Tuesday 16 October, 2018

AKHRISO-Abiy Ahmed oo Ku Dhawaaqay Heshiisiinta Muqdisho iyo Hargeysa Miyuu Ka Hadlay Tukaraq+Puntland.

AKHRISO-Abiy Ahmed oo Ku Dhawaaqay Heshiisiinta Muqdisho iyo Hargeysa Miyuu Ka Hadlay Tukaraq+Puntland.
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa waxaa ay soomaaliland  ka codsatay  inuu xaliyo khilaafka u dhexeeya  Somaliland iyo Soomaaliya,Maadaama uu horey u xaliyay Muranka  Itoobiya-Ereteriya, Djibouti iyo Ereteriya iyo khilaafaadka [...]

WAR DEG DEG AH-Dagaal Kharaar oo Ka Qarxay Furimaha Dagaalka iyo Dhimashada iyo Dhaawaca oo Aan Meel Dayan.

WAR DEG DEG AH-Dagaal Kharaar oo Ka Qarxay Furimaha Dagaalka iyo Dhimashada iyo Dhaawaca oo Aan Meel Dayan.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaallo culus oo maanta markale dib uga qarxay degaano ka tirsan fariisimada ciidamada ee kuyaal gobolka Hiiraan, waxayna dagaaladan daba socdeen dagaal kale oo shalay ka dhacay degaano ku teetsan magaalada [...]

DHEGAYSO-Ciidamo Gudoodi Kaga Baxay Furimaha Dagaalka iyo Cabsi Saaka Ka Tagan Kadib Fariisimo La Qabsaday.

DHEGAYSO-Ciidamo Gudoodi Kaga Baxay Furimaha Dagaalka iyo Cabsi Saaka Ka Tagan Kadib Fariisimo La Qabsaday.
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu saaka ka helayno furimaha dagaalka aya sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay cabsi dagaal lagana cabsi qabo dagaal ka qarxa, kadib markii lala wareegey xalay ilaa shalay galab fariisimo muhiim ah. HALKAAN RIIX [...]

VIDEO-Haweenka Jirkooda Ka Ganacsada oo Guryo Ka Furtay Muqdisho iyo Haween Qayliyey Aaway Dowladdii.

VIDEO-Haweenka Jirkooda Ka Ganacsada oo Guryo Ka Furtay Muqdisho iyo Haween Qayliyey Aaway Dowladdii.
Gudoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Axmed Baarqab ayaa sheegtay in ay jiraan goobo ku yaalla Magaalada Muqdisho,kuwaasoo la geeyo haweenka Jirkooda ka ganacsada,taasina ay tahay wax aan la aqbalikarin. Gudoomiye Jawaahir waxa [...]

Cabdi Maxamuud Cumar oo Farriin Layaableh U Diray Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.

Cabdi Maxamuud Cumar oo Farriin Layaableh U Diray Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.
Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa waxa uu ra’iisul wasaaraha Itoobiya ka codsaday inuu cafiyo isaga iyo dadka la eedaysan. Hadalkan ayuu ka sheegay Cabdi Maxamuud Cumar maxkamad ku taalla magaalada [...]

DHEGAYSO-Farmaajo oo u Hanjabey Madaxweynayaal Dhowr ah Shacabkana Ku Guubaabiyey Inay Ku Kacaan.

DHEGAYSO-Farmaajo oo u Hanjabey Madaxweynayaal Dhowr ah Shacabkana Ku Guubaabiyey Inay Ku Kacaan.
Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayey xaaladda dalka iyo khilaafka kala dhexeeeya madaxda dowlad goboleedyada ayaa u hanjabay madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah DFS. Farmaajo ayaa shacabka [...]

VIDEO-Lammaanihii Dartood Odayga Loogu Gubey Muqdisho oo Waraysi Layaableh Bixiyey iyo Xaqiiqda Jidha.

VIDEO-Lammaanihii Dartood Odayga Loogu Gubey Muqdisho oo Waraysi Layaableh Bixiyey iyo Xaqiiqda Jidha.
Dhowaan magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday arrin lala argagaxay kadib markii dad ka soo jeeda beelaha awooda kuleh Muqdisho ay dileen kadibna meydkiisa gubeen oday ka soo jeeda beesha Jareer Weyne. Arrintaani ayaa timid kadib markii wiil uu [...]

DEG DEG (DHEGAYSO)-Ciidamo Ku Sugnaa Jiidaha Hore oo Weerar Lagu Qaaday Gaadiid La Gubey iyo Dhimashada oo 10 Dhaaftay.

DEG DEG (DHEGAYSO)-Ciidamo Ku Sugnaa Jiidaha Hore oo Weerar Lagu Qaaday Gaadiid La Gubey iyo Dhimashada oo 10 Dhaaftay.
Wararkii ugu dambeeyey ee ku soo dhacaya warqabadka warbaahinta Puntlandnews ayaa sheegaya in khasaare xoogan uu ka dhashay weerar lagu qaaday gaadiid ku socdey fariisimo ay ku leeyihiin jiidaha hore ee dagaalka. HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO [...]

DHAGEYSO: Wasiirka Horumarinta PL oo ka jawaabay Hadal ka soo yeeray Wasiir is casilay, kuna dhawaaqay.

DHAGEYSO: Wasiirka Horumarinta PL oo ka jawaabay Hadal ka soo yeeray Wasiir is casilay, kuna dhawaaqay.
Wasiirka Wasaaradda Hormarinta iyo Dib-u-dhiska ee Maamulka Puntland, Cabdikhadar Faarax Shaaciye, oo wareysi siiyey Idaacadda DALJIR ayaa beeniyey hadal uu sheegay wasiirkii iscasilay ee Wasaaradda Deegaanka, Dr. Cali Cabdullaahi Warsame, uuna [...]

WAR DEG DEG-Fariisimo Muhiim ah oo Lala Wareegey iyo Gaadiid Laga Qabsaday Ciidanka Somaliland.

WAR DEG DEG-Fariisimo Muhiim ah oo Lala Wareegey iyo Gaadiid Laga Qabsaday Ciidanka Somaliland.
Wararkii ugu dambeeyey ee warbaahinta Puntlandnews.net ay ka helayso furimaha dagaalka gaar ahaan deegaamadii shalay iyo doraad lagu dagaalamay ee duleedka magaalada Ceerigaabo ayaa sheegaya in la kaxaystay gaadiid ay lahaayeen ciidanka Somaliland. Wararka [...]

WARARKII UGU DAMBEEYEY-Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Furimaha Dagaalka iyo Tiriada Dhimashada oo Maraysa..

WARARKII UGU DAMBEEYEY-Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Furimaha Dagaalka iyo Tiriada Dhimashada oo Maraysa..
Wararkii ugu dambeeyey ee ku soo dhacaya warqabadka warbaahinta Puntlandnews ayaa sheegaya in dagaalyahano katirsan ururka Alshabaab ay xalay fiidkii weerar ku qaadeen fariisimo ciidamada dowladdu ku leeyihiin magaalada Qoryooley. Dagaalkaan [...]

DEG DEG+DHEGAYSI-Taliyaha Guud ee Ciidanka oo Goor Dhoweyd War Culus Ku Dhawaaqay.

DEG DEG+DHEGAYSI-Taliyaha Guud ee Ciidanka oo Goor Dhoweyd War Culus Ku Dhawaaqay.
PUNTLANDNEWS.NET-Taliyaha guud ee ciidamada ayaa markii ugu horaysay warbaahinta la hadlay kadib markii in muddo ah aad loo hadal hayey xaaladaha aloosan iyo waxyaabaha socda. HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO TALIYAHA Share this:Click to share [...]

DHEGAYSO-Khilaafkii oo Cirka Isku Shareeray iyo Madaxweyne Ku-xigeenka oo Ku Dhawaaqay War Ka Dhan ah Madaxweynaha.

DHEGAYSO-Khilaafkii oo Cirka Isku Shareeray iyo Madaxweyne Ku-xigeenka oo Ku Dhawaaqay War Ka Dhan ah Madaxweynaha.
Kadib shirkii magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ay kuyeesheen madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah waxaa soo baxaayey khilaafyo u dhexeeya madaxda federalka iyo maamul goboleedyada. Intaasi waxaa dheeraa khilaafka madaxweynayaasha [...]

War Deg Deg Ah:- Daawo Qaraxyo Ka Dhacay Hada Magaalada & Xaalada Oo Qaran.

War Deg Deg Ah:- Daawo Qaraxyo Ka Dhacay Hada Magaalada & Xaalada Oo Qaran.
Jugta qaraxyada ayaa Goordhow waxaa laga maqlay degmooyinka gobolkan Banaadir,waxana sidoo kale Cirka isku-shareertay Uuro aad u farabadan. Qaraxyada ayaa dad goobjoogayaal ah ayaa wax ay sheegayaan in ahaayeen laba Gaari oo laga soo buuxiyey [...]

War Deg Deg Ah:- Ciidamadii Ku Sugnaa Furimaha Oo Soobaneeyay, Soona Buuxiyey caasimadda.

War Deg Deg Ah:- Ciidamadii Ku Sugnaa Furimaha Oo Soobaneeyay, Soona Buuxiyey caasimadda.
Magaalada Kismaayo Waxaa Kataagan Saansaan Colaadeed kadib Markii Dhamaan Ciidamada Beesha Cawlyahan ee jooga kismaayo ay soo baneeyeen Ceryaha ayna isugu yimaadeen Xaafada New kismaayo. Ciidamadan oo tan iyo Maanta halkaa isku aruursanayay [...]

Deg Deg (DHAGAYSO):-Dawlada Somalia Ayaa Shaacisay Qorshe Uu Biixi ku iman lahaa Xamar, Farmaajana Ku Tagi Lahaa Hargaysa.

Deg Deg (DHAGAYSO):-Dawlada Somalia Ayaa  Shaacisay Qorshe Uu Biixi ku iman lahaa Xamar, Farmaajana Ku Tagi Lahaa Hargaysa.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka hadlay rajada laga qabo in dib loo bilaabo wada-hadalladii u dhaxeeyey Soomaaliya iyo Somaliland, oo iminka hakad uu ku yimid, iyo qorshe Farmaajo iyo Biixi ku [...]

Deg Deg DAAWO: Xildhibaan Idiris Cabdi dhakhtar Oo Madaxweyne Gaas ku Eedeeyay In Uu Ciribtirayo Alshabaab.

Deg Deg DAAWO: Xildhibaan Idiris Cabdi dhakhtar Oo Madaxweyne Gaas ku Eedeeyay In Uu Ciribtirayo Alshabaab.
Wararka puntlandnews.net ayka helayso magaalada muqdisho ayaa sheegaya Mas’uuliyiin ka soo jeeda Maamulka Koonfur Galbeed oo xilal kala duwan ka haya Dowladda Federaalka, ay ka caroodeen hadal uu madaxweynaha Gaas Ka Jeediyay Jaamacada Maakhir. Madaxweynaha [...]

War Deg Deg Ah:-(Dhagayso) Dawlada Federaalka Somalia Iyo Qadar 2 Milyan Oo Dollar Siiyay Madaxweyne Waare Si Uu Dawlada Goboleedyada U Dhabar…..

War Deg Deg Ah:-(Dhagayso) Dawlada Federaalka Somalia Iyo Qadar 2 Milyan Oo Dollar Siiyay Madaxweyne Waare Si Uu Dawlada Goboleedyada U Dhabar…..
Warar soo baxayay madaxweyne Waare shaaciyay in maamulkiisa uu la heshiiyay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxay sheegayeen in lacag cadadkeedu dhan yahay laba malyan la siinayo Hirshabeelle. Arrintaan caawa waxaa Goobjoog News u xaqiijiyay xildhibaan [...]

War Deg Deg Ah:- Ciimadanka Nabad Sugida Oo Gacanta Ku Dhigtay Labo Sarkaal Oo Ka Tirsan Ururka Al-Shabaab

War Deg Deg Ah:- Ciimadanka Nabad Sugida Oo Gacanta Ku Dhigtay Labo Sarkaal Oo Ka Tirsan Ururka Al-Shabaab
War ka soo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyey in howlgal laga sameeyey Muqdisho lagu qabtay Xubno sar sare oo ka tirsan Al-Shabaab. Howlgal laga sameeyey Xaafad ka tirsan degmada Dharkenley [...]

War Deg Deg Ah:-Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka socda Duleedka Magaalada.

War Deg Deg Ah:-Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka socda Duleedka Magaalada.
Wararka naga soo gaaraya Koonfurta magaalada Gaalkacyo iyo Cadaado ayaa sheegaya in uu dagaal aroornimadii hore ee saaka dhexmaray ciidamo katirsan Galmudug oo kabaxay Gaalkacyo iyo kuwa dawladda Faderaalka ee kusugnaa duleedka magaalada Cadaado. Dagaalka [...]

War Deg Deg Ah:- Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Qoyska Gabadh Uu Diley Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowladda.

War Deg Deg Ah:- Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Qoyska Gabadh Uu Diley Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowladda.
Warar ay heshay Warsidaha Puntlandnews.net ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu la kulmay Qoyska Gabar uu shalay dilay Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda. Madaxweyne Farmaajo ayaa Qoyska Gabadha [...]

War Deg Deg Ah:- Madaxweynaha jubaland Oo Weerar Ku Qaaday Dawlada Federaalka, Xili Waare Uu Dawlada La Saftay

War Deg Deg Ah:- Madaxweynaha jubaland Oo Weerar Ku Qaaday Dawlada Federaalka, Xili Waare Uu Dawlada La Saftay
Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Jubbaland Ahmed Mohamed Islam Oo warbaahinta Lahadlay ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Dawlada Federaalka Somalia Iyo Dawladaha Xubnaha ka ah. Ahmed Madooobe ayaa sheegay cida ay u baahan yihiin in ay dhex dhexaadiyaan [...]

WAR DEG DEG AH+AKHRISO: Dawlad Gobaleedyada Soomaaliya oo si adag uga hadlay Mawqifkii HIRSHABEELLE, kuna dhawaaqay..

WAR DEG DEG AH+AKHRISO: Dawlad Gobaleedyada Soomaaliya oo si adag uga hadlay Mawqifkii HIRSHABEELLE, kuna dhawaaqay..
 Warsaxaafadeed deg deg ah oo kasoo baxay golaha Iskaashiga dawlad gobaleedyada dalka ayaa si adag uga jawaabay qaraarkii ay qaadatay HIRSHABEELLE, ee ku saleysanaa in ay ka baxday Heshiiskii lagu gaaray magaalada Kismaayo. Madasha qoraalka [...]

Daawo Mid Ka Mida Xildhibaanada Somalia Oo Ra’iisulwasaare khayre Ugu Baaqay In Uu Wadanka Isaga Tago, Maadaama Uu Wadanka Wax U Qaban Waayay.

Daawo Mid Ka Mida Xildhibaanada Somalia Oo Ra’iisulwasaare khayre Ugu Baaqay In Uu Wadanka Isaga Tago, Maadaama Uu Wadanka Wax U Qaban Waayay.
Xildhibaan Cabdixakiin Macallin Axmed, ahna Xildhibaan laga soo doorto Galmudug, ayaa shalay khudbad qiiro leh ka jeediyey Baarlamaanka Soomaaliya, bannaankana soo dhigay su’aalo aan hore la isku weydiin, kuna eedeeyey Madaxweyne Farmaajo [...]

War Deg Deg Ah:-DAAWO:140 Xildhibaan oo xilkii ka qaaday madaxweyne ku xigeenka

War Deg Deg Ah:-DAAWO:140 Xildhibaan oo xilkii ka qaaday madaxweyne ku xigeenka
Qaar kamid ah xildhibaano ka tirsan maamulka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa waxaa ay xilka ka qaadeen madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi. Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug [...]

Daawo-Madaxweynaha Oo Ciidamadii ugu badnaa u Dhaqaajiyay Dhinahaca Furimaha, Dagaalna Ku Amray.

Daawo-Madaxweynaha Oo Ciidamadii ugu badnaa u Dhaqaajiyay Dhinahaca Furimaha, Dagaalna Ku Amray.
PUNTLANDNEWS.NET-Wararkii ugu dambeeyey ee ku soo dhacaya warqabadka warbaahinta Puntlandnews ayaa sheegaya in madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam uu amray in ciidankiisu weerar ku qaadaan Alshabaab Madaxweynaha [...]

VIDEO-Salaad Cali Jeelle oo Dadkii Qosolka Ka Dhammeeyey Farriin Cajiibana u Diray Madaxda Maamul Goboleedyada.

VIDEO-Salaad Cali Jeelle oo Dadkii Qosolka Ka Dhammeeyey Farriin Cajiibana u Diray Madaxda Maamul Goboleedyada.
PUNTLANDNEWS (MUQDISHO)-Siyaasiga caanka ah ee Soomaalidu aadka u danayso hadaladiisa Salaad Cali Jeelle ayaa markii ugu horaysay si cajiib ah uga hadlay khilaafka u dhexeeya madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha [...]

VIDEO-Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Madaxweynayaasha Somalida iyo Oromada Itobiya+Xaaladda Hadda.

VIDEO-Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Madaxweynayaasha Somalida iyo Oromada Itobiya+Xaaladda Hadda.
PUNTLANDNEWS (DIRIDHABE)-Itoobiya waxaa ku soo xirmay shir muhiim ah oo ay halkaasi ku lahaayeen madaxweynaha Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamed Cumar iyo dhigiisa qoomiyadda Oromada. Kulankaan oo intiisa badan diiradda lagu saarayey ammaanka [...]

DAAWO-Ra’iisul Wasaare Khayre oo u Hanjabay Madaxda Maamul Goboleedyada,”Xilli Waxaa Rabtaan aad Sheegi Jidheen Laga Gudub”.

DAAWO-Ra’iisul Wasaare Khayre oo u Hanjabay Madaxda Maamul Goboleedyada,”Xilli Waxaa Rabtaan aad Sheegi Jidheen Laga Gudub”.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo warbaahinta xalay kula hadlay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabey hadalo ka soo yeeray madaxda dowlad goboleedyada. Xasan [...]

DEG DEG-Shirkii Madaxda Federalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Baaqday iyo Khayre oo Digniin Diray.

DEG DEG-Shirkii Madaxda Federalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Baaqday iyo Khayre oo Digniin Diray.
PUNTLANDNEWS.NET (MUQDISHO)-Waxaa guud ahaanba maanta baaqday shir dhex mari lahaa madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah dowladda Soomaaliya. Wararkii ugu dambeeyey ee aanu Muqdisho ka helayno ayaa sheegaya [...]
%d bloggers like this: