Khayre oo Bilowday in Facebook Xilka Laysaga Qaado iyo Masuul Xilkii Waayey Commentina Ka Arkay.
Masuul caan ah ayaa waxaa xilkii looga qaaday aalladda bulshadu ku xiriirto ee facebook kadibna waxa uu ka shifay xog badan oo ku saabsan xaaladda uu ku sugan yahay qaabkii uu ku ogaadey xil ka qaadistiisa. HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO WARAYSI Share [...]

Ciidamada oo Dagaal Culus Ku Qaaday Dhanka Laamiga Dheer iyo Rasaas Kadhacaysa Goobo Kala Duwan.

Ciidamada oo Dagaal Culus Ku Qaaday Dhanka Laamiga Dheer iyo Rasaas Kadhacaysa Goobo Kala Duwan.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu saaka helayno ayaa sheegay in howlgallo xoogan ay ciidamada xooga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ka bilaabeen inta u dhexaysa degmooyinka Bal-cad iyo Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe. Howlgalka ayaa ka dambeysay [...]

WARBIXIN+COD-Waa Kuwee Sirdoonka Dahsoon ee Alshabaab Tuugsadayaal iyo Dad Aadan Rumaysan Karin Ayaa Kujira.

WARBIXIN+COD-Waa Kuwee Sirdoonka Dahsoon ee Alshabaab Tuugsadayaal iyo Dad Aadan Rumaysan Karin Ayaa Kujira.
Dad badan ayaa ilaa hadda su’aalo kala duwan iska waydiinaya sababaha ay kooxda Alshabaab ugu fududaato inay ku guulaysato weerarada qorshaysan ee ay ka fuliso dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Baarayaal muddo ku raad joogey sababaha keena [...]

DHEGAYSO-Sarkaal 40 Gaadiidka Dagaalka ah Kala Baxay Furimaha Dagaalka iyo Weerar Lagu Qaaday+Khasaaraha.

DHEGAYSO-Sarkaal 40 Gaadiidka Dagaalka ah Kala Baxay Furimaha Dagaalka iyo Weerar Lagu Qaaday+Khasaaraha.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno fariisimada ciidanka ayaa sheegaya in weerar culus lagu qaaday kolanyo gaadiid ah oo ay la socdeen saraakiil iyo taliyayaal sarsare oo katirsan ciidanka difaaca. HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA Dhanka [...]

DAAWO-Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed oo Go’aan Lama Filaana Ka Qaatay Dagaalka Somalida iyo Oromada.

DAAWO-Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed oo Go’aan Lama Filaana Ka Qaatay Dagaalka Somalida iyo Oromada.
Ra’iisul wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ku hanjabay inuu Gacan bir ah ku qaban doono xaaladaha amni darro ee ka taagan qaybo ka mid ah Dalkaasi, markii ay dhawaan hay’adaha u dooda xuquuqul Insaanka u soo jeediyeen inuu wax [...]

DHEGAYSO-Rag Jaajuus iyo Dilal Qorshaysan Ku Samayn Jirey Ciidanka Difaaca oo Fariisimada Lagu Qabtay,

DHEGAYSO-Rag Jaajuus iyo Dilal Qorshaysan Ku Samayn Jirey Ciidanka Difaaca oo Fariisimada Lagu Qabtay,
http://puntlandnews.net/wp-content/uploads/2018/08/Dhageyso-Taliska-Ciidanka-xoogga-dalka-oo-soo-bandhigay-Rag-dilay-Askar-ka-tirsanaa-Ciidamada-–-Radio-Dalsan-FM-91.5-MHz-Warar-Sugan-Somalia-News.mp3 Sawirada Hoose Share this:Click to share [...]

DEG DEG (DHEGAYSO)-Dhaawaca Ciidanka oo Maraya 70 Askari iyo Gurmad Ku Baxay Fariisimada Ciidanka.

DEG DEG (DHEGAYSO)-Dhaawaca Ciidanka oo Maraya 70 Askari iyo Gurmad Ku Baxay Fariisimada Ciidanka.
Wararkii ugu dambeeyey ee ku soo dhacaya warqabadka warbaahinta Puntlandnews ayaa sheegaya in ugu yaraan 70 kamid ah ciidamada ku sugan fariisimadooda ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen kadib weerar culus iyo dagaal ka dhacay halkaasi. HALKAAN [...]

AKHRISO-Qabiilada ay Ka Soo Kala Jeedaan Masuuliyiinta Cusub ee Madaxweyne Farmaajo Magacaabay.

AKHRISO-Qabiilada ay Ka Soo Kala Jeedaan Masuuliyiinta Cusub ee Madaxweyne Farmaajo Magacaabay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib u habeyn ballaaran ku sameeyay qaar kamid ah hay’adaha amniga dalka iyo Agaasinka Madaxtooyada Qaranka Halkaan hoose ka akhriso liiska 7 shakhsi [...]

WAR CUSUB-Meydadka oo Saaka Quban Fariisimada Ciidanka Kadib Dagaal Culus oo Xalay Laysku Miray iyo Gaadiid La Gubey.

WAR CUSUB-Meydadka oo Saaka Quban Fariisimada Ciidanka Kadib Dagaal Culus oo Xalay Laysku Miray iyo Gaadiid La Gubey.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu saaka ka helayno fariisimada ciidamada ayaa sheegaya in habeenimadii xalay uu dagaal culus degmada Buula-mareer ee gobolka Shabeellaha hoose ku dhexmaray Alshabaab iyo AMISOM. Dagaalka ayaa bilawday kadib markii [...]

TOP NEWS-Muxuu Salka Kuhayaa Safarka Farmaajo ee Jabuuti Kadib Muranka Booqashadii Eritrea.

TOP NEWS-Muxuu Salka Kuhayaa Safarka Farmaajo ee Jabuuti Kadib Muranka Booqashadii Eritrea.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa maalinta berri ah booqanaya Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Safarka Madaxweynaha waxaa qeyb ka noqonaya Wasiiro, Xildhibaano iyo masuuliyiin [...]

DAAWO-Madaxweynaha Jubbaland oo Ku Laabtay Kismaayo Weerarna Ku Qaaday Madaxda DFS.

DAAWO-Madaxweynaha Jubbaland oo Ku Laabtay Kismaayo Weerarna Ku Qaaday Madaxda DFS.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib muddo bil ah oo uu safar shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa. Madaxweynaha ayaa markii lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha [...]

DAAWO-Saraakiil Booqday Fariisimada iyo Goobaha Ciidanku Gacanta Ku Hayaan Kuna Dhawaaqay.

DAAWO-Saraakiil Booqday Fariisimada iyo Goobaha Ciidanku Gacanta Ku Hayaan Kuna Dhawaaqay.
Taliska guud iyo saraakiil katirsan ciidamada ayaa waxa ay kormeer aan horay loo shaacin ku tageen qaar kamid ah fariisimada ciidamada, waxaana ay sidoo kale booqdeen goobaha kantaroolada ah ee ciidamadu ay gacanta ku hayaan. HALKAAN RIIX SI [...]

BREAKING NEWS-Saraakiil Lagu Diley Furimaha Dagaalka iyo Dagaalo Goos Goos ah oo Ka Socda.

BREAKING NEWS-Saraakiil Lagu Diley Furimaha Dagaalka iyo Dagaalo Goos Goos ah oo Ka Socda.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno furimaha dagaalka ayaa sheegaya in saraakiil sar sare lagu diley deegaamada lagu dagaalamayo kadib dagaalo goos goos ah oo saacadihii ugu dambeeyey ka dhacay deegaamadaasi. Saraakiisha ciidanka xoogga [...]

DEG DEG (COD)-Dagaal Culus oo Saaka Ka Qarxay Furimaha Xilli Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawacu Kordhay.

DEG DEG (COD)-Dagaal Culus oo Saaka Ka Qarxay Furimaha Xilli Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawacu Kordhay.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu saaka ka helayno furimaha dagaalka ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay markale dagaal xoogan oo sababay dhimasho iyo dhaawac waxaana goobaha lagu dagaalamayo laga maqlayaa dhawaqa hubkii ugu cuslaa oo laysu [...]

DAAWO-Taliyayaal Laga Soo Magacaabay oo Caawa Liinta Ku Cabaya Xabsiga Kismaayo iyo Jubbaland oo Burburin Ku Socoto.

DAAWO-Taliyayaal Laga Soo Magacaabay oo Caawa Liinta Ku Cabaya Xabsiga Kismaayo iyo Jubbaland oo Burburin Ku Socoto.
Laamaha Amniga ee Dowlad goboleedka Jubbaland oo ka masuul ah Amniga iyo Xasiloonida Jubbaland ayaa galabta garoonka ka celiyey labo sarkaal oo laga soo direy Xamar kuwaas oo lagu sheegey in loo soo magacaabey Taliyaha nabadsugidda Jubbaland [...]

KASHIFAAD-Axmed Madoobe oo Lacago u Geeyey Cabdi Maxamuud Cumar iyo Sababta.

KASHIFAAD-Axmed Madoobe oo Lacago u Geeyey Cabdi Maxamuud Cumar iyo Sababta.
Puntlandnews (Nairobi):-Xog dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa safar uu dhowaan magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya ku tegey madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Siyaasiga [...]

DEG DEG (DHEGAYSO)-Ciidamo iyo Wasiiradii Ugu Badnaa oo Galabta Furimaha Dagaalka u Dhawaaqay Cawana Ku Hoyanaya+Dagaal.

DEG DEG (DHEGAYSO)-Ciidamo iyo Wasiiradii Ugu Badnaa oo Galabta Furimaha Dagaalka u Dhawaaqay Cawana Ku Hoyanaya+Dagaal.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu caawa helayno ayaa sheegaya in galabta iyo caawa ciidamo iyo wasiiradii ugu badnaa ay ka bexeen magaala madaxda kuna hoyan doonaan caawa furimaha dagaalka, xilli laga cabsi qabo dagaal halkaasi ka dhaca. HALKAAN [...]

DHEGAYSO-Ciidamadii Cabdi Iley ee Liyu Police oo Cagta Mariyey Oromadii Ugu Badnayd 31 Ayaa Meyd ah.

DHEGAYSO-Ciidamadii Cabdi Iley ee Liyu Police oo Cagta Mariyey Oromadii Ugu Badnayd 31 Ayaa Meyd ah.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya gaar ahaan xuduudka Oromada iyo Soomaalida ayaa sheegaya in ciidamada Liyu Poiliceka ee DDSI ay hal meel ku dileen 31 ruux oo katirsanaa qoomiyadda Oromada. HALKAAN [...]

DHEGAYSO-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo Si Kulul Uga Hadlay Xaaladda Soomaalida Una Digey Qoomiyado Doonaya Inay Goostaan.

DHEGAYSO-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo Si Kulul Uga Hadlay Xaaladda Soomaalida Una Digey Qoomiyado Doonaya Inay Goostaan.
Ra’iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay Hadal u muuqday mid Sii Kicinaya Xiisadii Udhaxeysay Soomaalida iyo Oromada. Dr Abiy Ahmed Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa waxa uu ka dhigay inaysan jirin warar sheegayey [...]

DHEGAYSO-Xasan Sh Maxamuud oo Muqdisho Ku Wajahan Kuna Dhawaaqa Qorshe aan Ka Farxin Doonin Farmaajo.

DHEGAYSO-Xasan Sh Maxamuud oo Muqdisho Ku Wajahan Kuna Dhawaaqa Qorshe aan Ka Farxin Doonin Farmaajo.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan katirsan barlamaanka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo muddooyinkii ugu dambeeyey ku sugnaa wadanka Turkiga ayaa lafilayaa inuu maalmaha foodda nagu soo haya soo gaaro magaalada Muqdisho ee [...]

DHEGAYSO-Malayshiyaadkii Furimaha oo Saaka Hubka Isu Gurtay Dagaal Socda iyo Dhimashadii Shalay oo 10 Dhaaftay.

DHEGAYSO-Malayshiyaadkii Furimaha oo Saaka Hubka Isu Gurtay Dagaal Socda iyo Dhimashadii Shalay oo 10 Dhaaftay.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno deegaamadii shalay ilaa maalmihii ugu dambeeyey lagu dagaalamay ayaa sheegaya inay taagan tahay cabsi xoogan isla markaana dagaalo goos goos ah ay hadda ka socdaan furimaha qaar. Goob joogayaal ayaa [...]

(DHEGAYSO)-Madaxda Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo RW Abiy Ahmed oo Heshiis Gaarey iyo Mala Burburinayaa Ciidanka Liyu Police.

(DHEGAYSO)-Madaxda Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo RW Abiy Ahmed oo Heshiis Gaarey iyo Mala Burburinayaa Ciidanka Liyu Police.
Wararka aanu ka helayno magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa sheegaya in is-afgarad wanaagsan ay gaareen ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya iyo madaxda hogaaminaysa xilligaan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Qodobada [...]

DAAWO-Abiy Ahmed oo Ka Hadlay Qalalaasaha DDSI, Xariga Abdi Iley iyo Qorshaha uu Ka Damacsan Yahay Jigjiga.

DAAWO-Abiy Ahmed oo Ka Hadlay Qalalaasaha DDSI, Xariga Abdi Iley iyo Qorshaha uu Ka Damacsan Yahay Jigjiga.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qalalaasaha ka dhacay dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo keenay inuu is casilo madaxweynihii maamulkaasi oo xabsi guri ku jira magaalada Addis ababa. HALKAAN RIIX [...]

BREAKING NEWS-Dagaal Culus oo Ka Dhacay Furimaha Hore iyo Fariisimo Ciidan oo La Shaaciyey In La Qabsaday.

BREAKING NEWS-Dagaal Culus oo Ka Dhacay Furimaha Hore iyo Fariisimo Ciidan oo La Shaaciyey In La Qabsaday.
Xoogaga Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen degaan lagu magacaabo Geedweyne oo ku yaalla duleedka degmada Doolow ee gobolka Gedo. Idaacadda Shabaab ee Andalus ayaa baahisay in xoogaga Al Shabaab ay gudaha u galeen degaanka iyaga [...]

VIDEO-Xubno Katirsan Xisbigii Madaxweynaha U Doortay DDSI oo Addis Ababa Looga Yeeray iyo Sababta.

VIDEO-Xubno Katirsan Xisbigii Madaxweynaha U Doortay DDSI oo Addis Ababa Looga Yeeray iyo Sababta.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ee xarunta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in dhamaan madaxdii dawlad deegaankaas looga yeeray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyagoo halkaas u tagay wada hadal ay la yeeshaan [...]
%d bloggers like this: