CONTACT US

Sports

Mo-Farah-1250x750

MOW FARAH Oo afka furtay kana hadlay saamaynta ay kuyeesheen amaradii Donald Trump iyo in lagu soo celiyo Britain.

Orodyahanka Somali-Biritish-ka ah Mo Farah ayaa walaac kaga muujiyey go’aankii uu Madaxweyne Donald Trump ku xayiray inay dadka Muslimiinta soo galaan Maraykanka. Waxa uu ugu

Continue Reading »

Qeybta Sports

Real Madrid and Portugal's forward Cristiano Ronaldo (L) kisses his trophy after winning the The Best FIFA Mens Player of 2016 Award next to FIFA president Gianni Infantino during The Best FIFA Football Awards ceremony, on January 9, 2017 in Zurich. / AFP / Fabrice COFFRINI        (Photo credit should read FABRICE COFFRINI/AFP/Getty Images)

C.Ronaldo oo ku guulaystay laacabika sanadka ee FIFA 2016.

Ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka C.Ronaldo aayaa waxaa loo doortay weeraryahanka kooxda isagoo abaalmarintan ka dulqaaday ciyaaryahanada kala ah Griezmann iyo L.Messi Weeraryahanka Kooxda Real Madrid

Continue Reading »

Sports Archives

czgfsesxcaafk1l
France Football Oo Shaacisay Qaabkii Ay Ciyaartoyda U Sharaxnayd Abaal Marinta Ballon d’Or-ku Ay Codka U U Kala Heleen,Kaalmihii La Kala Galay Iyo Liiska Oo Dhamaystiran
- Dec 13, 2016
Majalada France Football oo sanadkan bixinaysa abaal marinta ay aas aaskeeda samaysay sanadkii 1956 kii ee Ballon d’Or oo ay dib ugula soo laabtay FIFA ayaa haddaba bilawday shaacinta qaybtii loo ...
1481570096717794
Qaabkee Cristiano Ronaldo ugu guulaystay laacibka aduunka ugu wanaagsan.
- Dec 13, 2016
Cristiano Ronaldo ayaa markii afraad ku guulaystay abaal marinta shaqsiga ah ee xidiga aduunka ugu fiican ee Ballon d’Orka kadib markii uu Lionel Messi iyo xidigihii kale ee la tartamayay ...
czej1kqxaaaylbk
Isku aadka wareega 16-ka ee Champions League oo la sameeyay (Yaa isku aaday).
- Dec 12, 2016
Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u sameeyay isku aadka wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub. Kulamo adag ayaa ka soo baxay isku aadka, waxaana isku aaday ...
costa-vs-west-brom_nj7euotdg5jm1dcorrir6lez5
Sawirro-Chelsea oo kusoo laabtay hogaanka horyaalka Ingiriiska.
- Dec 11, 2016
Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa guul rafaad badan ka gaadhey dhigeeda West Brom kulan katirsanaa horyaalka Ingiriiska waxaa ay goalkaas uga mahadcelinaysaa Diego Costa, taas oo kadhigan inay 3 dhibcood ...
2013-635131295983417946-341
Xaqiiqooyin iyo warbixino laga diiwaangeliyey kulamadii 15aad ee Horyaalka Spain.
- Dec 11, 2016
Real Madrid ayaa badisay kulankeedii 35aad ee tartamada oo dhan waana rikoor dhanka guulaha ah oo uu sameeyay macalin Zidane. Sergio Ramos ayaa dhaliyay shan gool xilli ciyaareedkan, waana in ka ...
czv0tnixaaataoq
Shaxda Rasmiga ah ee Kulanka galabta dhexmaraya Chelsea iyo West Bromwich Albion
- Dec 11, 2016
Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa galabta kulan xiisabadan martigelin doonta kooxda West Bromwich Albion, kulan katirsan horyaalka Ingiriiska iyadoona ay Blues guul u baahan tahay si ay hogaanka horyaalka ...
mauricio-pochettino
Atletico Madrid oo indhaha la raacaysa Macalin Mauricio Pochettino.
- Dec 11, 2016
Kooxda Atletico Madrid ayaa qorsheeneysa in ay badal ugu dhigaan tababare Diego Simeone, maclinka naadiga Spours-ka Mauricio Pochettino sida laga soo xiganayo wargeyska The Mirror. maadaama uu macalinkan shaki xoogan ...
largestjavier_hernandez_bayer
Liverpool iyo Tottenham Hotspur oo ku dagaalamaya saxiixa Javier Hernandez.
- Dec 11, 2016
Kooxaha kadhisan England ee Liverpool iyo Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay gorgorinayaan goal dhaliyaha kooxda Bayer Leverkusen striker Javier Hernandez, si ay usoo qaataan bisha January ee sanadka ...

Next Page »